Sign in to follow this  
malistar2012

Wasiirka Wasaaradda Dibu-dajinta Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye Coming to Xamar

Recommended Posts

maaddey ^^

 

Source are saying he wants to be in the new cabinet and represent his bloc , I think this guy is waste of time and space.

 

Dhanka kale, Xogta ayaa waxa ay sheegeysaa in Golaha Wasiirada oo iminka ah ilaa 10-Wasiiro la gaarsiin doono ilaa iyo 18-Wasaaradood si ee meesha uga baxdo dhaliisha Beelo badan oo ka cabanayay in ee ka waayeen Xaqooda Xukuumada Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Lool, waan maqlay, 8da yey sheegayanaan hopefuls-ka. Yufus Garad & Xaglatoosiye ayay sheegeen reer beenbadne aka Waagacusub. Xamar yaa la saadaalinayaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

maadeey

 

don't be surprised , The Pm is running show selecting Ministers , the Plan is to get figure heads or leaders in the Somali community whether they be politician or not but you need to represent your community.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa(RBC):- Wasiirka Wasaarada dib-u-dejinta Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa ka hadlay hadal-hayn suuqa la soo geliyey oo sheegaysa inuu iska casilayo xilka Wasiirnimo iyo in is-afgaran-waa soo kala dhex-galay isaga iyo Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, wararkaas oo ay qaar warbaahinta Somaliland ka tirsani faafiyeen, ayuu Xagla-toosiye ku tilmaamay kuwo waxba kama jiraan ah.

Waxa uu Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Saleebaan Ciise (Xagla-toosiye), ku dooday inaanu jirin khilaaf ama isfahmi-waa soo kala dhex-galay isaga iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dabayaaqadii sannadkii hore u magacaabay xilka Wasiirnimo ee uu hadda hayo. Waxaanu Wasiirku intaa ku daray inaanu iska casilaynin xilkiisa.

Sidoo kale, Saleebaan-Xagla-toosiye, waxa uu maanta ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, safarkaas oo lala xidhiidhiyey khilaafka la sheegay inuu soo kala dhex-galay isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo, ayuu Wasiir Xagla-toosiye oo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa markii uu soo degay ka dib ugu warramayey Weriyeyaasha ku sheegay mid uu wax kagaga soo ogaanayey xaaladda ay ku nool yihiin dadka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Jabuuti.

“Safarka aan ku tagay Jabuuti, waxa uu ahaa safar shaqo, waxaanan u tagay inaan soo ogaado xaaladda ay ku sugan yihiin dadka reer Somaliland ee Jabuuti ku dhaqan oo dhowr iyo labaatan sannadood degganaa. Markaa, hawlihii aannu u tagnay Jabuuti aad iyo aad ayay noogu soo hagaageen, dawladda Jabuuti ayaana aad noo soo dhawaysay, shaqadana noo fududaysay.” Sidaa ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Saleebaan-Xagla-toosiye.

Wasiir Xagla-toosiye oo ka hadlaya is-casilaadda iyo khilaafka la sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo soo kala dhex-galay waxa uu yiri; “Warkaa is-casilaadda ah iyagga ayaa weydiinaysaa halka ay ka keeneen (ciddii suuqa gelisay). Midda kale ma jirto wax is-afgaran-waa ah oo aniga iyo Xukuumadda ama aniga Madaxwaynaha na dhex yaalla, waa warar iska ku-tidhi-ku-teen ah.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Safarka aan ku tagay Jabuuti, waxa uu ahaa safar shaqo, waxaanan u tagay inaan soo ogaado xaaladda ay ku sugan yihiin dadka reer Somaliland ee Jabuuti ku dhaqan oo dhowr iyo labaatan sannadood degganaa

This man has balls to go back to Hargeysa and denies the fact he defected and was seeking a job in Xamar . Djibouti President tried to add him new ministers source are saying but was told no reason why is he holds no weight and a opportunistic.

 

Where is Axmed Cabdi Xaabsade ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

malistar2012;948926 wrote:
This man has balls to go back to Hargeysa and denies the fact he defected and was seeking a job in Xamar . Djibouti President tried to add him new ministers source are saying but was told no reason why is he holds no weight and a opportunistic.

 

Where is Axmed Cabdi Xaabsade ?

Axmed cabdi xaabsade is in hargeysa why?

 

Djibouti president picks the cabinet of saacid this is crazy

 

Shaw meeshu waba meel walaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;948928 wrote:
Axmed cabdi xaabsade is in hargeysa why?

 

Djibouti president picks the cabinet of saacid this is crazy

 

Shaw meeshu waba meel walaan

 

Malistar, adeer, sidii USC ayaa xabada dhinac kasta iyo meel kasta u ridisaa. War dagaalka siyasada sidaas laguma badiyo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this