Sign in to follow this  
Saalax

Former Siad Bare driver kicked out of his house in Mogadishu

Recommended Posts

Saalax   

Latest inside news is saying the house is actually owned by a Benadiri guy

living in Middle East who sold it to two woman. The soldier was just

squatting in the house.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You know the sh!t that is unacceptable, it's the annoying fact that the man this humiliated is a colonel in the so-called Somali army. News that i am hearing, and he claimed was that his women was beaten up badly.

 

The other point which makes things really effed up is that the other party is closely related to the President himself! That is what I am hearing. If that's true, this is the beginning of the end. Somalia will go back to square one.

 

We shall wait and see.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xabad

Garbahaarey, boorama iyo muqdisho waa isku mid, dhulku wax dambi ah cidna kama gelin adoo madaxa lagaa hayo lugaha layskama daweeyo, magaalo walba waa gudaha soomaaliya, soomaali baana ku nool akhayaarta joogta ama cidda masuulka sheeganaysa yaa laga rabaa inay cadaalad sameeyaan qof walbana xaqiisa la siiyo.

 

Waxaan qabaa xamar inay sidii hore kasoo fiicnaanayso hadiiba loo ogol yahay inuu darbi seexdo asagoo dacwooday mar waxaa jirtay gurigii aad lahayd oo waraaqihii haysato aad inkirtay oo tiri anigu maba lihi weligayna ma dhex seexan.

 

Sababta loogu yeero burburkii dawladda waxaa ka mida intaad sheegayso orod gobolkaagii aad gobolkaygu xagee ku yaal? mugdisho ma qubrus baa lagu dari ayada?

 

dawladnimadu kaftan ma gasho awoowe meesha shiribka iyo ciyaarta ha laga daayo,caddaalad iyo aragti dheerna ha lagu bedalo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

^ Gooni, please stop talking in parables.

 

yaa is waydiyay inuu dul dambi galey ?

 

Mqudisho garbaharey and boaram aint the same ol boy, different climates, different clans etc

 

Xamar will never get better for outsiders, let them go back to their dusty villages and leave reer xamar to their beautiful city.

 

PL for bunlanders, SL for is@qs, Jubbaland for Big foots but when it comes to southern territories gorgortaan baad galaysaan, mugdisho ma qubrus baa lagu dari ayada iyo waxaan loo joogin.

 

once again let him go to his clan tuulo, xamar maxaa u yaal ? its inhabitants are overwhelmingly one clan, he won't enjoy even. maxay isugu dajiyaan xamar tolow ? garan waayay

sell your your plot and house, simple

 

its rich you talk about dowladnnimo when your clan were brought into xamar by aabe siyaad to boob lands using government money.

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

I didn't know you're too young; you cannot open even small fridge, grab that sandwich and go to school son, you will understand later when you got extra hair.

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

^ Gooni, Runi Laba Kama Wada Qosliso!

 

runtaad diidantahay, yareentaadday laguma dirsan, don't attack the messenger, address the issue.

 

i'm done on this topic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

Poor Xabad is confused. This is not about clan territory. I don't think anyone actually thinks of Mogadishu as anything but a clan territory. It is about his house which he owns. If he wants to stay there or sell it - it is upto him. But daylight robbery can't be tolerated or accepted.

 

This incident just proves it is time to reconsider Mogadishu being the capital of this country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^exactly, my sentiments. This is injustice and broad daylight robbery, and should be put right ASAP for the sake of Somali unity.

 

We have had enough of village mentality. I still believe we can live together peacefully, only if we're willing to nap the sh!t-merchants, i.e, qabiilists.

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

<cite>
said:</cite>

Poor Xabad is confused. This is not about clan territory. I don't think anyone actually thinks of Mogadishu as anything but a clan territory. It is about his house which he owns. If he wants to stay there or sell it - it is upto him. But daylight robbery can't be tolerated or accepted.

 

This incident just proves it is time to reconsider Mogadishu being the capital of this country.

 

Daylight robbery is how he got it in the first place Jaale.

 

i am not confused, was just touching on the larger issue here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xabad, teke it easy brother I wasn’t trying to be rude may be I choice the ancient nomadic way to joke, they call clash Civilizations.

