Sign in to follow this  
Che -Guevara

Alshabab leader jailed after he was flown to Mogadishu

Recommended Posts

YoniZ   

Che, I wouldn’t say odd position, but the proper position where they should show leadership and not entertain the point of appeasing everyone. After all, they put them self forward to lead the nation – knowing the situation this country is in – and to take difficult decisions that will upset some people, no matter which decision they make.

They should take the safest option of putting Aweys on fair trail broadcasted live to the nation.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^ They would probably hand him over oday aways he refused to die as a shahiid now there is a chance he might be shipped to Guantanamo bay cuffed and wearing an orange prison jumpsuit. Allow u sahal Aweys

Share this post

Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Che -Guevara;965453 wrote:
Yoniz. It will be interesting what they will do if the Americans tells them to hand him over.

Americans are now wiser, and I think they will even try to help SFG put this guy on trail infront of Somali Judge.

What is interesting to see is Aweys answer questions about the past two+ decades (a big chapter of this country's dark history) .

This can atleast answer many unanswered questions related to 'militarising the Salafi/Wahabi ideology' in Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites

^

Wishful thinking... HAG won't allow that because they wont want Aweys to spill the beans about the unholy alliance between the HAG leadership and Al Shabab.

Share this post

Link to post
Share on other sites

1. They should get as much information out of him as possible.

2. Get him to make a video & radio appeal for Al-shabab to stop their attacks, put their arms down and to work with the government. If they (SFG) do this by making him a few false promises then so be it.

3. Lastly, they should tell him they have no further use for him and that they will kill him... unless he gives them any further information that he may have.

4. Put him on trial for the Somali people and the whole world to see. Essentially a PR stunt.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Haatu   

OdaySomali;965520 wrote:

The secret service should sign you up :D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow ka hadashay mowqifka rasmiga ah ee xariga Sheekh Xasan Dahir Aweys, kadib markii kulan gaar ah ay ka yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya, Ra'iisul Wasaaraha iyo hey'adaha ammaanka dowladda, iyadoo kulankan uu ku soo aaday xilli aad xasaasi u aheyd.

La taliyaha Madaxweynaha ahna Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa marka hore xaqiijiyay in Xasan Dahir uu ku jiro gacanta dowladda Soomaaliya, isla markaana uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho.

"Xasan Dahir dowladda ayaa gacanta ku heysa Muqdisho ayuu joogaa, dowladda Soomaaliya waxay codsaneysa in waqti gaar ah la siiyo si arrintan xal looga gaaro, wax go'aan ah oo gaari karo ma jirto in wax walba ku xirnaan doonaan wada hadalka"ayuu yiri Eng. Yariisow oo ka hadlayay mowqifka dowladda.

Eng. Yariisow ayaa sheegay in go'aanada la qaadanayo ay ku xirnaan doonaan hadba sida ay yihiin wada hadalada, isagoo xusay inay jiraan fursado la xiriira hadba go'aanka uu qaato Sheekh Xasan Dahir Aweys.

"Xasan Dahir Aweys arrintiisa arrin Soomaali ka sii weyn waaye, oo liiska Qaramada Midoobey ku jira, arrimahaas oo dhan loo xaliyo nidaam iyo sharcina loo maro, in liiska laga saaro, dhamaan arrintaas oo dhan misika ayay saaran yihiin wax walbana hadba sida dowladda wada hadalka ugu dhamaado ayay noqoneysaa"ayuu yiri Eng. Yariisow Afhayeenka Madaxtooyada oo wareysi siiyay Idaacada VOA.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in fursada labaad ay tahay in marka hore Xasan Dahir ka tanaasulo wixii hore, isla markaana sheego inuu diyaar u yahay nabada iyo dib u heshiisiinta oo uu xusay inay ku jirto fursadaha horyaala sida uu yiri.

