Sign in to follow this  
Saalax

Angry unpaid Puntland soldiers close down Puntland's only economic lifeline(Bosaso port)

Recommended Posts

Saalax   

Wednesday, May 8th, 2013 |

Ciidamo ka tirsan Puntland oo mushahar la’aan awgeed dekeda Boosaaso khalkhal u geliyey.

 

 

Ciidamo ka tirsan kuwa dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee PL ayaa waxay la wareegeen saacado kooban dekeda weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dawlad goboleedka Puntland.

 

Ciidamadan ayey saraakiisha wata sheegeen in wax dhaq dhaqaaq ah aan laga sameyn Karin dekkada waxayna in muddo ah gebi ahaan kala xireen dhaq dhaqaaqii dhinaca dekkada weyn ee magaalada Bosaaso oo ah isha dhaqaalaha Puntland. Ciidamadan soo galay Bosaaso ayaa horey fariisimo ugu lahaa buuraleyda Golis iyo qeybo kamid ah togaga taga deegaanka Galgala oo ay ku sugan yihiin Al Shabaab, ayaa soo baneeyey goobihii ay difaaca uga jireen iyagoo xalay soo degay kontaroolka koonfureed ee magaalada Bosaaso.

Ciidamadan oo ku gaashaan gaadiidka dagaalka ayaa maanta gudaha usoo galay magaalada Bosaaso isla markaana xiray qeybo kamid ah xarumaha dowlada oo ay ugu horeyso dekkada weyn ee magaalada Bosaaso iyo Xarunta Bangiga.

Waxay ciidankani ku cawdeen in sadex bilood lagala maqan yahay lacagtoodii ay lahaayeen, isla makraana ay difaac ku jireen oo ay ka walaacsan yihiin nolosha qoysaskooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Different title different sources...

 

 

So why isn't old man Faroole unable to pay his soldiers? Does he want to be holed up in Garowe only. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

I wonder why this part of the world are full of pirates, human traffickers, and killers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Horseedmedia

 

Ciidamo Mushahar la’aan ka gadooday oo Bosaso gudaha usoo galay

http://horseedmedia.net/2013/05/08/ciidamo-mushahar-laaan-ka-gadooday-oo-bosaso-gudaha-usoo-galay/

 

Ciidamada Darawiishta ee ku sugnaa buuraha Golis ayaa maanta gudaha usoo galay iyagoo isku gadaamay qeybo kamid ah xarumaha dowlada iyo Dekkada weyn ee magaalada Bosaaso.

 

Ciidamada Darawiishta ee jiida buuraha Golis oo kamid ah ciidamada dowlada Puntland ee aan wax mushahar ah qaadan muddo ku dhaw 4 bilood ayaa ka gadooday go’aan todobaadkii tagay kasoo baxay Golaha Wasiirada ee xukuumada Madaxweyne Farole oo shaacisay inay dhintay mushaharkii lasiin jiray shaqaalaha dowlada.

 

Ciidamadan soo galay Bosaaso ayaa horey fariisimo ugu lahaa buuraleyda Golis iyo qeybo kamid ah togaga taga deegaanka Galgala oo ay ku sugan yihiin Al Shabaab, ayaa soo baneeyey goobihii ay difaaca uga jireen iyagoo xalay soo degay kontaroolka koonfureed ee magaalada Bosaaso.

Ciidamadan oo ku gaashaan gaadiidka dagaalka ayaa maanta gudaha usoo galay magaalada Bosaaso isla markaana xiray qeybo kamid ah xarumaha dowlada oo ay ugu horeyso dekkada weyn ee magaalada Bosaaso iyo Xarunta Bangiga.

 

Ciidamadan ayey saraakiisha wata sheegeen in wax dhaq dhaqaaq ah aan laga sameyn Karin dekkada waxayna in muddo ah gebi ahaan kala xireen dhaq dhaqaaqii dhinaca dekkada weyn ee magaalada Bosaaso oo ah isha dhaqaalaha Puntland.

 

Saraakiil ka tirsan dowlada iyo Guddoomiyaha Gobalka Bari ayaa isku dayey inay ciidamadan ku qanciyaan inay halkaasi baneeyaan, balse way ku guuleysan waayeen waxayna u sheegeen madaxda dowlada ka socotay inay halkaasi isaga tagaan hadii aysan wax ka qaban Karin codsigooda ah in lasiiyo mushaharaadka ka maqan.

 

Saraakiisha ciidamadan wata ayaa markii danbe ogolaaday wadahadal dhexmaray iyaga iyo sarakiil ka socota ciidamada sirdoonka Puntland ee PIS loo yaqaan, kuwaaso oo ugu tagay goobihii ay fariisteen.

 

Qaar kamid ah Saraakiisha hogaaminayey ciidamada Bosaaso soo galay ayaa Horseed Media u sheegay in ay ka maqantahay mushaharkoodii sadexdii bilood ee lasoo dhaafay, waxayna sheegeen in dowlada ku wargelisay in mushaharkaasi aan la bixin doonin oo ay iska illawaan.

 

Arrintaasi waxaa usii dheer saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in sidoo kale go’aankii kasoo baxday xukuumada xilka heysa in todobaadkii tagay ay sheegtay in 30% hoos u dhigeysoo mushaharkii lasiin jiray shaqaalaha dowlada oo ay kamid yihiin ciidamada.

 

Ciidamadan ayaa sheegay in ay doonayaan mushaharkooda sadexdii bilood iyagoo sheegay in har iyo habeen ay ku jireen jiida hore ee difaaca isla markaana aysan noqoneyn wax caqli gal ah in sadex bilood lacagtoodii ay dowlada diido inay bixiso, isla markaana mushaharkooda mustaqbalka ay ka dhinto 30%.

 

Waxaa xusid mudan go’aanka kasoo baxay Golaha Wasiirada ee la sheegay in mushaharka lagu dhimay in aysan saameyn doonin mushaharka iyo lacagta adeega oo ay qaataan Wasiirada, Xildhibaanada iyo Agaasimayaasha sare, sida ay sheegeen qaar kamid ah shaqaalaha dowlada Puntland oo si weyn uga horyimid go’aankan

 

Dowlada Puntland ayaan weli arrintan ka hadlin iyadoo kusoo beegmaysa xili dowladu ay dhawaan shaacisay inay canshuurta ku qaadi doonto lacagta Dollar-ka Maraykanka, isla markaana mushaharka ku bixin doonto mushaharka.

 

Hussein Farah

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Yes, it was a coup, they took over the port and a bank, get the hell out of here, secessionists are so pathetic these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;947469 wrote:
Different title different sources...

 

 

So why isn't old man Faroole unable to pay his soldiers? Does he want to be holed up in Garowe only.
:D

That old crook Faroole was probably too busy paying his sons instead of using the public funds to pay his soldiers.

 

Faroole and his two sons should be deported to Australia and never return. They overstayed their welcome in Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;947557 wrote:
Yes, it was a coup, they took over the port and a bank, get the hell out of here, secessionists are so pathetic these days.

they're grabbing at straws don't mind the buffoons

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

The news is true but the titles do kill the whole story and take to another level which is not healthy in my view.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this