Sign in to follow this  
Mooge

Director Bogcad makes history

Recommended Posts

Mooge   

bogacad.jpg

 

niyoow Bogcad becomes the first Somali to reject position based on his lack of knowledge. we need to stop naming people to positions for political expediency and focus on their merit and knowledge for the area they are supposed to lead niyoow.

 

After Abdiweli named him the director of constitutional affairs, Bogcad said that he is not qualified for the position therefore someone else should be leading the new position. lool.

 

 

 

Anigu aqoon iyo xirfad uma llihi arrimaha dastuurka iyo fedraalka.

Shahaadayda Kowaad (B.Sc) waxay ahayd Agropastoralism (Animal Husbandry).

Halka shahaadayda labaad (M.Sc) ahayd culuumta daaqa (Range Management).

Sidoo kale shahaadadayda saddexadd (PhD) waxay ku saabsanayd maaraynta waxbarshada (Education Management).

 

Haddaba sidaad aragtaan ma ahi Lawyer ama Qareen ku takhusasy arrimaha Dastuurka. Ma aha ceeb in qofku yiraahdo hawshan aqoon uma lihi. Nin aan saaxiib nahay oo la yiraahdo Dr. Hussein ayaa si kaftan dhable ah ii yiri war Puntland lama yiraahdo waxaa ma aqaan. Waxaan anigu dhahayaa waxaa ma aqaan. Haddaba waxaa loo baahan yahay oo aan kula taliyey Madaxweeynaha in jagada Agaasimaha Guud iyo inta ka hooseeysa aqoon lagu xusho loona magacaabo meesha uu ku haboob yahay xirfad ahaan (Right man for the right position).

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Makes perfect sense to excuse yourself from positions you are not qualified for. One has to look out for the interest of the country. Good work Dr.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this