Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Soomaali iyo Taleefoonkood {Phone Stories}

Recommended Posts

Salaan...

 

Aqiyaarta, waxaan aa soo shaxaadey ee iga qabsada. Kii hada kahor maqley, aboosto aa tahey. Tii kalena, ila aqri hee hada. Some of them isn't my words, only edited it.

_________________

 

Xariifkoo ayaa taleefoon wuxuu u diray gabar ay saaxiibo yihiin gurigooda. Duqdoo gabadha ayeeydeed aa ka qabatay. Markuu salaamay kabacdi ayna u sheegtay in qoftii joogto ayuu waxuu ka codsaday inay u gudbiso. Duqdii iyadoon taleefonka meesha looga hadlo gacanta saarin ayey gabadhii oo dhow ku tiri, "Maandhey, iga qabo waa mid qamri kasoo ureyso ee." redface.gif

 

Xariifkoo oo yaabsan markee gabadhii ka qabatey uu wuxuu ku salaamey, "Ar duqda sandheeraa, abkoow abkoow."

___________________

 

Xanfarkoo aa qaxooti isku soo diibay dalka Canada. Markaas aa waxaa lagu celiyey kaniisad Buffalo, New York, kutaalo. Marka gabar walaashiis ah ayuu Toronto ka soo wic wici jirey, malintii danbe ayaa gabadhii talefoonkii laga jarey markaas aa cajaladii la hadashay oo ay tiri, "Please hung up, and try your call again."

 

Markuu saas maqley uu wuxuu ugu jawaabey cajaladii, "Naa heedhe, Faadumo, waan ognahay inaad af Ingiriis baretee ee nala hadal, waa sidee." Markii danbe waa sanifey :mad: , thinking she is really ignoring him and making him fool.

___________________

 

Xariiftoo reer gobol aheyd oona qurbaha ku cusub aa xariifkoo kale damcay in uu shukaansi ka gaarsiiyo. Markuu lamberkeed ka qaatey uu malintii danbe soo wacay. Wuxuuna ku dhahey, "Haye, abaayo, maxaa isku dhacaya? {what is up!}." Markaas ay waxee ku dhahdey, "Walaal waxba. Ma sharqan baad maqashey?? :eek: Maan.

__________________

 

Koo aa Nairobi lakeeney oo magaalo ku cusbaa, iska dhaaf horta xataa taleefoon wax la dhaho. Maalintii danbe aa taleefoonka guriga yaaley soo dhacay asagaana u dhawaa oo qabtey. Salaan ka bacdi qofkii soo wacay aa dhahey hebel majoogaa. Kii Magaalo-ku-Cusboow aa jawaaabey asagoo madaxdiis lux luxaayo {shaking his head}. He is shaking his head because he is giving an answer as NO. Qofkii soo wacay aa ku celiye, "War nala hadal, hebel majoogaa?" Still shaking his head. Kii soo wacay waa xanaaqey, "War maxaa noo inkireysaa oo maa hadashid?" Xariifkii Magaalo-Joogxumo aa jawaabey toogtaan, "War uun maya kuuguma malihi tan iyo markii." :D He thinks that person can see him his shaking head. :D Umaddeenaa.

_________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA.BRO THAT IS FUNNY STUFF! THIS IS MY FAVORITE ONE: MAXAA ISKU DHACAYA? WAXBA MA SHARQAN MAAD MAQASHAY.LOLO

 

LET ME ADD A TELEPHONE STORY TO THAT TOO..I SWEAR THIS HAPPEND IN REAL LIFE AT MY HOME.

LABO DHALLINYARO AH AA KENYAA KA IMAADAY...MID GURIGEENU KU SOO DEGAY KAN KALANA XAAFAD WAX YAR NOO JIRTA..KAN GURIGEENA KU SOO DEGAY WAA XOOGAA REER GOBOL..ONE NIGHT HE CALLED HIS FRIEND AND ASKS, WAR NINYAHOW ADINKA MEEQA SAAC BAY IDIIN TAHAY..HABEENKII OO DHAN QOSOL LAMA SEEXAN XAAFADDA, AND HE NEVER GETS WHY WE ARE ALL LAUGHING....EVERYNITE HE WANTS CALL HIS FRIEND HE ALWAYS ASKS..NINYAHOW HADDAAN GURIGAAS WACO AMAY WAQTI DANBE KU JIRAAN(THE HOUSE IS ONLY 15 MINUTES AWAY), AND THE FUN STARTS ALL OVER AGAIN..

Share this post


Link to post
Share on other sites
DAD   

"Haye, abaayo, maxaa isku dhacaya?" Markaas ay waxee ku dhahdey, "Walaal waxba. Ma sharqan baad maqashey??

He had it coming. The question just begged the obvious answer. smile.gif

 

Ma sharqan baad maqashey LOL LOL LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
La-y-La   

lol hahah.

 

ok this happened at ma house.

ma abti called us who just arrived from kenya and ma bro ppicked up and he knew it was ma abti and wuu salaamay markaas uu abtigay dhahay oo abti see igu garatay in aan ani ahay ma caller id ga muuka soo baxay thinking that anybody who calls would have their name on the caller id.

ma bro just laughed at him.

 

peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RayZak   

she meant..her abti thought that..who eva he callz...his picture would come out of the caller ID...looool..is funny ..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haaruun   

LOOOL u guys are funny...

Here is the one I witnessed.....xariifaa xaga gobolada nooga imaadey(back home), dhowr saacadood kadib markii uu nastey ayaa loo tilmaamey dhinaca sitting roomka si uu cajalado islamic ah isaga daawado...intii uu tv-ga ku mashquulsanaa ayaa telephonkii soo dhacey,

xariifkanina ma isagaa maqlaayeyba inuu dagaaladii axsaabta ee tv-ga ka socdey u dhex jiro ayuu umaleynaayee.

