Sign in to follow this  
Dr_Osman

The .5 Clan Sultan Blasts Somalia President Culusow For War Mongering. AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

Dhagayso Suldaanka JareerWeyn, Axmed-Rashiid Sh. Shucayb “Gobolkayga ayaa la igu Gumeystaa lana igu gumaadaa,Waxaana ka dambeyey Beesha Madaxweynaha oo magac dowlad nosoo huwata”

 

Dagaalkii saaka ka qarxay Nawaaxiga Jowhar oo u dhexeeyey labo beelood oo dega deegaanka ayaa sababay in gumaad loogeystey beesha ********** ka dib markii Beesha kale oo ahayd beeesha Madaxweyne xasan Sheikh ay u awood sheegteen, Ciidamadii watay magaca Dowlada oo ahaa beesha Madaxweyne xasan Sheikh ayaa si toosa Dagaal beeleedka uga qaybqaatey, dagaalka ayaa markii hore ka qarxay kadib markii Dad rayid ah oo haween ku jiraan una dhashey beesha Jareerwayn sigaadmo ah lagu diley.

 

Sida uu Ugaaska Beesha ********** sheegey waxaa lagu heystaa Dhulkooda inay ka taliyaan iyadoo loo awood sheegtey kadib na magaca Dowlada lagu xasuuqay Maatadoodii,

 

AUDIO

http://puntlandi.com/dhagayso-ugaaska-jareerweyn-axmed-rashiid-sh-shucayb-beesha-madaxweyne-xasan-sheikh-oo-huwan-magaca-dowlada-oo-gumaadey-beesha-jareerwayn-dagaalkii-jowhar-ee-maanta/

Share this post


Link to post
Share on other sites

this is between ************ both sides are involved equally suldanka ma xishoodo dhulkeyga leygu gumeysta kulaha would his folks get the mayorship of the middle shabelle capital Jowhar, if they where being occupied..:mad: this what you get when you are nice to people

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cambuulo iyo bun;962093 wrote:
this is between Mohamed Muse and
*********
both sides are involved equally suldanka ma xishoodo dhulkeyga leygu gumeysta kulaha would his folks get the mayorship of the middle shabelle capital Jowhar, if they where being occupied..:mad: this what you get when you are nice to people

Interesting, very interesting. You don't have to be nice to people, just treat them as equals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

LOL@when be nice to them. So it was some favours from you not God given right of theirs to be a mayor of a town that they are majority? Caqli Xumo.com

 

Why is the president quiet about this. When the skirmishes happened in Kismayo he was quick to call for immediate cease of hostilities! Today, there were heavy confrontation in both Jowhar & Marka, but it seems it's not a big deal for the government to even talk about. Somehow Kismayo war was something they were looking forward to?

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb dadkaan xaqa waxey uu leeyahiin waa la siiyay they have no right to complain magaca ilahay they will never get what they have in middle shabelle in places like lower shabelle and jubboyinka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kulan ay ka qeybgaleen maamulka gobolka Sh/dhexe iyo nabadoonada beesha Walamooy ayaa lagu gaaray heshiis kadib markii dagaal uu dhex maray dhowaan ciidamada dowlada iyo maleeshiyo beeleed ka soo jeeda beesha Walamoy oo ka mid ah Lixda Shiidle.

 

Guddoomiyaah maamulka gobolka Sh/dhexe Cabdi Jiinow uu sheegay in falalkii ka dhacay degmada Jowhar ay ahaayeen kuwo fool xun isagoo ku tilmaamay fal maangaabnimo ah dil loogu geystay deegaano ka mid ah degmada Jowhar maalmihii la soo dhaafay.

 

Hadal uu ka jeediyay shir jaraa’id oo lagu qabtay xalay xarunta maamulka gobolka Sh.dhexe ayaa waxa uu guddoomiyaah gobolka Sh/dhexe Inj Cabdi Jiinow Calasow uu ka hadlay hadalo uu sheegay Suldaanka beesha Shiidle Suldaan Axmed Rashiid Shiikh Shuceyb,

 

“Nin suldaan ah oo bulshada sharaf ku leh inuu ka hadlo qalabka warbaahinta isla markaana ku faanay inuu wax dilaayo ma aqaano sida ay wax ka noqdeen balse annaga maamul ahaan,gobol ahaan,degmo ahaan,beel ahaan waxaan leenahay ilaahay ka ha ka cafiyo.” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Sh.dhexe Cabdi Jiinow “Wuxuu dusha u dhigtay falkii xumaa ee ka dhacay Jowhar sababteedana isagaa qaatay.”ayuu sii raaciyay guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe.

 

Nabadoon Maxamed Muude oo loo yaqaan Xaaji Qaroofow kana mid ah nabadoonada beesha Lixda Shiidle ayaa ka tacsiyeeyay guud ahaan dadkii ku dhintay khilaafkii ka dhex jiray toddobaadyadii la soo dhaafay beesha Walamooy iyo beesha Maxamed Muuse.