 

Muqdisho macnaheedu waa muuqii soomaaliya ama caasimaddii soomaaliya intii burburka ka horaysay waxay ahayd hadaanan khaldanayn 13 degomo, degmadii ugu dambaysay waxaa lagu magaacaabi jiray gubadley oo weli si fiican loo degin qofkasta soomaaliya xor buu ahaa meeshuu degayo gobol iyo xaafad jeebkiisu meeshuu u saamaxo

 

 

Dhibka jira waxa weeyaan aragtidayda meeshii la rabay dadkii caasimadda kali taliska ka xoreeyay oo haddana u badelay meel jamaljaanku seexdo in layiraahdo war niman yahow xaal bixiya oo umadda ka hor wareega wadanku caasimadda keliya ma’ahan iyadiina cadaalad laguma haysto,yaa ayagii xaal la siiyay( waa wan weyn subag sii)

 

2016’ka nala doorta muungaab iyo sheikh shariif guryihiinii waad heleydaane.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

Apology accepted Gooni.

 

I said what i could about this topic, don't want to repeat myself

 

I wanna talk about the crazy tahriibiyaal who crisscrossing across central europe right now. wax iga yaabiyay waligay ma arkin

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

The original owner of the house speaks out.

 

drs%20kiin%20xirsi%20faarax.jpg

 

Warsaxaafadeed:Drs Kiin Xirsi Faarax oo Aabaheed 1973-dii Maxamed Siyaad Barre ku dilay Xabsi gudahiisa,wuxuuna Aabaheed ahaa Maamulihii Hoteeladda Jubba iyo Shabeele:

 

Anigoo ah Drs Kiin Xirsi Faarax, degan dalka Suudaan, waxna kadhiga Jaamcad dalka suudaan ku taal, kasoo shaqeeyey Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Sudan oon ka ahaa Qunsulka marna Qeybta Ganacsiga ( Commercial Attaché), sanadihii udhexeeyey 2007-2013. .

 

Waxaan dhawaan ka maqlay baraha internet ka in la isku haysto dhul dawladii Soomaaliya ee Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ay kala wareegtay aabahay, markii hore wax loogu yeeray dan guud, markii dambana lasiiyey qof shakhsi ah oo ahaa darawalkii Maxamad Siyaad Barre: Xaashi Furre, kadibna uu dhistay dhulkaas aabahay lagala wareegay.

 

Aabahay Xirsi Faarax Ciise , wuxuu ahaan jiray Maareeyaha hoteelada ay dawladu lahayd oo kala ahaa Jubba iyo Shabeele, Kadibna waxaa xirtay xukuumadii Maxamed Siyaad Barre (1970-1973), waxaana aakhirkii lagu dilay xabsigii uu ku jiray sannadku markuu ahaa 1973. .

 

Waxaan beryahan maqlaynay gabdho jooga magaalada Muqdisho oo sheegtay inay yihiin ilma Xirsi Faarax, dhulkaasna iyo guriga kadhisanna ay leeyihiin oo laga dhacay aabahood! Waxaan cadayneenaa in gabdhahaasi ay been tahay sheegashadooda oo ah inay yihiin ilma Xirsi Faarax iyo in dhulkaas laga dhacay.

 

Dawlada Soomaaliya iyo gaar ahaan xafiisyada ay arintani khusayso waxaan ku wargalinayaa in sheegashada gabdhaha ku andacoonaya inay yihiin ilma Xirsi Faarax lagana dhacay dhulka uu dhistay Xaashi furre, kuna yaal degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho aysan lahayn gabdhaha hada ku dacwinaya gurigaas. Dhulkan asalkiisana waxaa iskalahaa aabahay Xirsi Faarax dawladii Maxamed Siyaad Barre ayaana xoog uga qaadatay, sidaas awgeed waxaan cadaynayaa anoo ku hadlaya magaca reer Xirsi Faarax oo hada ku kala nool Sudan, Canada iyo USA in aabahay uu lahaa cid aan anaga ahayna aysan dhulkaas ku qabsan karin ninkii dhistay dhulka oo magaciisa iyo muuqiisaba aan kadaawanay shaashadaha isagoo laga waraysanayo.

