Sign in to follow this  
Holac

Men Who Do More Housework Have Less Sex

Recommended Posts

Tallaabo   

<cite>
said:</cite>

Tallaabo, Inaar dandansiga maad naga daysid. Adiguna maxaad noogu biirtay xagjirayaasha dabka caabuda. . Please do not give ammunition to the secular humanists who have no morals.

 

Mida kale Xabadkan tolow xagee laga soo daayey. Beryahan waxaad moodaa waxii Diin iyo dhaqan ku saabsanba wuu dhex fadhiyaa oo koox xagjirayaal dhinaca bidixda ah ayaa soo dirsatay baan u malayn.

 

Waxaa la yidhi " bacaluul is qad qaaday", kolay gabanadani macnaheeda garan maayaane, beryahan madaxy la soo kaceen oo mawduuc walba way ku jiraan, Apophis kii aan islaahaa waa xag jir, ayaad moodaa in uu ugu roon yahay kooxdan. Waa nin Soomaalida dhaqankeeda garanaya oo difaaca.

Galbeedi inaar the world is not just black and white. There are many shades of grey in between.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this