 

“Anigoo ku hadlaaya magaca nabadoonada beesha Shiidle waxaan leenahay in dadka dhintay lagu dilay dad badan ayna ku jireen haweenka iyo carruurta dad odayaal ah kama imaan maskaxdooda waana ka xunahay.”ayuu yiri nabadoon Qaroofow.

 

Nabadoonka beesha Walamooy ayaa waxa uu sheegay in nabada diyaar ay u yihiin dadkana la wadaagayaan sidii ammaan loo heli lahaa isagoo xusay inaysan la qabin beesha Walamooy warka ka soo yeeray Suldaan Axmed Rashiid ee ahaa iclaaminta dagaal.

 

Mid kamid ah saraakiisha beesha Walamoy oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Muuse ayaa waxaa uu beeniyay eedeynta loo soo jeediyay ee ahaa in ay ka mid yihiin ururka Alshabaab waxaana uu sheegay inay taageersan yihiin dowlada ayna ku leeyihin xildhibaano marnanaba aysan la safan doonin.

 

Guddoomiyaha maamulka degmada Jowhar Maxamedamiin Cismaan ayaa cambaareeyay falkii lagu dilay dadkii xoolo dhaqatada ahaa. Waxana uu guddoomiyaha maamulka degmada Jowhar uu sheegay in aysan ka hari doonin dadkii ka dambeeyay dilkii loo geystay xoolo dhaqato lagu diley subaxnimadii sabtida.

 

“Howlgal ay doonayeen in ay ku baacsadaan dadkii ka dambeeyay falka dilka ah ee ka dhacay Jowhar ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ka horyimid iska horimaad yar hal askarina uu ku dhintay kadibna ciidamadii xoogga dalka oo uu horkacayay General Caanood ay go’aansadeen in ay dib ugaga soo laabtaaan deegaankaas.”ayuu yiri guddoomiyaha degmada Jowhar Maxamed Amiin Cismaan.

 

Guddoomiyaha degmada Jowhar waxa uu sheegay in ay cadeysay beesha Walamooy in aysan ka mid ahayn Alshabaab dowladana ay taageersan tahay. Waxana uu nasiib darro ku tilmaamay hadalka ka soo yeeray suldaanka beesha Shiidle kaasoo markii uu yiri suldaanka inay tallaabo qaadayaan ay dad ku dhinteen.

 

Toddobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa ka jiray magaalada deegaano ka tirsan degmada Jowhar dilal kala gaar gaar ah kuwaasoo la tilmaamay inay ahaayeen falal aargoosi ah oo u dhexeeya beesha Walamooy oo kamid ah Lixda Shiidle iyo beesha Maxamed Muuse oo ka mid ah beelaha ****** Cismaan.

 

Falalkan aargoosiga ah ayaa waxaa ku dhintay 7 ruux ayna ku dhaawacmeen afar kale iyadoo dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmayba ay ku jireen carruur iyo haween. Waxayna dadkaasi ay ahaayeen dhamaantood dad isugu jira xoogsato iyo xoolo dhaqato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

These people have been living together and marrying each other for 100 years. Waa abti iyo cousins. In colad laga dhex aburo hada ma fiicna.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;962121 wrote:

 

Why is the president quiet about this. When the skirmishes happened in Kismayo he was quick to call for immediate cease of hostilities! Today, there were heavy confrontation in both Jowhar & Marka, but it seems it's not a big deal for the government to even talk about. Somehow Kismayo war was something they were looking forward to?

right on Samafal. But their focus on Kismayo has backfired in a away even I have not anticipated :D. Hassan and his inner circle tried everything to disrupt Jubbaland process ..but at the end their standing as a legitimate leaders of a recovering country has been disrupted.

 

The Somali people need some explanation as to what happened to the president's much publicized trip to Northern Ireland to dine with the big boys ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Mooge;962401 wrote:
These people have been living together and marrying each other for 100 years. Waa abti iyo cousins. In colad laga dhex aburo hada ma fiicna.

Looooooooolool looool is this some type of a shot?

 

 

Xiin,

 

True, we need to know what changed the last minute for Hassan invitation to G8.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Even folks in Jowhar are demanding an inclusive admin. Clan based administration does not work in Somalia because they are not inclusive, divers and transparant.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mooge;962401 wrote:
These people have been living together and marrying each other for 100 years. Waa abti iyo cousins. In colad laga dhex aburo hada ma fiicna.

:D :D Oh Mooge ;););)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Mooge;962401 wrote:
These people have been living together and marrying each other for 100 years. Waa abti iyo cousins. In colad laga dhex aburo hada ma fiicna.

Are you saying Abo hiloowle has some Jareerweyn genes in him?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this