"Wax lagu qasbayo ma jirto wax walba waxay ku xirnaan doontaa shaqsiyadiisa, fursadahaas waxay ka mid yihiin in marka hore ka tanaasulo, wax walbana markaas wada hadal lagu dhameeyo, dowladda waxay u baahan tahay in waqti la siiyo"ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

Afhayeenka Madaxtooyada Eng. Yariisow ayaa sheegay in hadii Xasan Dahir uu muujiyo wada shaqeyn ay suura gal noqon doonto in liiska Argagixisada laga saaro, isla markaanaka tanaasulo, diyaarna u noqda nabadeyn iyo dib u heshiisiin, isagoo hoosta ka xariiqay in hadba go'aanada la qaadanayo uu noqonayo sida uu u dhaqmo.

Mar wax laga weydiiyay arrinti xalay dhacday ee jirdilka lagu sameeyay odayaashii iyo qeybihii gacanta ka geystay in Xasan Dahir la keeno Muqdisho iyo eedeymaha dowladda u soo jeedisay ayuu sheegay in arrintas dowladda si gaar ah uga war heyso, isla markaana aanay ilaabi doono doorka ay qaateen.

"Lama Ilaabayo doorka ay qaateen, arrimaha kale ee jira waa mar hadii dowladda lagu soo wareejiyay meesha ugu haboion ee lagu heyn karana ay ka go'an tahay dowladda in sharafta qofka Soomaaliyed meel looga dhicin, balanqaadkaas sidii ayuu naga yahay, odayaasha waxaa u cadeyneynaa in dowladda mar walba ilaalineyso, wixii wal wal ay qabaan inaan la fariisano, kana dhaadhicino arrinta dowladda sameyneyso iyo sida wax u ugu wado inay dan ugu jirto, shaqsiyan Xasan dahir iyo dowladdaba"ayuu yiri Eng. Yariisow.

Sidoo kale mar la weydiiyay Eng.Yariisow in Sheekh Xasan Dahir in dal kale loo gacan gelinayo ayuu sheegay in taas aanay marnaba dhici doonto.

"Ma dhici doonto in muwaadin Soomaaliyed dowlad kale gacanta loo geliyo, anaga nidaam ayaa leenahay, dastuur ayaa leenahay, hadii lagama maarmaan noqoto wixii sharci waxay noqoneysa in dalka gudihiisa lagu saaro"ayuu yiri Eng. Yariisow.

Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa xalay fiidkii dowladda Soomaaliya u soo gacan galay, kadib markii diyaarad ka soo qaaday degmada Cadaado oo uu maalmo joogay, wada hadalo dheerna loo galay sidii Muqdisho lagu keeni lahaa, iyadoo uu ku xiran yahay Xarunta Nabadsugida qaranka ee Guriga Habar Khadiijo.

Somali news leader

www.jowhar.com

jowharcom@hotmail.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

Afhayeenka Madaxtooyada Eng. Yariisow ayaa sheegay in hadii Xasan Dahir uu muujiyo wada shaqeyn ay suura gal noqon doonto in liiska Argagixisada laga saaro, isla markaanaka tanaasulo, diyaarna u noqda nabadeyn iyo dib u heshiisiin, isagoo hoosta ka xariiqay in hadba go'aanada la qaadanayo uu noqonayo sida uu u dhaqmo.

"Xasan Dahir Aweys arrintiisa arrin Soomaali ka sii weyn waaye, oo liiska Qaramada Midoobey ku jira, arrimahaas oo dhan loo xaliyo nidaam iyo sharcina loo maro, in liiska laga saaro, dhamaan arrintaas oo dhan misika ayay saaran yihiin wax walbana hadba sida dowladda wada hadalka ugu dhamaado ayay noqoneysaa"ayuu yiri Eng. Yariisow Afhayeenka Madaxtooyada oo wareysi siiyay Idaacada VOA.

1. They should get as much information out of him as possible.

2. Get him to make a video & radio appeal for Al-shabab to stop their attacks, put their arms down and to work with the government. If they (SFG) do this by making him a few false promises then so be it.

3. Lastly, they should tell him they have no further use for him and that they will kill him... unless he gives them any further information that he may have.

4. Put him on trial for the Somali people and the whole world to see. Essentially a PR stunt.

100 % +

Terrorist Aweys better cooperate

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this