Sign in to follow this  
Che -Guevara

Ahmed Haabsade Is Back in Garowe

Recommended Posts

Deg Deg Axmed C/ Xaabsade Oo Imaanaya Bursaalax Kadibna Garowe Usii Gudbaya

Axmed C/ Xaabsade ayaa waxaa uu saaka kasoo baxay deegaanka war dheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaana uu imaanayaa magaalada bursaalax waxaana uu usii gudbayaa magaalada garowe ee caasimada Puntland waxaana sii galbinaya gudoomiyaha Gobolka Mudug oo hada Degmada Galdogob kusugan balse Bursaalax isugu imaanayaan.

Imaanshaha Axmed Xaabsade ayaan cadeyn wuxuu ku salaysan yahay.

 

Who knew this was going to happen hehehe.

 

http://puntlandi.com/deg-deg-axmed-c-xaabsade-oo-imaanaya-bursaalax-kadibna-garowe-usii-gudbaya/

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dambigaad alle ka gasho wuu kuu saamixi haddaad ka towbad keento balse waxaan marnaba lagaa saamaxayn dambigaad umad ka gasho illaa ay ayagu mid mid kuu cafiyaan wayna adag tahay

 

Maxay macno samaynaysaa qado puntland loogu sameeyay markuu soo qaadiro toosay wardheerna kasoo wareegay?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

SNM’taa wax bixinta ku fiican, haddii mabda’oodu lacag yahay,

Kuwa haray si loo tijaabiyo waxay ahayd in loo magacaabo wasiirka mujaahidiinta, ururinta naafada iyo kala saaridda lafaha mootan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is definitely Silaanyo's fault.

 

The old man, instead of paying the usual bribes, has instead opted to use his hard earned terrorist monies for expensive medical treatment in Europe in the hopes of preserving his decrepit soul.

 

It's of paramount importance that these blackmail monies be paid continually to the Las Anod Politicians.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

No idea if he kills many or few, but I do know he said bakhtigoodaa meelaha yaal yaal which is the worst crime of mankind

 

Warabaha asagoo caafimaad qabana lalama darso haduu jiradana udgoon ma leh.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo dib mar kale Puntland ugu soo laabtay

 

Axad, Ogoosto 10, 2014 (HOL) —Axmad Cabdi Xaabsade oo ah siyaasi muddooyinkii u dambeeyey ka tirsanaa maamulka Somaliland, horayna xilal kala duwan uga soo qabtay maamulka Puntland ayaa xalay soo gaarey degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

 

Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa inuu usoo gudbo dhanka magaalada Gaalkacayo, halkaasoo sida loo badinayo uu uga soo kicitimi doono magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

 

Dadka ka faallooda siyaasadda gobolka ayaa siyaabo kala duwan u fasiray soo laabashada Xaabsade. Badi dadku waxay afka ku hayaan in tallaabadani ay caddeyn u tahay in Xaabsade uu dib mar kale Puntland ugu soo noqday.

 

Axmed Cabdi Xaabsade wuxuu kamid ahaa siyaasiyiin kasoo jeeda gobollada SSC (Sool, Sanaag iyo Cayn) oo ka qayb galay dhismaha maamulka Somaliland sanadkii 1991 kana sii tirsanaa ilaa 1997.

 

1997, waqtigaas oo lagu howlanaa dhismaha maamulka Puntland, Xaabsade iyo rag uu ku jiro waxay hadana usoo wareegeen dhanka Puntland isagoo sii joogey ilaa sanadkii 2007.

 

Dib ayuu hadana Somaliland ugu laabtay sanadkii 2007, kaddib markii ay isku dheceen madaxweynihii Puntland ee xilligaas Cadde Muuse. Xaabsade wuxuu waqtigaas ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Puntland.

 

Dhanka kale, muddadii Xaabsade uu ka tirsanaa maamulka Somaliland, wuxuu soo qabtay xilal ay kamid yihiin: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta, Wasiirka Warfaafinta iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Doorashooyinka.

 

Waxaa socda dadaal xooggan oo ku aadan sidii loosoo afjari lahaa khilaaf siyaasadeed oo lixdii sano ee ugu dambeeyey ku kala dhex jirey siyaasiyiinta kasoo jeeda gobollada SSC iyo maamulka Puntland.

 

Madaxweynaha Puntland ee xilligan, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa u fidiyey gogol nabadeed madax-dhaqameedka, siyaasiyiinta iyo waxgaradka beelaha dega gobollada Sool iyo Cayn.

 

Shir-weyne ballaaran oo looga arrinsanayo aayaha gobollada Sool iyo Cayn -oo hadda qaybo badan oo kamid ay Somaliland ka arrimiso- ayaa lagu wadaa in dhowaan degmooyinka Garoowe iyo Buurtinle midkood uu ka qabsoomo..

 

Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online

xaajidirir@hiiraan.com

Puntland, Soomaaliya

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade iyo Wafti uu Hogaaminayay oo Siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe.(Sawiro+Codad)

 

http://som.horseedmedia.net/2014/08/siyaasi-axmed-cabdi-xaabsade-iyo-wafti-uu-hogaaminayay-oo-siweyn-loogu-soo-dhaweeyay-magaalada-garoowe-sawirocodad/

 

I love the fact he said he retired from Somaliland hehe, Haabsade and those that welcomed him is what's wrong with Somali 'politics'. There's is no irony or shame!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xaabsade answered President Abdiweli's grand call for unity. this is a big big development niyooow. who will be next?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che,

 

Politics is politics, and most true politicians have no scruples when it comes to the preservation of their self interest.

 

In my opinion, Elder Xaabsade is one of the shrewdest Somali politicians out their. As soon as he realized Silaanyo's political future is uncertain, he decides to return to Garowe through a back door. Naturally, Puntland will use this to further its cause of resolving the problems amongst its SSC constituency.

 

My only advise to Gaas & Camay, is to not get fooled twice!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

It's all about the perception of what he can deliver that matters more than the reality of what he can actually deliver.

 

The true source of the SSC problems always stemmed from a misunderstanding within the politicians of the Dervish community, and hopefully getting Xaabsade, Galeyr & others on board for these talks announced by Gaas is a first good step.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this