 

Waxaan si deg deg ah uqabsanaynaa Qareen namatala oo faragalin deg deg ah kusameeya arintan, una dhaxeeya Xaashi Furre Oo dhulka ay siisay dawladii Maxamed Siyaad, dhistayna iyo ilma Xirsi Faarax oo anaga ah aniguna aan ku hadlayo magacooda waa walaalahay ilma Xirsi Faarax Ciise.

 

Hadaba Shacabka Soomaaliyeed iyo dawladaba, waxaan ku wargalinaynaa gabdhaha dacwoonaya inaysan xaq ulahayn inay sheegtaan inay yihiin ilma Xirsi Faarax iyo inay dhulka leeyihiinba oo ay been abuuranayaan, ooy rabaan anagoo nool inay sheegtaan inay yihiin ilma Xirsi Faarax taasoo aad nooga fajicisay umadii soomaaliyeed oo maqashayna ay aad ulayaabanyihiin boobka Muqdisho kasocda heerka uu gaarsiisan yahay.

 

Waxaa arinta gurigan iyo dhulkan la isku haysto ee kuyaal xaafada Cabdicasiis, lagana saaray Xaashi oo darawal u'ahaan jiray madaxweynihii hore ee Maxamed Siyaad Barre, waxaa kawada hadli Kara oo qura Ilma Xirsi Faarax oo anaga ah, iyo Xaashi Furre iyo qoyskiisa oo qura.

 

Waxaa layaab leh qof intii ladilay, oo xaqdaro lagu dilay, wuxuu lahaana oo dhanna laga dhacay, dhulkiisiina darawalkii Maxamad siyaad lasiiyay, haddana ay kuhaystaan gabdho si been abuura kusheeganaya inay yihiin ilmihii ninkii dhulka laga dhacay!.

 

 

وَاتّقُواْ يَوْماً

تُرْجَعُونَ فِيهِ إِلَى اللّهِ

ثُمّ تُوَفّىَ كُلّ نَفْسٍ مّا كَسَبَتْ

وَهُمْ لاَ يُظْلَمُونَ

Waxaa la igala soo xiriira karaa:

Tell :00 249 922 355 566 / 00 249 911 960 838

Email: kinhersi1@gmail.com

Drs Kin Hersi Farah Isse

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Interesting indeed

Gabadhaan dacwadeedu waa macquul wayna ka macquulsantahay qoladii hore oo ayagoo xuurtaysan TV’ga soo fariistay

 

Si kastaba dawladda ay dacwada ka tahay, waa dawladdii noogu dambaysay dawladnimo.

Taariikhda laguma hayo siyaad barre allaha u naxariistee guri uu leeyahay iyo dad guryo looga dhacay haybtooda.

Sidoo kalena allaha u naxariisto marwada aabaheed.

 

Dhul bixinta waxaa ku shaqo lahaa dawladda hoose waxaana saxiixa ugu dambeeya lahaa abu raas xasan abshir iyo kuwa kale.

 

Dhulkaan wauxuu ahaa sida la sheegay meel aan nadaafad badnayn oo dayacan waxayna dawladu ku iibisay (naado مزاد, Auction),hadaba marka dawladdu dhul ku iibinayso NAADO waa dhawr arimood midkood

 

Kow in dad walaala ama ehel ah isku qabsadaan guri ama dhul oo dhaxalkii lagu kala saari waayo

 

Labo inuu noqdo meel iska baa ba’asan mudo aad u dheer.

 

Sadex in dayn wakhtiyo kala duwan oo la qabtay uu ku bixin waayo iwm xoolaha kasoo xorooda waxaa qaadan jirtay dawladda ka dib ha lasii dhecee nidaamka saasu ahaa

 

Su’aasha aan marwada weydiin lahaa waxaa weeye maxay dhulka ugu dacwoon weyday intii c/laahi yuusuf iyo maxkamadiisu joogeen soo ma'ahayn ninkii ugu horeeyay oo in la wada taliyo usoo dagaalamay?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this