Sign in to follow this  
SomaliPhilosopher

Imported 'Somali' Words

Recommended Posts

Ereyada badankooda meeshaan lagu magacaabay Afsoomaaliga ereyo u dhigmo ayuu u leeyahay, laakiin dad qaarkood garashada Afsoomaaligooda ayaa yar. Intee iyaga ku ekaan lahayd garashada ayee Afsoomaaliga ku tilmaamaan in uu yahay af dhiman.

 

Tusaale ahaan ereyada meeshaan lagu sheegay oo Afsoomaaliga ku jiro:

 

saxan (plate) = dhoob

Qaxwo (coffee) = bun (still used in Afmaayga)

raysal wasaare (prime minister) = wasiirka koowaad (haa, ereyga 'wasiir' naftirkiisa ayaa Carabi ah, waala ogyahay)

maxkamad (court) = garsoor

qaali (judge) = garsoore

qalin (pen) = sheyqore/sheydhige

hawo (air) = leer (still used in Afmaayga)

sarkaal (officer) = ciidan

gaadhi = baabuur/fatuuro

laangadhe = jiis

kursi = gambar

Ard (ground) = dhul

saqaaf (roof) = jiingad/baraako

Kawiyat (Iron) = bir

maqli (frying pan) = birtaawo

waraaq = xaanshi

kitaab = loox (Loox wax walba wax lagu dhigo la dhihi jiray, including kan qoriga ka sameysan)

 

Iyo kuwa kale inta aan lagu sheegin, sida:

 

alwaax = qori

albaab = irid

macalgo = qaaddo

ammaan = nabad

sharaf = heybad

ixtiraan = dhowrid

qabri = xabaal

farxad = reyn reyn

adduun = if

macalin = barre

madarasa = dugsi

________________

 

Seriously, biibol, afkiina Soomaaliyeed barta. Your own limitation is not the limitation of Afsoomaaliga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lets face it........ this so-called language of 'our' is jacbur-like....... and meshed together.

 

i think we'll need to invent a new language....as this so-called language of 'our' is full of colonial residues.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this