Sign in to follow this  
oba hiloowlow

New Admin will soon be established in Mudug region

Recommended Posts

Dowladda Federaalka Soomaaliy ayaa sheegtay inay maamul cusub u sameynayso gobolka Mudug iyo maglada Galkacyo. Wararka naga so gaariya Xafiiska Raisal Wasaaraha ayaa sheegay ayaa sheegay in dadka gobolka Mudug muujiyay dareenka loo qabo in maamulkan imika jira la baddalo. Sida Dawladii dhexe u buburtay sanadkii 1991 Gobolka Mudug iyo magalada Galkacyo wuu kala qeybsanaa, oo qeybo kala duwan waxa heysta kooxo hubeysan oo kazoo kala jeeda beelaha degan gobolka.

 

Wararka na so gaarayo ayaa sheegayo in guddomiyaha cusub ee gobolka mudug loo magaacabi doono Maxamed Yuusuf (tigay) oo hadda ah guddomiyaha gobolka mudug ee maamulka Puntland, guddomiye ku xigeenka waxaa lo magaabi doona Axmed Shariif Cali Hiloowle oo kaso jeeda koonfurta magaalada Gaalkacyo. Xoghaya guud waxa loo wada ina laga dhigo nin kazoo jeeda beesha Leylkase iyo Madaxda Policeka gobolka loo magacaabo nin kasoo jeeda beesha Qubbeys(***) oo ila hada dhexdhexaas ka ahaa beelaha isku heysta magalada iyo gbolka.

 

Kulamo wada tashi ah oo ka socday bilihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyn lagu guuleystay in maamulkii hore lagu qanciyo inuu xilka wareejiyo, si maamulka cusub uga howl galo gobolka. Ilaa iyo hada lama sheegin goorta ee dhiciso munaasabada ay xilalka ku kala wareegayaan maamulka cusub ee loo magacaabay Gobolka Mudug iyo Maamuladii hore ee kazoo kala jeeday beelaha Mudug. Wasiiro ka tirsan Xukuumada iyo Xildhibaano ay ka qeyb geli doonaan munasibadaas oo maalimaha soo socda tagi doona magaalada Galkacyo.

 

Cabdi Faarax, Muqdisho/Soomaaliya.

Allgedo News Media Network

 

allgedo@allgedo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa riyo cad ah. Anigu waxaa dhihi lahaa Berlin Wall halaga dhiso Gaalkacyo. Yaa been la isku sheegin dadkaan waligood ma heshiid doonaan. Kuwa soo socda iyo kuwa ku sii xiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

My stance is to be practical , and do what it is feasible , politically and constitutionally. The government should not get in the political affairs with respect to local governance. Facilitate reconciliation, broker peace and encourage legitimate governance --that should be president Hassan's internal policy . Period.

 

Kismayo should be a lesson for them.

 

ps. this is by the way very valuable yet free advice

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

In another news, the federal government in Muqdisho is building an administration in American Samoa and Zamunda. In the coming days, it will appoint new governors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I see where you are coming from, laakin dee miyeeysan habooneyn in reer muduga khasataan reer gaalkacyo hal maamul ku midoobaan instead of Puntland,ximan and xeeb and galmudug and the fact that there is an actual green line in the city..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacpher;938534 wrote:
In another news, the federal government in Muqdisho is building an administration in American Samoa and Zamunda. In the coming days, it will appoint a new governors.

well its the same PL governor Tigay, galmdug gets the vice governor post reer Garsoor gets the deputy post. maxaa ka xun dont u guys wanna have maamul lo dhan yahay in Gaalkacyo so we can get pass this green line nonsense.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

oba hiloowlow;938538 wrote:
well its the same PL governor Tigay, galmdug gets the vice governor post reer Garsoor gets the deputy post. maxaa ka xun dont u guys wanna have maamul lo dhan yahay in Gaalkacyo so we can get pass this green line nonsense.

Nice. Can we do that in Buuhoodle, Laas caano, Garbahaareey and the other gazilliion towns oo la wada dago?

 

It's wrong priorities for Hassan to waste Somalia's resources into this micromanaging every xaafad of every issue and forget the big picture.

Share this post


Link to post
Share on other sites

well gaalkacyo waa special case the only city who still got a greenline it is the task of the government to get involved and come up with a solution dont u think?

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;938552 wrote:
well gaalkacyo waa special case the only city who still got a greenline it is the task of the government to get involved and come up with a solution dont u think?

Good point galkacyo is the most divided city it needs one administration we support the government in this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this