Sign in to follow this  
Carafaat

The Prime Minister of Somalia, Saacid Faarax Shirdoon

Recommended Posts

Somalia   

Carafaat;935049 wrote:
He is the Head of Goverment and appoints the Ministers. So credit guess to Saacid.

But Cabudwaaq is in Galguduud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I believe Saacid will become a great pm once he stops toadying to Culosow and begins to challenge the corupt HAG policies coming out of Villa Somalia.

 

Reconciliation of the Somali people should be the number one priority of this government but Culosow has a different agenda in mind, and as long as Saacid continues to follow along he will never amount to anything.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Reer Puntland and their new found allies from Dhooblay seem to be the only ones disparaging the Premier. The Dhooblay guys obviously for political reasons and Reer Puntland for nothing short of holding the position he has. To the latter group I say there is always next time guys for the "stakeholders" Xiin famously said must be politically recognized for the position the day before Saacid's announcement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Aah c'mon my friend, you know that this has nothing to do with positions and the rumour that Saacid is a tool of the President is a Somali rumor and not Puntlanders alone. Go visit Amin Amir website, go read different articles from all Somali people talking about this, the President has all the powers and runs everything including that of the PM office. Like one of Gedo MPs pointed out last week in an interview with BBC Somali while dismissing the naming of Gedo governer, I will start respecting Saacid when he starts cleaning the Somali murder house and most complicated city Mogadishu and appoints leaders for Banadir and its districts and focuses on all the issues surrounding Mogadishu.

 

 

Like I said this is not a rumor created by Puntland folks but its what every Somali knows.

 

This is Gedo web portal:

 

Xasan Sheekh oo la wareegay shaqada Ra’iisul Wasaare Saacid F Shirdoon

 

 

Gedoweb Online admin on Thursday, April 04 @ 00:48:11 EDT

 

 

Wararka (News) Dhismaha Dowladnimo ee Soomaaliya oo ku imaaday Doorasho si kumeelgaar ah ay ugu codeeyeen Mudanayaasha Baarlamaanka oo matalay shacabka Guud ee Soomaaliya oo aanan haysan nabad ay codkooda ku wada dhiiban karaan, ayaa waxaa lagu soo doortay Madaxwyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud kadibna waxa uu Magacaabay Ra,iisulwasaare Cabdi Faarax oo isna soo dhisay golahiisa Xukuumadda.

 

Inkastoo Madaxweynaha uu leeeyahay awooda ugu sareysa qaab dhismeedka Dowlada hadana waxaa hubaal ah in Ra,iisulwasaaraha uu leeyahay waajibaadka ugu badan ee xukuumadda gaar ahaan sida loo kala maareynayo siyaasadaha dhaqaalaha, Amaanka xiriirada caalamiga iyo hirgalinta Federaalka isagoo kaashanayo Golihiisa Wasiirada.

 

Madaxweynaha oo ah Masuul taxadar iyo ka fiirsi badan islamarkaasna aad ugu duwan madaxdii soo martay dalka dhinaca hadal wanaaga iyo balanqaadyo raja fiican ay ka muuqato ayaa hadana waxaa soo baxayso in uu isku hayo shaqadiisii tii Ra,iiuslwasaaraha iyo tii wasiirka arimaha dibada.

 

 

Iyadoo Markii horeba lagu dhaliili jiray qaabka uu u magacaabay Ra,iisulwasaaraha iyo golaha xukuumadda ee la dhisay oo gabi ahaanba aysan ku jirin siyaasiyiintii kula tartamay Xilka oo la is lahaa badankood waxa ay ka dhex muuqanayaan golaha wasiirada Madaama markii dambe ay igu wada shubeen ayaa hadana waxaaba ka sii dartay markii la arkay Madaxweyne Xasan Sheekh oo isku ah wax walba.

 

 

Madaxweyne Xasan Sheekh Ahna Ra,iisulwasaaraha Dalka.

