Sign in to follow this  
Saalax

Khaatumo making more enemies supports Kenya backed warlord Ahmed Madoobe

Recommended Posts

Saalax   

Maamulka Khaatumo oo soo dhaweeyey doorashada Madaxweyne Axmed Madoobe,{Dhagayso}.

 

Maxamed Yuusuf Jaamac oo ka mid ah golaha madaxtooyada ee maamulka Khaatumo ayaa soo dhaweeyey doorashada

la doortay Madaxweyne Axmed Madoobe. Wuxuu sheegay inay ku faraxsan yihiin ka maamul ahaan doorashadaas,

wuxuuna hambalyey dhamaan shacabka deeganada Jubooyinka iyo Gedo.

HALKAN KA DHAGAYSO.

 

 

http://horufadhi.com/2013/05/16/maamulka-khaatumo-oo-soo-dhaweeyey-doorashada-madaxweyne-axmed-madoobedhagayso/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salax they have no choice to support Axmed madoobe, since Culusow and co ignored them even when they waved the Somali flag.its good for Khatumo to support their former allies the Azanians i welcome this. Khatumo siyasadi wa barteen they are showing the middle finger to culusow and siding with tolkood. Remember clan is everything.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What a contradiction!!! Khatumo in taleex wants one Somalia,the one in kismayo supports a fractured one.It says it's kidnaped in SL yet FOR a man who illegally usurped power in the lower juba.It says SL forces illegally occupy Buhodle yet welcomes Kenyan troops long after shabab is gone cos is a friend of their faction.They the enemy of Puntland up north and a friend indeed in kismayo.

They mess in the politics of far away Ras Gamboni yet accuse landers of messing with them!

Waar af gaalo ama mid muslin la kaalaya.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;950853 wrote:
Salax they have no choice to support Axmed madoobe, since Culusow and co ignored them even when they waved the Somali flag.its good for Khatumo to support their former allies the Azanians i welcome this. Khatumo siyasadi wa barteen they are showing the middle finger to culusow and siding with tolkood. Remember clan is everything.

What will it change tho i mean Khatumo supporting warlord Madoobe?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Homunculus;950871 wrote:
Oh those evil Khatumites, is their an end to their wickedness.

What do you have against Khatumites waryaaa leave them alone. Are you supporting barre hiiraales presidency.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

(Daawo Vedio) Shacabka Buuhoodle Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Jubbaland State

 

 

Tan iyo markii madaxweynaha maamulka Jubbaland loo doortay Axmed Madoobe oo kamid ahaa siyaasiyiintii ugu cad-cadaa ee loo badinayey inay kusoo baxaan jagada madaxtinimo ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa arintaasi afkaaro kala duwan ka bixiyey shacab weynaha Soomaaliyeed, iyagoona qaarkood ay soo dhoweeyeen doorashadii madaxtinimo ee ergooyinkii shirkii Kismaayo ay ku doorteen madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe.

Hadaba shacab weynaha ku dhaqan magaalada Buuhoodle oo aanu maanta mirco Phone-ka la dhex qaaday ayaa afkaaro kala duwan ka bixiyey arintaasi, waxaana ay taageero gaar ah u muujiyeen madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Dhinaca kale mas’uuliyiinta maamul goboleedka Khaatumo ayaa iyana madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland iyo weliba shacabka kasoo jeeda goboladda Jubbooyinka kula dar daarmay inay adkaystaan maamulkooda kuna kalsoonaadaan. Hadaba halkan hoose ka daawo.

Halkan Ka Daawo

 

 

Shacabka Gobolka Cayn Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Jubbaland State

 

 

 

http://horufadhi.com/2013/05/16/daawo-vedio-shacabka-buuhoodle-oo-hambalyo-u-diray-madaxweynaha-cusub-ee-jubbaland-state/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

How is it making more friends. The relationship between Afmadow and Khaatumo people was always

there it is not something new but they have alienated a previous friend the Gedo community when they

supported Black Ahmed hence making new enemies.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;950873 wrote:
What do you have against Khatumites waryaaa leave them alone. Are you supporting barre hiiraales presidency.

Wooosh, sarcasm is your friend.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Some in here are completely misinformed unless they purposely pick and choose as they wish. Gedo community is part of Jubaland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Maamulka Khatumo Oo Laga Mamnuucay Inay Ka Soo Degaan Kana Dhoofaan Garroonka Degmada Caabudwaaq

Published on May 19, 2013 by Mohamed abdi · 47 Comments

Caabudwaaq( AGGM) Maamuladda Degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa la sheegayaa inay saacadihii la soo dhaafay wadeen qorshe ka dhan ah masuuliyiinta maamulka Khaatumo state ee soomaaliya ee inta badan adeegsada duulimaadyadda ka duula Magaalada Caabudwaaq isla markaasna u kicitima magaalada muqdisho iyo degaanada kale.

 

Wararka Shabakada Allgalgaduud ka helayso magaalada caabudwaaq ayaa sheegaya in Masuuliyiinta degmada Caabudwaaq sheegeen inaysan Masuuliiyiinta maamulka Khaatumo State ka dhoofi karin kana soo degi karin garoonka diyaaradaha ee magaalada caabudwaaq,waxaana arrimahaasi soo dhaweeyey shacab badan oo ku dhaqan gobolka galgaduud.

 

Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State ayaa sanadihii ugu dambeeyey waxay adeegsan jireen garoonka diyaaradaha magaalada caabudwaaq oo u ahaa marin muhiim ah oo ay u adeegsadaan socdaalada ay ku aadayaan caasimadda soomaaliya ee muqdisho iyo wadamada dibedda.

 

Maamulka Khaatumo waxaa uu samaystey garoon macmal ah kaasi oo ay hal ka soo dageen diyaarad ay la socdeen waxgarad iyo masuuliyiin ka tirsan maaamulka Khaatumo,waxaana arrintaasi aad uga carooday maamuladda labada dhinac ka xige ee Puntland iyo somaliland oo hanjabaad u direy diyaaradii soo qaaday isla markaasna ku amaray inaysan mar dambe soo cago dhigen degaanada lagu mursan yahay iyagoo ugu hanjabay inay ka joojin doonaan duulimaadyada ay ku yimaadaan degaanada Puntland iyo Somaliland. Waxaana arrintaasi fulisay shirkadii diyaaradaasi lahayd.

 

Maamulka Khaatumo oo xilliyadii ugu dambeeyey adeegsan jirey Garoonka degmada caabudwaaq ayaan la ogeyn meesha ay madaxda maamulkaasi ka duuli doonaan ama ka soo deji doonaan hadii ay u baahdaan safar dhinaca cirka ah,lama yaqaan sababaha ka dambeeya in Maamulka degmada caabudwaaq taalabadaasi ku dhaqaaqaan.

 

Samsam Cabdilaahi Aadan

 

 

http://allgalgaduud.com/?p=8446

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this