Sign in to follow this  
malistar2012

Mogadisho International Trade Show (MITS)

Recommended Posts

BiYuDiYIMAEWteE.jpg:large

 

 

Magaalada Muqdisho ee Casimaada wadanka Somalia ayaa markii ugu horaysay mudo 23 sano ah marti galinaysa Bandhig Ganacsiyeed caalamiga.

Mogadisho International Trade Show (MITS) wa bandhig ama carwo ganacsiyeed Caalami ah oo ay ka soo qayb galayaan in ka badan 70 Shirkadod oo iskugu jira Shirkado Somali ah iyo kuwa Caalami ah.

Ujeedada Bandhig ganacsiyeedkan caalamiga ah ee lagu qabanayo magaalada muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in u yahay mid kor logu qadaayo Ganacsiga Somalia maadama wadanka Somalia uu hada ka soo baxayo burbur dhan walba leh oo 23 ki sano ee ugu danbeyay u ku jira.

 

Sido kale Bandhig Ganacsiyeedkan ayaa waxaa isku baranaya Shirkadaha Somalida ah ee ka shaqeeya Wadanka iyo waliba Shirkado ajaanib ah oo aad u danaynaya ganacsiga Somalia.

 

 

Bandhigaan ayaa sida ay Sheegeen Masuliyiinta Shirkado Ganacsi qaybtiisa hore noqon doona Khudbado iyo doodo ku adan sida ganacsiga Somalia la garsin karo heer caalami iyo sida ay xiriir jogta ah u yeelan karaan Company yada caalamiga ah iyo kuwa local ka ah.

 

Halka qaybta danbe ee Bandhigaaan Calamaiga ah ay Shirkad kasta soo bandhigi doonto alabaha ay soo saarto oo qimahoodu aad u hooseyo waxaana alabahaasi ka faidaysan doona Shacabka Somaliyeed ee ku dhaqan Caasimada Somalia ee Muqdisho.

Qabsoomida Mogadisho International Trade Show (MITS) ayaa waxaay guud ahaan guul u tahay Shacabka Somaliyeed gaar ahaan waxaay guul u tahay Dowlada Somalia ee hada jirta.......

 

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

15x48cm.jpg

Recently build oil reserve in Mogadishu Port Great investment by the Mogadishu Business community .

 

Building our economy creating jobs are significant part of the fight against Terrorist ,

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

<cite>
said:</cite>

Bad timing? There is war on the front door.

 

You can't just freeze everything and not think about the future, becoming a normal functioning city is part of beating the terrorists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this