 

 

Marka aan leeyahay Ahna Ra,iisulwasaare waxaan ula jeedaa in shaqooyin badan oo u ay lahaayeen Ra,iisulwasaaraha iyo golahiisa uu wado Madaxweynaha waayo waxaa sharciyan ay aheyd in Madaxweynaha oo sidoo kale ah taliyaha guud ee ciidamada dalka uu inta ugu badan waqtigiisa ku sugnaado gudaha dalka korna ka ilaaliyo howlaha xukuumada iyo hirgalinta nabada iyo federaalka halka Ra,iisulwasaaraha oo adeegsanayo wasiiradiisana ay aheyd in ay qabsadaan howlahooda arimaha dibada iyo gudaha.

 

 

Markii loo baahdo waxyaabo muhiim ah oo dhinaca Caalamka ahna ay marka hore soo diyaariyaan Ra,iisulwasaaraha iyo wasiirada u qaabilsan kadibna madaxweynaha uu aado si uu u soo xaqiijiyo oo kaliya, sidoo kale Kulamada caalamiga ah ee Madaxda Caalamka ay isugu imaadaan, ee ma aheyn in dalkasta oo caalamka ah uu isaga taagnaado xitaa hadii lagala hadlaayo caawinaada dhinaca dhismaha wadooyinka ah, xili uu jiro wasiir arintaasi u qaabilsan.

 

 

Balse waxaa muuqata in Madaxweynaha uu isaga soo diyaarsanaayo isagana uu tagaayo si wax walba uu ugu lugyeesho. ma ra,iisulwasaaraha uusan aaminsaneyd mise waxaaba jira heshiis uu kula galay in uu Maqaar saar ahaado Ra,iisulwasaaraha ka hor inta uusan magacaabin, waa Guuxa dadweynaha Soomalaiyeed

 

 

Madaxweynaha Xasan Sheekh Ahna Wasiirka Arimaha Dibada.

 

 

 

Hadaan dib u eegno dhamaan safarada uu galay Madaxweynaha ee dalalka Caalamka uu ku tagay waxaa la socota Wasiirka Arimaha Dibada Marwo Fowziya marka laga reebo hal safar oo hada ka hor ay ku kormeertay qaar ka mid ah safaaradaha ku yaalla dalalka qaar.

 

Waxaa meeshaas ku lumay doorkii Wasiirada ay Ciyaari laheyd mar hadii Madaxweynaha ay la socoto ileen wafdi uu Madaxweynaha hogaaminayo maxay ka noqon kartaa oo aanan aheyn shaqaalaha Xafiiska Madaxweynaha ee la socda.

 

 

Dalalka ay tagaan oo dhan waxaa marka hore lala kulmaa Madaxweynaha wax walbana isagaa kala hadlo inkastoo markii wasiirada arimaha dibada dalalka ay tagaan ay wax la saxiixanayaan loo ogolaado Fowziya in ay qalinka ku jiido heshiiska lala galay ileen madaxweynaha wax lama saxiixan karo wasiir arima dibadeed iyadoo wasiirada ay taagan tahay.

 

 

Wasiirka Arimaha Gudaha C/kariin Guuleed iyo Doorkiisa

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Mudane C/kariin Guuleed ayaa isna ka mid ah Wasiirada saameynta Badan ee Madaxweynaha uu ku kalsoon yahay sidaas darteed ayaa waxaa la ogaaday in issaga mooyee wasiir kale oo aad u dhaqdhaqaaqa uusan jirin, waxa uuna awood buuxda u lahaa masuuliyada koowaad ee safadarada gudaha ay ku bixiyeen wafdiga uu ka mid ahaa Ra,iisulwasaaraha

 

 

Warar badan oo laga helay dhinaca Xukuumadda ayaa waxa ay sheegayaan in Wafdigii Ra,iisulwasaaraha ee safarada ku kala bixiyay Gobolada uu hagayay Wasiirka Arimaha Gudaha Ra,iisulwasaare Saacidna uu ka ahaa Marqaati la tusay indhaha shacabka.

