Sign in to follow this  
The Zack

DEG DEG:Wafdi heer caalami ah oo saaka gaadhay Kismaayo

Recommended Posts

The Zack   

War hada kusoo dhacay Warsidaha Dhanaan.com ayaa sheegaya in saaka magaalada Kismaayo ay gaadheen wafdi caalami ah oo isugu jiray wariyaal iyo wakiilo ka kala socday UK, USA iyo Qaramada Midoobay.Wafdigan ayaa kolkii ay ka dageen garoonka Kismaayo loo gudbiyay hoolka shirweynaha Jaamacada Kismaayo halkaas oo ay kula kulmeen ergadii soo dooratay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

 

Wafdiga ayaa wareysiyo kala duwan la yeeshay ergadii halkaa ku sugnayd waxaana wareysiyadaa kadib loo soo dhaadhiciyay xarunta madaxtooyada Jubbland halkaas oo sida wararku nago soo gaadhay ay kulan qado ah kula leeyihiin madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland.

 

Ma kala cada in wafdigu galabta dib ugu laaban doono Nairobi iyo in caawa ay baryi doonaan.

 

Wixii kasoo baxa kulanka wafdiga iyo madaxweynaha Jubbaland kala soco Dhanaan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

A lot of activities in the city.

 

There is an important day of 05/26. Perhaps IC wants to buy more time to bring Hassan Sheekh into the fold

Share this post


Link to post
Share on other sites

KISMAAYO: Wafdi Caalamiya oo gaaray Kismaayo

May 21, 2013 2:59 pm GMT

 

Kismaayo: (pp)- Magaalada Xeebeedka Kismaayo, ahna Caasimada kumeel-gaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxaa ka degey wafdi ka socda beesha Caalamka oo ka socda xarrumaha qaramada modoobay, kuwaas oo indho-indheyn doona xaalada guud ee magaalada Kismaayo isla markaana kulamo gaar ah la qaadanaya madaxda dowlad goboleedka Jubbaland state.

 

Wafdigan ayaa la sheegayaa inuu hogaaminayey Nicholas Kay oo arrimaga Soomaaliya u qaabilsan Qaramada midoobay, waxayan markii ay gaareen magaalada Kismaayo ay kulamo Albaabada u xiran yihiin la yeesheen Masuuliyiinta dowlad goboleedka Jubbaland.

 

Waxyaalaha ay ka wada hadleen masuuliyiinta qaramada midoobay iyo madaxda Jubbaland ayaa ku koobnaa oo kaliya sidda wararkua ay nagu soo gaarayaan wadahadal ku aadan horrumarinta dhanka siyaasada iyo dhanka nabadgelyada iyo siddii dadka barakacayaasha loo taageeri lahaa iyo siddii arrimaha gargaarka bani’aadanimada looga bilaabi lahaa deegaanada hoos yimaada dowlad goboleedka Jubbaland inta ku jirta gacanta Maamulka Jubbaland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Jubbaland oo wafti qaabiley

Published: May 21, 2013

 

Kn: Madaxweynaha cusub ee Jubbaland Sheekh Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisa Jeneraal Fartaag ayaa maanta qaabiley waftigii labaad oo heer caalami ah oo soo booqda Jubbaland todobaad uun ka dib markii xilka loo igmaday.

Waftigan ayaa ka socday Qaramada Midoobey iyo dalal daneeya arrimaha Soomaaliya, waloow ay socdeen saraakiil darajadoodu hooseyso.

 

Waftiga ayaa madaxda ka dhagaystey halka ay wax marayaan iyo sidii lagu maamulka oo ahaa shirweyne bulshada u dhantahay.

 

Madaxda Jubbaland ayaa waftiga kala hadlay xaaladda guud ee Dalka Soomaaliya, iyagoo farta ku fiiqey halka xalka laga baadi goobi karo xalka dalka.

 

Waxa ay balan qaadeen in Jubbaland tahay meel nabad lagu soo dabaalayo, aduunkana mar dambe aysan oga iman doonin halista argagixisada iyo dambiyada kale.

 

Waftiga ayaa waxa ay sidoo kale warbixin ka dhagaysteen mas’uul sare oo maamulka jubbaland ee cusub ka tirsan oo shaqooyin caalami ah soo qabtay sida bangiga aduunka, kaasi oo warbixintiisa si weyn ay waftiga madaxa ola ruxeen.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

War dag dag ah . Wafdi ka socda Midowga Yurub, Mareykanka iyo China oo Kismaayo garay iyo Gen Fartaag oo qabilay.

Kismaayo24 News:

 

Magaalada Kismaayo ee Caasimada Jubbaland State waxaa manta garay Wafdi balaran oo ka socda wadamada Midowga Yurub, Mareykanka iyo China.

Wafdigaan oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya ayaa waxaa soo dhaweyay Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Gen Cabdilahi Sh Ismaciil Fartaag.

 

Wafdigaan ayaa waxaay gudaha Magaalada Kismaayo kulan kula qateen maadaxweyne kuxigeenka Jubbaland iyo iyo Masuliyiin kale oo dhawan ka soo muqandoono golaha wasiirada Jubbaland.

 

Kulanka labada dhinac ayaa waxaa loga hadlay arimo badan oo ay ugu muhiimsantahay barnamijyo hormarineed oo laga hergalin doono 3da gobol ee ay ka kooban tahay Jubbaland iyo sidi iskashi dhan walba ah ay u wada yeelan lahayeen wadamadan iyo Maamul Goboleedka Jubbaland.

 

Wafdigaan ayaa kulankaan ka dib u dhaqaaqay dhanka Madaxtooyada kmg ah ee Kismaayo waxana lagu wada in ay halkaasi kula kulman Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo waxana ay ka wada hadli doonan arimo badan oo ay ka mid tahay hormarinta iyo amanka.

 

Wafdigaan ayaa waxaa weheliyay wariyeyaal ka socda dhowr wadan iyo tv yo caalami ah kuwaas oo waraysiyo iyo muqaalo kala duwan ka sameyay magaalada Kismaayo.

 

Wixi warar ah ee ka soo baxa kulanka Madaxweynaha Jubbaland iyo wafdigaan ka socda Midowga Yurub, Mareykanka iyo China kala soco Kismaayo24.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

This jubbaland....way dhaqaadey sowtaa somaliland ba dhaaftay, ayeeydaa dhakada ka qabso:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

D.O.C;953229 wrote:
This jubbaland....way dhaqaadey sowtaa somaliland ba dhaaftay, ayeeydaa dhakada ka qabso:D

Malaha wey duushay :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Haatu;953230 wrote:
Malaha wey duushay
:D
:D

Inaar jubbaland sawtan maraykankii citiraafay;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

yeah Jubbaland does need government's recognition to move the country ---all these activities are about creating or strengthening the political reality on the ground, the goal is to ultimately prevail in the constitutional showdown, and have the proper institutions i.e. Somali parliament review and resolve issues ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

And all Hassan could do was use that famous Somali line (recently owned by oday Xaad) , "LOOMA DHAMMA".

 

Epic failure for a president!

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

They say "give a man a fish and you feed him for a day, but teach a man to fish and you feed him for a lifetime" these foreigners are here to do the entertainments for as long as somali government snoring, they are not here to help but to give you the much needed injections for another decades to hypernate. If they were here to help we would seen a tangible assisstance no continues pledge.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this