Sign in to follow this  
nuune

Mogadishu Progress, some completed, under construction .....

Recommended Posts

Haatu   

Alpha Blondy;969441 wrote:
y'all are the ONLY ones in the 'wildness' of the Somali community. let's hope y'all die due thirst, cos we're all eating BIG TIME, ma garatay?
:P

 

balse, haters gonna hate.
:D

Acuudubillah :D

 

Oh yeah? Haven't you heard of the rise of the Big Foot sxb? :D

Gaandi-iyo-Axmed-Madoobe.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu;969446 wrote:
Acuudubillah
:D

 

Oh yeah? Haven't you heard of the rise of the Big Foot sxb?
:D

Gaandi-iyo-Axmed-Madoobe.jpg

nimankan kililka 5-aad ka yimid ee geeridu dhiibaysaa are high on a destructive political viagra and MUST be indicted by the ICC immediately. waa siday tahay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Complicated;969391 wrote:
^^ Don't you get tired of sawiradan aad meel walba kusoo dhajinayso?

Waa iska ciyaal. Memeska ku cusub u maleynaa.

 

Dadka waxaa la yaabaa markee Xamar iyo horumarkeeda maqlaan maskaxdooda fuundada ah qabyaalad ku fikiraan kaliya. Yaa ogaado waligood Xamar ma arkin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta, Xamar Somali oo dhan ayeey ka dhaxeesaa. Qof, ama dad gaar u leh ma jidho. Hadii uu qof Xamar wax kasheegana, taa'na waa caadi. Sababtoo ah, qof waliba xaq ayuu u leeyahay inuu fikradiisa dhiibo. Dadkoo dhan isku mid ama isku fikrad ma'aha. Marka taas yaan xumaan loo arkin, ama dadka yeesan dhiig kar ku ridin.

 

America, qof walbo fikrad ayuu wax walba kaqabaa, taasna ma ahan ineey wadankooda neceb yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Nin-Yaaban;969486 wrote:
Horta,
Xamar Somali oo dhan ayeey ka dhaxeesaa.
Qof, ama dad gaar u leh ma jidho. Hadii uu qof Xamar wax kasheegana, taa'na waa caadi. Sababtoo ah, qof waliba xaq ayuu u leeyahay inuu fikradiisa dhiibo. Dadkoo dhan isku mid ama isku fikrad ma'aha. Marka taas yaan xumaan loo arkin, ama dadka yeesan dhiig kar ku ridin.

 

America, qof walbo fikrad ayuu wax walba kaqabaa, taasna ma ahan ineey wadankooda neceb yihiin.

kkkkkkkkkkkkkkkk, niyahow waa soomantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good progress! Hopefully, the Government will make security as priority and build native force independent of AMISOM and foreign resources. How the Government handles the city by the sea will make or break it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Good thing Muqdisho is coming back. I hope other peaceful cities be given the opportunity to see some of these important developments. Places like Baydhabo and Marka need good developments.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xamar waa magalo madaxdeeni. Somalida geeska Afrika oo dhan ayee ka dhexeysa. Markii horena qabiil muu dhisin, maantana qabiil ma dhiisiyo. Marka yaan magaalo madaxda la kala xigsan, yaana looga tagin hal qabiil oo kasoo duulay Mudug iyo Galgaduud. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

As the government in Mogadishu gets foreign aid in the name of the Somalis they represent, what share of the aid money do regions such as Bay & Bakool, Jubbaland, Mudug, Puntalnd, etc get? How many schools or hospitals in those regions get renovated or built or how many roads in Baraawe, Baydhabo, Gaalkacayo, Baladwayne, Caabudwaaq, Garowe, etc get resurfaced with the help of the foreign aid? Something is wrong here:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mad_Mullah;969435 wrote:
What are Landers going to say though if Xamar comes back to it's original state? They're only card was "Terrorists, civil war, destruction etc."

Somalilanders started rebellion in 1980 when Xamar was booming and it had allot of great infrastructure , trust me Landers will continue their path.It has nothing to do whether xamar behaves or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this