Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe clan enclave leader Faroole scared to Visit Kismayo.

Recommended Posts

Faroole Oo Kismaayo Lagu Casumay Iyo M/Weyne Xasan Oo Digniin U Diray Inuu Booqdo Kismaayo

Written by Administrator

Tuesday, 02 April 2013 10:08

 

General Darwiish oo ka mid ah Ergadda Beesha Puntland ee shirka Kismaayo ka socda ka qeyb-galaya ayaa xalay casumaad soo gaarsiiyay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo ka fikiraya inuu Kismaayo booqdo.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo ka warhelay casumaadda loo diray Faroole ayaa uga digay inuusan booqan Magaaladda Kismaayo,oo laga dhisayo Maamul Goboleed aysan raali ka aheyn Xukuumadda Soomaliya.

 

Faroole oo lagu xanto fuleynimo ayaa la filayaa inuu u hogaansamo hanjabaada ka soo yeertay Madaxweyne Xasan,maadaama uu ka cabsi-qabo in Dawladda Soomaaliya ay ka noqoto heshiiskii Magaaladda Garoowe ku dhex-maray Reysalwasaare Saacid iyo Faroole oo maamulka Puntland loogu aqoonsaday inay tahay maamul Goboleed ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOOOOOOoooooooooooooool @ Faroole oo lagu xanto fuleynimo haha ahaha this must be hilarious

 

Xx, ha iswareerin, Faroole won't visit Kismayo inta ay idhaxyaaca iyo maamul la'aanta kajirto Jubbaland balse when shirka kusoo dhamaado guul Madaxwaynaha Jubbaland-na ladhoorto Faroole will visit there to attend the Presidential inauguration ceremony and welcome the establishment of the second complete member states of federal Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Faroole is a smart men. This shir is a clans declaration of war against the Somali people. He better not be seen there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jubaland is Jubaland and Puntland is Puntland. I can't see why Faroole needs an invitation to an unfinished job. When the Jubaland government is elected is when Faroole should visit to show his support.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Niinkaan Xaaji Maseexdho...I rarely click on Puntland Stuff, but Xaaji is always scoring points against that peaceful adminstration.Warya Xaaji Naasoow ohh taatkaa Amaan sii..

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

^Warya afsomali furahaa Janathaa maahaa ukaathii baal...Niinkaan inaatheerkaay Ayaan Saxaayaa Suug athiigu...Niin Kujeceel Umbaa ruun kushegoo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Stoic, your Somali isn't bad at all. Just start using d instead of th. Unless that's some dialect I am unaware of.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

lol@dialect I am unaware of. It's called Khaldaan :D D: Just kidding.

 

So absurd that x.xaaji will find it news worthy.

 

Must be slow news day for that website to publish this. Waryaa President Hassan has bigger priorities on his plate than monitor Faroole's travel calendar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Aaliya, thanks.I'm trying though...Reerkaa aan kuaftiirsatho wa abihii afsomaligaa lakiin aniiguu Waa khasaaroo lool...An old clansmen of mine once visited Tanzania and found some his folks that didn't speak Somali at all,,,Maarkaas ayuu yirii atuun taan itaambeysee nimaanki ukadashe Mohamed Moogee iyo Abdi Gahayr (hoyga suuganta) oo Afsomali aqoon...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this