Sign in to follow this  
Jamal Hassan

Upset Interior Minister rants away via Twitter.

Recommended Posts

Abwaan   

Gheelle.T, for real toosh baad tiriye floodlight shid. I just don't like maalayacni that is all. FYI dad gaar ahna khaladkooda ma arko taas adigaa isku sheegay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey, ama run sheeg ama ha sheegin labada jeerba aniga waad iga nabad geli laakiin adigana yaa runta kuu sheegi?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey, bal runta aad haysid sheeg, dhib kuu qabsan maayee. Kolay AS-nimaan kugu ogaa, laakin inaa Magool(AUN) heesaheedii aad jeclaydna waa igu xan ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Lool @ Geelle.T

 

Mar haddaad ogolaateen:

 

Allow been iga hay:

 

Dawladdii ina Yey Abwaan sida uu hadda tan u taageersanyahay u taageersanaa qabyaalad, qurun & shisheeye kalkaalnimuu ku tuhmi jiray.

 

Geelle T. dadka PL indho tirtay maaha, lakin camiraad yar & kaftab dhable kama taganeyn!. :D

 

I hope inaanan qaldamin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey, PL waan taageeraa oo waxaan u arkaa in ay model-keedu xal u noqon karo Soomaliya oo dhan, yacni federalka. Dhul abtirsi family- wuu yahay, xattaa anoon ku korin. Waa mid labaade, Soomaali colaada kala gashay kama maqni oo dulmii iyo tabasha si gaarka ama mid qabiilba waa dhici kartaa inuu jiro. Laakiin, wadani baan ahay boor iskuguma soo qariyo. Bal car walaalkeen intaa ka hel. Janankaa dhul xoreeyay ku leeyahay. Iyo waa lagaa guulaystay. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle,

 

Abwaan u tur intaad u turi karto . Sheekadan USC ee Inta Xamar xalaalaysatay oo shabeelada hoose ku darsatay hadda noogu sheekaysa Kismayo waa very diverse xattaa Oodweynaa ka diiday :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this