Sign in to follow this  
Jacpher

Xildhibaan Cabdi Barre: Waxaa Cadaatay in amarkii lagu joojiyey kulankii aan Muqdisho ku yeelan laha

Recommended Posts

Jacpher   

Xildhibaanadii sheegay in laga hor istaagay kulankii ay ku yeelan lahaayeen mid ka mid ah Hoteelada magaalada Muqdisho ayaa sheegay in amarkii kulankooda lagu horjoogsaday uu kasoo baxay xarunta madaxtooyada qaranka Soomaaliya sida ay sheegeen.

 

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo ka tirsan mudanayaasha u ololeynaya meel marita Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay iney caddaatay in amarkii lagu horjoogsaday kulankii ay Muqdisho ku qabsan lahaayeen uu kasoo baxay xafiiska madaxtooyada qaranka Soomaaliyeed sida uu sheegay.

 

Xildhibaanka ayaa sheegay inaan la iskaga hari doonin tallaabadaas,wuxuuna tilmaamay in baarlamaanka la horgeyn doono si ay go’aan uga qaataan” Ciddii amarkaas madaxtooyada kasoo bixisay waxaa la hor keeni doonaa baarlamaanka waana lagula xisaabtami doonaa gabood falkaas”ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf.

 

Cabdi Barre Yuusuf ayaa sheegay iney talaabadii lagu joojiyey kulanka ay magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen ay tahay mid meel ka dhac ku ah Xasaanada xildhibaanada baarlamaanka,wuxuuna ku celceliyey inaan loo dulqaadan doonin lagana hari doonin arintaas oo uu ku tilmaamay iney tahay mid dhaawacaysa dowladnimada sda uu hadalka u dhigay.

 

Xuldhibaanka ayaa xukuumadda hadda jirta ku dhaliilay iney ku fashilantay hawshii loo igmaday ee ay shacabka ka sugayeen,”maaha xukuumad lagu aamino karo masiirka ummadda,waxay gabtay gudashada xilkii la saartay,mana aha xukuumad la jaan-qaadi karta isbedellada dalka ka hirgalaya”ayuu yri Xildhibaan Cabdi Barre.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Culuslow won't let parliamentarians meet in Mogadishu and he wants to tell us Jubbaland shir ba Mogadishu lagu qaban. He's loco walahi.

i doubt this happen cheap propaganda , I also welcome it if did happen , their is no time and place for conference to disable the SFG to undermine FG should be treason , we are at war currently their is no time for political game. The Country sovereignty and existent is on stake

 

 

images?q=tbn:ANd9GcT8XgrE8Qz-oQDJZnYMV4p

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

malistar2012;954830 wrote:
i doubt this happen cheap propaganda , I also welcome it if did happen , their is no time and place for conference to disable the SFG to undermine FG should be treason , we are at war currently their is no time for political game. The Country sovereignty and existent is on stake

Block the lawmakers, ban them the right to freedom to assembly and speech, put ex-warlords on your payroll to destruct peaceful state building process, reject or re-write the constitution, with these, who needs a government.

 

Let AS rule the land if you ain't gonna govern any better.

Share this post


Link to post
Share on other sites

But if they, the lawmakers are intent on fitna and crippling a nascent administration ??. Most people are against this Kenyan led project, lets follow the constitution people, its clear.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Which one? The one that allows them MPs to freely gather in Hotels? If any laws were broken, who broke them? The army or the MPs?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Maaddeey;954927 wrote:
Jacfaar, kan lee maa ka soo haray 110kii?.
:D

shekadadi ma waxay isugu ururtay HAG hada oo alshabab waka cajistay wayadan. loool. isn't axmed madobe closer to your ideology than hiiraale ninyoow? bananka malmahan u so baxday qarsi ma jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

No, Barre is nin bannaan is dhigay, 'Yahuud xataa waa u yeeranaa' uu taaganyahay!. Kanse waa wax walba, Shabaab, Maxaakim, Xizb al Islaam and now a Kenyan stooge!. Adiga maxaad ku kala jeceshahay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this