Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Sierra leone AU troops to be deployed to kismayo

Recommended Posts

Col. Xumad oo sheegay in maal maha soo socda Ciidan ka socda Sierra Leone la geynaayo Magaalada Kismaayo

 

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa la geynayaa ilaa 800 oo askari, oo ka socda Dowladda Sierra Leone, si ay qeyb uga noqdaan hawlgalka Amisom.

 

Afhayeenka Guud ee Ciidamada Midowga Afrika Amisom Col. Cali Aadan Xumad, oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xalane, ayaa wuxuu sheegay in Ciidan ka socda Sierra Leone, ay Somaliya ku soo wajahan yihiin.

 

Afhayeenka ayaa wuxuu sheegay in Ciidamadaan dhawaan loo soo xiray tababaro ay dalkaasi ku qaadanayeen, sidoo kalana wuxuu sheegay inay iminka u diyaarsan yihiin, sidii loogu soo qaadi lahaa Somaliya.

 

“Ciidamada Seirra Leone ayaa Wadanka imaanaaya, iyagoo ka qeyb galaya howlaha AMISOM, waxayna ka mid noqonayaan Ciidanka Kenya ee jooga qeybta Kismaayo.” ayuu yiri Afhayeenka Amisom.

 

Ciidamada Dowladda Sierra Leone ka socda iyo Ciidamada Kenya, ayuu sheegay inay iska kaashan doonaan hawlaha Militari ee Gobolada Jubbooyinka, looga xureynaayo sida uu yiri Al Shabaab.

 

Ururka Midowga Afrika ayaa horey Dowladda Sierra Leone ugu jeediyay, inay kaalin ka qaadato hawlaha lagu doonaayo in nabad looga dhaliyo dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

If this is done than it will be a major political triumph for hassan culusow and his close associates. He politically incorporated the awsj factions and also the other middle region factions under the Somali defense forces. He signed a deal with the garowe clan enclave that they them self will help give some of their troops to come under the central military command of the country. The arms embargo was partly lifted the Kenyans are going home and will be replaced by siera leone african union troops. The prime minister is touring the lower Jubba and is setting up a transitional administration under the government. Its been a real good month for the goverment.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Look these Secessionists, separatists, isolationists who are praying for war. Inshallah it will not happen. The Kismayo fiasco shall be resolved peacefully and no war will take place. All these obsession with Kismayo show how desperate their project has became. They have been reduced to regularly go to Somali website for any bad news for Jubbaland and Puntland.

 

Xaaji Hate, how many website do you visit a day looking for bad news and how many hours do you spend online scouring tabloid website? Acuudibilllaah Ninyahoow caafimaad Allah kusiiyo waa jiran tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Oodweyne:

 

Sierra leone AU troops coming to Somalia is an old news, nothing new or related to Jubbaland politics as you secessionists like to believe.

 

 

The head of media at the ministry, Major Ken Jabbie, told APA there are no women among the 835 soldiers “as they had been advised not to send women personnel because of the prevailing conditions in the mission, where rape was being used as a weapon by enemy forces.”

 

At the Peace Mission Training Centre, at Hastings outside Freetown where the troops underwent training by expatriates, President Ernest Bai Koroma on Monday motivated and bade farewell to the troops.

 

Koroma said the country had pledged to give a battalion to AMISOM in 2010 “as its contribution to global peace and in 2011 signed a memorandum of understanding to that effect.”

After more than 12 months, he said, “the gallant” LEOBATT 1 was “adequately prepared” for the mission.

 

“Sierra Leone is now a country that is a force for peace in the world and the Republic of Sierra Leone Armed Forces have gained an enviable reputation” he said.

 

President Koroma added that the troops would showcase how a transformed nation and military could be a force for democracy and peace.

 

He urged them to be ambassadors of peace in Somalia and thanked the United Kingdom and United States for their support for making the mission possible.

 

He warned that the task might not be an easy one because a lot had happened in AMISOM since 2007.

 

Commanding Officer of LEOBATT 1, Lt. Col. Abubakarr Conteh, said his men were ready and prepared to contribute to peace in Somalia.

 

He said final training started on 3rd January to maximize operational readiness of the troops while paying tribute to the five soldiers whom he said died of natural causes during training.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

OOdoweyne,

 

Sxb in another thread I asked you lot isolationists what motivates you to go this length to comment constantly and so passionately about an area so far away from home. No one secessionist was available to answer, would you have a go?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Sxb you seem to playing naive today to suggest these troops are coming for the 'government agenda' regarding Jubbaland and a 'real game changer'. In fact, the news reports say these troops weren't adequately prepared to be deployed three years ago. In other words, they are coming today to fulfill their pledge in 2010 to provide Amison troops for Somalia, now that they have completed their training and ready to carry out the Amison mission. You're reading too much into Sierra Leone AU troops.