 

 

Dadka qaar waxa ay leeyihiin Safardaasi waxa ay ka dambeeyeen kadib markii ay soo baxeen dhaliilo ah in Madaxweynaha uu hayo shaqada Ra,iisulwasaaraha sidaas darteedna la doonayo in lagu mashquuliyo Mudane Saacid Socdaalo hadba gobol uu ku tagayo si shacabka loo dareensiiyo in Ra,iisulwasaaraha uu shaqo weyn ka hayo gudaha Dalka.

 

Waxaa tusaale Fiican ah oo arintas sii xoojin kara Safarkii uu ku tagay Kismaayo oo wafdigiii ay iska soo saareen Maamulka Kumeelgaarka ah ay la kulmeen guddi uu hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha C/kariin halka Ra.iisulwasaarahana uu isaga mashquulsanaa booqasho Magaalada dhexdeeda ah.

 

 

Waxaa kaloo tusaale fiican ah Markii uu ka dhamaaday Badanka safarada lagu mashquuliyay waxa loo diyaariyay Safar ujeedadiisa aysan cadeyn oo qaab saf mareen ah uu cagta u soo marinayo dalalka Ciidamadooda ay joogaan Soomaaliya ee Jabuuti, Kenya, Itoobiya, Uganda iyo Brundiya oo saakay uu u ambabaxay.

 

 

Dadka dhaliila Siyaasada Doowlada ayaa safarkaasi ku tilmaamay mid Ra,iisulwasaaraha uu isku soo baraayo Madaxda dalalka Ciidamada u soo diray Soomaaliya maadaama aysan jirin wax muhiim ah oo ka socda dalalkaasi ku qasbayna in uu tago.

 

 

Maxaa ka dhalan kara hadii sidaan wax ku sii socdaan ?

 

 

Hadana waxaa soo baxaysa in la rumeysto dacaayad laga daba qaatay Madaxweynaha markii la doortay oo aheyd in uusan aaminaynin Qof aanan ka mid aheyn koox la sheegay in uu ka tirsan yahay oo loogu yeero (Dam Jadiid), waana Suuragal marka aad fiirisid dhaqdhaqaaqa wasiirka arimaha gudaha oo la sheego in uu ka tirsan yahay oo u muuqda si ka duwan wasiirada kale.

 

 

Tobanka wasiir ee la magacaabay lama wada arko waxaa shaashada ka muuqda C/kariin iyo Madaxweynaha sidaas darteed waxaa loo arkaa dowlada in ay wadaan Madaxweynaha oo isku darsaday Xilkii Ra,iisulwasaaraha iyo wasiirka Arimaha Dibada, Wasiirka arimaha Gudaha C/kariin guuleed, wasiirka madaxtooyada Faarax C/qaadir oo sameyn weyn ku leh qaab socodka dowlada iyo xiriirka caalamiga gaar ahaan dhinaca carabta.

 

 

Waxaa intaas sii dheer xogyahayaal Tira badan oo la daba dhigay wasiirada kale ee sagaalka ah gaar ahaan wasaarada arimaha bulshada iyo gaashaandhiga oo howlaha ay kala wadaan xogyahayaaal aan muuqan laakiin si sharci ah ugu xisaabsan wadaaradahaasi.

 

 

Gunnaanadka iyo soo jeedinta Qoraaga

 

 

Waxaan ku talin lahaa in Madaxweynahe Xasan Sheekh uu aamino kuna kalsoonaado dhamaan xubnaha golaha wasiirada ee xukuumada iyo Ra,iisulwasaaraha una ogolaadaa in shaqadooda ay si madax banaan u gutaan wixii qalad ah ama marin habaabin ah ee uu ku arkana uu ula macaamilo qaab sharciga waafaqsan oo xisaabi xil ma leh ah.

