Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President to visit the United states official invitation.

Recommended Posts

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Madaxweyne Siilaanyo Marti-qaad ka helay Maraykanka

 

April 14th, 2013

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaaradda Qorshaynta qaranka Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiirul dawlaha Maaliyadda Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa *****lka ka qaaday in Madaxweynaha Somaliland uu marti-qaad rasmi ah ka helay dawladda Maraykanka.

 

Wasiirradan oo maanta shir ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay iyagu socdaal ay ugu gogol xaadhayaan safarka madaxweynaha ay ku tagi doonaan dalka Maraykanka, iyagoo shir kaga sii qeyb geli doona Magaalada Addis-ababa ee dalka Maraykanka.

 

“Waxaanu Aniga (Wasiirul dawlaha), Wasiirka Qorshaynta iyo Wasiirka Macdanta iyo biyuhu aanu safar ku tagi doonaa dalka Maraykanka, iyadoo aanu ugu sii gogol xaadhayno safarka madaxweynaha Somaliland dhawaan ku tagi doono dalkaasi oo uu madaxweynuhu marti-qaad rasmi ah ka helay,”ayuu yidhi Wasiirul dawlaha Maaliyadda Mudan Cismaan Cabdilaahi Saxardiid.

 

Wasiirka wasaaradda Qorshaynta qaranka Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay ka hor inta aanay u ambo-bixin maraykanka ay Itoobiya kaga qeyb geli doonaan shir caalami ah oo ay kula kulmi doonaan qaadhaan-bixiyeyaasha.

“Inta aanaan u ambo-bixin Maraykanka waxaanu dalka Itoobiya kaga qeyb geli doonaa shir caalamiya oo aanu kula kulmi doono Ha’yadaha DFID Iyo DANIDA oo maal-gelinaya sanduuqa mucaawimo ee Somaliland,”ayuu yidhi Wasiirka Qorsheyntu.

 

Dr. Sacad waxa uu intaasi ku daray “Waxaanu halkaasi ku kala saari doonaa shirkadaha maamuli doona gacan ku haynta maamulka sanduuqaasi.”

 

“Shirkaasi ka dib waxaanu u ambo-bixi doonaa dalka Maraykanka oo aanu gogol xaadh u noqon doono socdaalka Madaxweynuhu ku tagi doono wadankaasi oo uu marti-qaad ka helay,”ayuu yidhi Wasiirka Qorshaynta Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its a good step the Americans are people who believe in the freedom of people it will be President siilaanyos first trip to America since he came to office.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji don't you think you would do a great job if you are made the official spokesman of the government of Somaliland and everyone had to go to your office to get information or ask questions?;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xaaji Xunjuf;938242 wrote:
Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Madaxweyne Siilaanyo Marti-qaad ka helay Maraykanka

 

April 14th, 2013

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaaradda Qorshaynta qaranka Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiirul dawlaha Maaliyadda Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa *****lka ka qaaday in Madaxweynaha Somaliland uu marti-qaad rasmi ah ka helay dawladda Maraykanka.

 

Wasiirradan oo maanta shir ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay iyagu socdaal ay ugu gogol xaadhayaan safarka madaxweynaha ay ku tagi doonaan dalka Maraykanka, iyagoo shir kaga sii qeyb geli doona
Magaalada Addis-ababa ee dalka Maraykanka
.

 

“Waxaanu Aniga (Wasiirul dawlaha), Wasiirka Qorshaynta iyo Wasiirka Macdanta iyo biyuhu aanu safar ku tagi doonaa dalka Maraykanka, iyadoo aanu ugu sii gogol xaadhayno safarka madaxweynaha Somaliland dhawaan ku tagi doono dalkaasi oo uu madaxweynuhu marti-qaad rasmi ah ka helay,”ayuu yidhi Wasiirul dawlaha Maaliyadda Mudan Cismaan Cabdilaahi Saxardiid.

 

Wasiirka wasaaradda Qorshaynta qaranka Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay ka hor inta aanay u ambo-bixin maraykanka ay Itoobiya kaga qeyb geli doonaan shir caalami ah oo ay kula kulmi doonaan qaadhaan-bixiyeyaasha.

“Inta aanaan u ambo-bixin Maraykanka waxaanu dalka Itoobiya kaga qeyb geli doonaa shir caalamiya oo aanu kula kulmi doono Ha’yadaha DFID Iyo DANIDA oo maal-gelinaya sanduuqa mucaawimo ee Somaliland,”ayuu yidhi Wasiirka Qorsheyntu.

 

Dr. Sacad waxa uu intaasi ku daray “Waxaanu halkaasi ku kala saari doonaa shirkadaha maamuli doona gacan ku haynta maamulka sanduuqaasi.”

 

“Shirkaasi ka dib waxaanu u ambo-bixi doonaa dalka Maraykanka oo aanu gogol xaadh u noqon doono socdaalka Madaxweynuhu ku tagi doono wadankaasi oo uu marti-qaad ka helay,”ayuu yidhi Wasiirka Qorshaynta Somaliland.

hehehe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

AfricaOwn;938808 wrote:
Is this a DC visit? Where will he be at? What state? Tell us Xaaji...

kkkkkkkkkkkkk, I hope he takes the education minister with him and you take your Abaarso tech placard, may you win :D:eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this