Sign in to follow this  
malistar2012

Faysal Ali Warabe Son joins ISIS jihadist in Syr

Recommended Posts

Daawo: Wiilkii uu dhalay Faysal Waraabe Kuna biiray Argagixisada ka dagalmaysa Wadanka Suriya oo muuqaal soo duubay

 

 

Aug 4, 2014 - 32 Aragtiyood

Wiil uu dhalay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland Faysal Cali Waraabe oo lagu magacaabo Xuseen Faysal {Abu Shuceyb} ayaa ku biiray kooxahaka dagaalama gudaha Syria iyo Ciraaq . Wiilkaan uu dhalay Faysal Cali Waraabe ayaa iska soo duubay muuqaal isagoo ku hadlaya luqada Finish-ka ama Finland.

 

http://youtu.be/lnXuflG9OhI

 

“Waxaan imid meel raxmad badan,waxaan noqon doonaa shahiid jano galo,waana ku faraxsanahay inaan ku soo biiro Mujaahidiinta ISIS” ayuu yiri Xuseen Faysal Cali Waraabe .

 

Xuseen oo ka tegay dalka Finland ayaa la rumeeysan yahay in lagu sameeyay Awoowgiis Xuseen maadama abtirsiga aabahiis uu yahay Faysal Cali Xuseen.

 

Xuseen iyo gabadh la socotay waxaa dhowr sano ka hor laga soo qabtay Magaaladda Laascaanod xilli ay qorsheeynayeen inay ku biiraan Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somalia.

 

Dad badan ayaa isweydiinayaa shaqsiyada Faysal Cali Waraabe iyo sida uu bulsho Soomaaliyeed ku hogaamin karo maadama uu ku guuldareestay inuu wiilkiisa ka celiyo ku biiritaankiisa argagixisada.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow this is not shocking walaahi. we all know somaliland funds and harbors alshabab terrirsts and if the somaliland opposition leader's son is part of ISIS terror group, it will not shock me? but my question is, what did Faysal know niyow? this is already creating outrage here in nairobi.

 

today when somaliland based terrorist sent suicide bomber to bosaso killing police chief after a year of no attacks, we hear somaliland opposition leader's son is part of ISIS.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adam   

Malistar ? You posted unverified news before its time for you to stop posting like a robot and look through you sources . You can not keep doing this . Once a Deydey allways a deydey . Not expecting much but you could suprise with some truthfull news. @ Mooge , hahaha walee adiga you become a nervious wreck bal faatixa isku aakree Boowe hhhhhhhjjjjjZ

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ and the southerners emotional wreck in total.

hahaa if one legged bird flies ova hargeisa,it some how of help to bosaso and Mogadishu.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Malistar ? You posted unverified news before its time for you to stop posting like a robot and look through you sources . You can not keep doing this . Once a Deydey allways a deydey . Not expecting much but you could suprise with some truthfull news. @ Mooge , hahaha walee adiga you become a nervious wreck bal faatixa isku aakree Boowe hhhhhhhjjjjjZ

 

 

 

 

Ing Feysal Cali Waraabe oo ah hogaamiyaha xisbiga UCID ee ka jira Somaliland ayaa ka hadlay wiil uu dhalay oo ku biiray Xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalama Dalalka Ciraaq iyo Siiriya ee ISIS.

 

 

Ing. Waraabe oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in wiilka uu isagu dhalay uuna ku dhashay dalka Finland sannadkii 1992-dii, wuxuuna ahaa nin ku xiran masaajidka si weyna diinta Islaamka u bartay.

 

“ILAAHAY mahadii wiilka aniga aya dhalay, waana inan yar, waxaana mar qura la waayay bishii Jannaayo ee sannadkii 2013-kii, haddaan maqlay inuu kooxdaas ku biiray, waa wax la yaab ler runtii” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe.

 

 

 

Wuxuu sheegay oo kale in wiilkan oo xaaskiisa ay wehlisay uu yimid Hargeysa sannadkii 2012-kii iyagoo ku socda Koonfurta Soomaaliya, si ay ugu biiraan Al-Shabaab balse waxaa uu xusay in laga celiyay.

 

“Xiligaas waxaan ilaaladayda amar ku siiyay inay waardiye ka qabtaan, balse xilli habeenimo ah ayuu baxsaday, waxaana lagu sheegay buu yiri inuu joogay Burco, markaas kaddibna way waayeen” ayuu yiri Feysal Cali Waraabe.

 

Wiilkan oo isku naynaasay Abuu-Shucayb Al-Somali ayaa wuxu sheegay inuu ka yimid dalka Finland si uu ugu biro kooxda Daacish ee ISIS ee dagaallada kawadda dalalka Ciraaq iyo Suuriya.

 

“Waxaan halkan u imid inaan ku biiro kooxda Daacish, waxaana kasoo hijrooday dalka Finland,waana ku faraxsanahay talaabadan waana mid aan muddo dheer haminayey” ayuu yiri Xuseen Faysal oo naynaastiisa ku sheegay Abuu-Shucayb Al-Somali.

 

Bil ka hor ayey ahayd markii wiil uu adeer u yahay ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon uu ku biiray kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Ciraaq iyo Suuriya

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadr.com

Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faysal Ali Waarab he has cursed himself by cursing Mogadishu day and night out sham on him he is a terrorist so is his offspring...

 

Their others members Of Hargeysa admin who close relatives are fighting in the South , yet they have the audacity for many years accused southern tribes of terrorist in the world and local media .

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

malistar, niyoow somaliland funds and hides all the terrorists that operate in Puntland. just two days ago, they killed a police chief and 4 other guys. the guy is said to be from Burco base. niyoow we are dealing with an enemy that is bigger than few misguided kids. somaliland wants to achieve recognition by completely destroying the rest of somalia with terrorism.

 

this is going to backfire on them. this is too much niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this