Sign in to follow this  
xiinfaniin

Geel laga dhoofshey dekedda Bossaso

Recommended Posts

nuune   

Aan bal ka eego summadeydi asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

 

 

 

Ps: Even though hundreds of them ayaa la dhoofiyaa, and Somalia still waxey ku faantaa tirada geela ee ugu badan adduunka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Baashe, qiimaha awrka and hasha do differ, but very slight difference, recently I was at one of the bigggest camel markets back home, and prices do differ according to the sizes, nirig, qurbac, hasha, awrka etc.

 

Mar aan yara broke noqdey after intii aan heestay aan reeraha iyo qaraabada wada siiyey, ayaa waxaan iri aawey geelii nuune aad idhihi jirteen geel baad leedahay, it is the custom of the family that everyone has a number of camels, haduu ilmaha dhashaba a number of camels is entitled to him/her, so I was just asking around qoyska, waxaa la igu yiri geelaagi wuu tarmey, laakin tira ahaan iney ii sheegaan wey diideen waad taqaan dadka miyiga, badanaa qofka your imaginary geelaaga raaca ayaa masuul ka ah maadaama uu isagu dhaqaaleeyo, so wey ka gaabsadeen iney tirada ii sheegaan laakin wuu tarmey bey yiraahdeen,

 

haye unbaan dhahey adeerayaal, waad aragtaan intii yareyd een la imaadeyna wataa aad aragtaan, hade hal neef oo geela ayaan doonayaa oon ku ambabaxo, intii la ii yeeray unbaa la i dhahey u yara kaadi intuu geela soo xaroonayo maadaama uu in badan maqnaa balse barri buu ku soo beeganyahay, markiibaa la igu yiri, geelaad ugu jeceshahay kala soo dhax bax, awr aad moodo inuu abur kicinayo oo geedada taagayo unbaan dhahey kan ayaan doonayaa, intii la isla hadley baa la igu yiri hala siiyo kiisa kan ma aheyn laakiin waan oogu badaleenaa.

 

Markii baan soo qumiyey oon suuqa keenay, waxaana ku iibsadey $12,00 kunn iyo laba boqol oo dollar.

 

 

geela marka cayaar cayaar ma ahan, hashu ayadu waxaan ku ogaa $13,00.

 

 

Later on that day aan soo iibshey ayaan gooni ula faqey gabadh eedadey ah, waxeyna ii sheegtey inta halaad een leeyahay hana ahaato sir inaga dhaxeyso, nimankii iyagu weyba ii diideen iney ii sheegaan xaqeyga asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

 

 

Ps: sawirada geela een topigan ooga jeedo sizekooda waa uu yaryahey, and little can you see hal ama awr in there, nirgo ama qurbac abeed ah ayey u badanyihiin, which is good, at least lama dhoofinayo hasha irmaan iyo ratiga abaahinayo halaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   
Show ninyahow nin ladan oo mood leh baad ahayd. Waxa ila tahay hadde in gashaanti lagugu dayay oo la lagu tilmaamay :) Dhuubo dhex yartii jinka ahayd yaaney kugu hinaasin ninyahow :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this