 

X.Xaaji ayuu kuu salaxay with a misleading headline. No one reports any troops coming to Kismaayo. :D :D That's x.xaaji's nightly prayers I guess but not happening. If anyone should be worried, it is AS, not the Kenyan AU troops in Jubbland.

 

My understanding is that they will be based somewhere in Baydhabo, Xudur area where Ethiopian troops are said to be vacating. Kenyan AU Amison troops liberated Jubbaland and I don't think they are as dumb as you think.

Share this post


Link to post
Share on other sites

And jacpher thinks the AU Kenyan troops will stay long in Somalia , Kenya has a new goverment i dont think uhurro will keep his troops in Somalia for a long time. These troops are heading towards the Jubba regions They will help liberate the Jubba regions , remember the Jubba regions are not fully liberated. And the Kenyans are not even taking over other parts of The Juba regions ask your self why?

Share this post


Link to post
Share on other sites

AFHAYEENKA AMISOM: “Ciidamada ka imaanaya Sierra Leone waxaa la geyn doonaa Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo”

Khamiis, Maarso 28, 2013 (HOL) — Afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xalane ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin halka la geynayo ciidamada ka imaaanaya dalka Sierra Leone, booliiska AMISOM oo ka howlgalaya gobollada dalka qaarkood iyo qorshe ay ku donayaan inay kula wareegaan deegaannada ay baneynayaan ciidamada Itoobiya.

 

Col. Xumad ayaa sheegay in 850 askari oo ka imaanaya toddobaadka soo socda dalka Sierra Leone la geyn doono gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo ay ku sugan yihiin ciidammo ka tirsan kuwa Kenya oo qayb ka ah AMISOM.

 

“Ciidamada ka imaanaya Sierra Leone oo toddobaadka soo socda imaanaya waxay qayb ka qaadan doonaan howlgalka ay wadaan ciidamada AMISOM,” ayuu yiri Col. Xumad oo sheegay in goobaha ay ka howgeli doonaan ay ka mid tahay Kismaayo.

 

Sidoo kale, afhayeenka wuxuu ka hadlay qorshe ay ku doonayaan inay kula wareegaan goobaha ay banneeyaan ciidamada Itoobiya , isagoo sheegay in ciidamada AMISOM iyo dowladda ay u diyaarsan yihiin inay goobahaas kala wareegaan ciidamada Itoobiya.

 

“Dhawaan waxaan maqalnay in ciidamada Itoobiya ay isaga baxaan Xudur, waxaana naga go’an inaan inaan la wareegno degmadaas iyo deegaannada kale ee ay ciidamada Itoobiya doonayaan inay ka baxaan,” ayuu Col. Xumad ku sheegay shirkiisa jaraa’id.

 

Ciidamada Itoobiya ayaan qayb ka ahayn kuwa Midowga Afrika hoostaga ee ku sugan Soomaaliya, waxaana saraakiishooda ay sheegeen inay ka baxayaan dhawaan deegaanno badan oo ku yaalla Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo ay soo galeen dhammaadkii sannadkii 2011.

 

Dhanka kale, afhayeenka AMISOM wuxuu sheegay in ciidammo booliis ah oo ka tisran AMISOM dhawaan la geyn doono magaalooyinka Baladweyne, Kismaayo iyo Baydhabo, isagoo sheegay inay qayb ka qaadan doonaan sugidda ammaanka magaalooyinkaas.

 

Howgalka AMISOM ayaa labadii sano ee lasoo dhaafay lagu ballaariyay gudaha Soomaaliya, halka markii hore uu ahaa mid ku eg magaalada Muqdisho, balse haatan waxay ciidamada ka howlgalaan gobollada dalka Soomaaliya sida ku Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Xaaji Xunjuf;931439 wrote:
And jacpher thinks the AU Kenyan troops will stay long in Somalia , Kenya has a new goverment i dont think uhurro will keep his troops in Somalia for a long time. These troops are heading towards the Jubba regions They will help liberate the Jubba regions , remember the Jubba regions are not fully liberated. And the Kenyans are not even taking over other parts of The Juba regions ask your self why?

Your argument isn't any different than saying Sierra Leone troops coming to Muqdisho to replace Burundi troops. No bases at all except your dreams from your nightly prayers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu jawhar have enough troops

 

The lower juba is not fully liberated

 

The Middle juba is not liberated

 

Gedo is not fully liberated

 

Now connect the dots where do you think assistance is needed in Mogadishu hiiraan or Kismayo and Jubooyinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this