Sign in to follow this  
Mooge

Yuulka fires qoslaye's cousin (security chief) after he insulted him

Recommended Posts

Mooge   

XOG: Ma og tahay in sababta Golaha Wasiirada xilka ugu qaaden Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) Madaxii Sirdoonka dalka inay tahay markii uu aflaqaadeeyay Ra’iisal Wasaaraha dalka uuna xiray shalay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka (Warbixin Kooban)

 

Sababta deg dega ah ee keenta in xilka laga qaado Madaxii Sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa sheegaya in maalintii shalay uu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana uu aflaqaadeeyay Ra’iisal Wasaaraha dalka.

 

Ilo wareed ku sugan Gudaha hoolka shirka Wasiirada ayaa sheegay in sababta kulanka deg dega ah ee Golaha Wasiirada loo qabtay ay ahayd markii uu Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya meel faqaaro ah u aflaqaadeeyay Ra’iisal Wasaaraha dalka C/weli Sheekh Ahmed.

 

Ra’iisal Wasaaraha dalka C/weli Sheekh Ahmed iyo Madaxii hore ee Sirdoonka Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa shalay mar ay kulmeen waxaa la sheegay inay dhex martay dood iyo aflaqaado aad u weyn.

 

Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha uu carooday aflaqaadada dadka dhexdiisa loogu geystay.

 

Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo lagu tiriyo raga ku dhaw dhaw Madaxweynaha ka soo jeeda beesha ay ka soo jeedo Madaxweynaha hooyadiisa ayaa lagu sheegaa inuu yahay nin kibir badan oo isla weyne ku jirta.

 

Sidoo kale Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maalintii shalay xiray Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya balse magaca Xildhibaanka ayaa ilaa iyo hadda aan helin.

Lama oga waxaa uu ka yeeli doono Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo aan la ogeysinin talaabada ay qaadan Golaha Wasiirada.

 

Ra’iisal Wasaaraha ayaa saaka weydiistay xubnaha Wasiirada inay u codeeyan xil ka qaadista Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) isagoo xataa u hanjabay inuu talaabo kale ka sii qaadi doono Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) marka uu xilka wareejiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow these people they are like ciyalka xaafada. hoyadaa buufkeed.

 

SANBALOOLSHE.jpg

 

this government operates like gang group. they are constantly settling scores like ciyalka and insulting each other. qpslaye is playing chess game with yuulka and yuulka is trying to play hard because he knows qolsaye can't fire him anymore because the West is tired of qoslaye blaming others for his own problems.

 

"hooyaadaa waxa ka dhalay aniga" is what the fired guy said to Yuulka. then Yuulka said "habartaa buufkeed".

 

lol. niyoow this government is the most shameful we ever had.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

here is the video of the xildhibaanka oo xabsiga kula jiro dhalinyarada shabaabka oo mobile phone camera ayaa lagu soo duubay.

 

sida la sheegay xildhibaanka wuxuu raadinaayey wiil uu adeer u yahay xabsiga ku xiran oo shabaab nimo lagu so eedeeyey isaga oo awoodiisa xildhibaanimo inuu kusoo deyo raba ayaa asagiiba lasii xiray taasna agaasimaha sanbaloolshe wuu ku saxsanyahay laakiin ma ogi arinta aflagaadada la sheegayo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Your answer is not good enough, Sahaaf. Are you saying, he's in his position because he's HAG?

 

You are rubbish for Afhayeen dawladeed. You must have gotten your place 'cuz of your being HAG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

^Your answer is not good enough, Sahaaf. Are you saying, he's in his position because he's HAG?

 

You are rubbish for Afhayeen dawladeed. You must have gotten your place 'cuz of your being HAG.

 

what i heard is the Interior Minister and Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) Madaxii Sirdoonka dalka are the same sub-clan , Pm Abdi Wali sacked him and will replace him with someone from . 5 clan.

 

its all about power sharing its stupid if you ask Mr Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) Madaxii Sirdoonka dalka was doing fine job the last two month .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this