 

Laakiin haddii uu ku socda in qaabkka wax walba la isku qabanayo isagoo ay ka muuqato in uusan aaminsaneyn Ra,iisulwasaaraha iyo badanka golaha xukuumada waxaa uu horseed u noqondoonaa fashilka ugu horeeya ee ku dhaca dalka ka baxday kumeelgaarka.

 

 

In uu awooda saaro siyaasada arimaha gudaha goboladana uu ku safro si uu u qanciyo dadka u arko in dagaal hoosaad uu ku wado waayo hadaanan la is arkin wax ma hagaagaan, waxaa macquul ila ah in xoogaa isku shaan dheyn lagu sameeyo xukuumada iyo wasiirka koowaadba hadii uu ka shakisan yahay tayadooda oo laga dareemayo in aysan ka soo bixi karin howlaha loo idmaday.

 

 

 

 

 

By- Abdullahi Jama

Jamasom20@gmail.com

 

 

 

 

Gedoweb Online

gedoweb@gedoweb.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Mar hadaan helnay madaxweyne fiican (xafidullah) waa inuu asna helaa raysul wazaare wanaagsan

caadifadaan isbahaysigu waxba macno samayn mayso,waa soo kabanaynaa insha allah

Share this post


Link to post
Share on other sites

MR Waranle, waa ok waad mucaaradi kartaa PM laakiin caay qayaxan oo xitaa Xaaskiisa laga hadlo ayaa ah wax aan wanaagsanayn magaratay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Waranle_Warrior;935119 wrote:
^Aah c'mon my friend, you know that this has nothing to do with positions and the rumour that Saacid is a tool of the President is a Somali rumor and not Puntlanders alone. Go visit Amin Amir website, go read different articles from all Somali people talking about this, the President has all the powers and runs everything including that of the PM office. Like one of Gedo MPs pointed out last week in an interview with BBC Somali while dismissing the naming of Gedo governer, I will start respecting Saacid when he starts cleaning the Somali murder house and most complicated city Mogadishu and appoints leaders for Banadir and its districts and focuses on all the issues surrounding Mogadishu.

 

 

Like I said this is not a rumor created by Puntland folks but its what every Somali knows.

 

Sure. :D

 

Why else did you, Xiinfaniin and Mooge started spreading rumours from day one of this govermeny. Many believed those vicious lies, but reality is the PM does have a lot of power, why else would he avoid appointing admins for every region except Lower and Middle Shabelle.

 

Stop spreading lies and rumours, for they will come to hunt you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Then Puntland and Puntlanders must be too powerful in Somalia?

 

The reality is otherwise waryaa and the majority of Somalis see this PM for what he is, or at least what he has been thus far and what I have posted as evidence are none other than Reer Gedo politicians, Odayaal and websites.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Waranle, the last couple of weeks yo and Xiinfaniin are really trying hard to create division between Gedo folks and the PM, in order to potray the PM as someone not defending the interest of Jubbland. Your post here is another proof of thay.

 

Its called isku ***, and its part of your pirate politics. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Actually If I were to hazard a view regarding Puntland and its leadership's stand on the MP. I think Faroole likes Shirdoon he sees him as a flexible open minded man who can be reasoned with for if Faroole didn't see connections with him he would have made noises long time ago knowing how reactionary he is with his emotional outbursts.

 

But what Faroole doesn't like is Hassan Culosow's robust, unreasonable and anti-federalism antics. It is said that few times in which Faroole wanted to take a negative position against this government it was Saacid that talked to him and convinced him to be patient with them. What Faroole and Puntland hope is that, Saacid as the head of the government with utmost executive powers in the country comes out of the gang-controlled zone, stands on his feet and develops a fair and good relationship with Puntland and the rest of the federal member states of the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Che -Guevara;935109 wrote:
I have yet to see anyone make good argument against this man-just insults.

There is no good argument. This "yesman" thing serves only to discredit mudane shirdoon. Sadly some seems unable to move forward mentally.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this