 

markii telephonkii aamusi waayey isna qaban waayey ayaa Hooyo usoo gashey iyadoo dhinacna ka ixtiraameysa ayey dhahdey..

 

Aboowe tlifoonka qabo

YAA

aboowe telifoonka qabo waa ka dhacayee (ppointing @ the telephone)

xariifkii intuu halmar boodey ayuu miiskii iyo telifoonkiiba boortiyeeri camal u qabtey.

 

AR WALAALEY XAAD NAGA WAALI GEEDKAAN GEED DHACAYA UMA EEKEYNE, SI FIICAN BUU MEESHA U YIILEE, XAW YAHEYSE GEEDKAAN LA KOOLKOOLINAAYAA, XAASE KU DHACEY UU LA QEYLINAYAA...

Share this post


Link to post
Share on other sites
La-y-La   

filsan abtigey wasn't callling from his place, he was caliing from another place and he thought his name was on the caller id thinking that every1 who calls would have their name on the caller id when actually the name of the person who is the owner of the phone appears.

 

peash.

Share this post


Link to post
Share on other sites

haye teelefoon!teelefoon! maa kenteen hada nah.

aqyarta miid saxibkey ah ,aa isku maar sogalney wadanka marekanka aa kudacdey shekadaan sanadkii markuu ahaa 2000. saxibkey teleefon wuu aqaney lakin telefonada america waa kaladuwanyihin macnaha melaha laga taabto oo kabacdi aa kuhadleysid. anaa sowacey maliin, kaligisaa aa jogey hafada, telefonka aa sodacey ,he ruuned to the phone, telefonka uu gabtey lakin telefonka maa igamaqlo , meelkasto uu rixey , still he dont hear me talking , but he has the phone on the hand , sikasto uu utatabtey telefonka wili telefonka waa dhacayaaa, marki daanbey uu hanagey telefonka uu tuur tuurey,

 

Abtigiii aa sogaley , wuxuu arkey telefonka oo isku daxyasan, anwaroww abti telefonka maxaa heley manta aa lawediyey , markaa wuxuu ugu jawaabey , abti telefonka aa ddidey iin uu ogolado iin aa kuhadlo markaa sidi galada filimanta aa uu kalaturey

he told me this story after words and i laugh and laugh and laugh so hard i was laughing for a year

peace

Share this post


Link to post
Share on other sites
La-y-La   

lol

listen mma, can i use some of those jokes for ma school newspaper, we trying to create this somali newspaper 4 ma school, and I think those jokes would be fery fery funny.

 

anyway,just wondering.

 

bye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

hey listen najma,wherever you do dont post the jobs on the newspaper, did u think about how stupid they ganna be treated if u post some nonsense about your people, well am telling you sister dont think this is funny to other non somali people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

listen mma, can i use some of those jokes for ma school newspaper, we trying to create this somali newspaper 4 ma school, and I think those jokes would be fery fery funny.

Sure, but its only fair if you listed the source from where you got it.

 

Make sure there is a link to this page.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

listen mma, can i use some of those jokes for ma school newspaper, we trying to create this somali newspaper 4 ma school, and I think those jokes would be fery fery funny.

Sure, walashiis. They weren't even mine. Some of them are on the net, not mine too, and corresponding of my earlier saying oo ahayd waxaa soo 'shaxaadey' waaye. So, anyway, by all means, adaa leh.

_________________

 

Maraxoo aa kabalyeeri laga dhigay oo Xamar ay ahayd. Waana ku cusbaa magaalada. Shaqadiisana laba bari ay u socotey. Maalintii labaad aa aqiyaartoo usoo galeen, oo sheekadaan dhex martey:

 

Kabalyeeriga: Soo dhawaada, walaaliyaal. Maxaa idiin keenaa?

 

Aqiyaarta: Duqa, marka hore galaas isbarmuuto noo keen lee.

 

Kabalyeeriga asoo wax kale weydiin waa baxay oo waa dooney. Lakiin makuu fahmaa hee ereyga isbarmuuto. And he was trying to act like a so-reer-magaal, so he went away, acting as though he knew what isbarmuuto meant. Waa soo noqdey saying, "Walaaliyaal, imika waa inaga dhamaadey. Wax kale ma dalban kartiin?"

 

Aqiyaarta: Haye kaabe, hada noo keen lee kistoo buskeeti iyo baasto, cabitaankana kadhig sharaab.

 

Toogtaan waa ku taagan tahey. Labo erey ma fahmin: Buskeeti iyo sharaab. So, he can't only bring the only word he understood, which was baasto. Nah, he can't do that. So, again, acting like a reer magaal, he went away to the kitchen. Staying a couple of seconds behind the door, and coming back to his customers, telling them, "Walaaliyaal waan uun ka xumahay, imika bee inaga dhamadeen. Ma wax kale oo dalban kartiin maa jidhto?"

 

Markaan dhalinyaradii mid la socdey aa fahmey xariifka. Kii dalbaayi intuu hoos ugu sheegay uu dhahey, "Ii daa xariifkaan waa ku taagan taheee mana fahmin ee waa tijaabinaa fiiri."

 

Aqiyaarkii: Haa, macalinka, noo keen fuundi iyo faryaamo

 

He went away again. And did the same thing. Coming back saying, "Walaal, aad baan ugu xumahay, hada buu dhamaadey waxaa dalbatey, ee maxaad kale baa dooneysaan?" :D Maan. Marax la qabtey talo maleh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this