Sign in to follow this  
Wiil Cusub

Burco Genocide 1984

Recommended Posts

Warqad Sir Ah: Wareegtadii Lagu Go'aamiyey Xukumkii Dilka Ahaa Ee Lagu Fuliyey 43-kii Qof Ee Burco Lagu Toogtay 20.12.1984. + Sawirka Wareegtada.

 

Oslo(Ramaas) Dec.30, 2012 – shabakada ramaasnews waxa ay akhristeyaasheeda halkan ugu soo gudbineysaa waraaq sir ah, taas oo ka soo baxday xafiiskii ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadii ciidamada qalabka sida.

Warqadda oo ah tii lagu fuliyey dilkii toogashada ahaa ee lagu xukumay 43-kii qof ee loo dilay magaalada Burco, dadkaas oo loo laayey qabiilka ay ahaayeen oo kaliya.

Qoraalka ayaa u qoran sidan:

 

HR.192/84 RG Burco, 20/12/84

 

UJEEDDO:- FULIN XUKUN DIL AH

 

KU XIGEENKA XEER-ILAALIYAHA GUUD CQS

 

MARKUU ARKAY:- Go'aanka Maxkamada Dagaalka C.Q.S.

Lam 190/84 ee 20-12-84, kaas oo lagu cayimay

ciqaabta dilka ah ee lagu xukumay eedaysanaasha

kala ah.

1- Dilsuge – Qaasin Qodax Jaamac

2- “ - Cabdiraxmaan X. Maxamed Siraad

3- “ - Ciise Ibraahin Ismaaciil

4- “ - Siciid Maxamed Ismaaciil (Madoobe)

5- “ - Aadan Nuur Ismaaciil (Coraaq)

6- “ - Yaasiin Axmed Warsame (Soonaani)

7- “ - Axmed Cabdi Xasan

8- “ - Cabdi Maxamed Cali (Dhagjar)

9- “ - Axmed Yuusuf Mire

10- “ - Cabdi Jaamac Xasan (Sanweyne)

11- “ - Maxamed Yuusuf Ismaaciil (Comaas)

12- “ - Axmed Xasan Ismaaciil (Yunbur)

13- “ - Diiriye Cismaan Yuusuf (Laba Lugood)

14- “ - G/le Maxamed Cali Qorane

15- “ - Ex.S/A.Shukri Maxamed Samatar - (Qurmiye)

16- “ - Ismaaciil Saalax Wiriye “

17- “ - Maxamed Samatar Axmed “

18- “ - Saleebaan Hirad Aadan “

19- “ - Cali Cabdi Xasan “

20- “ - Aadan Jaamac Warsame “

21- “ - Maxamed Maxamuud Cabdi “

22- “ - Axmed Ismaaciil Maxamed “

23- “ - Cali Cumar Diiriye “

24- “ - Muuse Xasan Ibraahin “

25- “ - Cali Giire Cabdi “

26- “ - C/laahi Maxamed Faarax Taakuliye

27- “ - Aadan Cali Ibraahin Qurmiye

28- “ - Cabdi Maxamed Yuusuf Taakuliye

29- “ - Cabdi Xasan Jaamac “

30- “ - Cabdilaahi Xuseen Nuur Korto

31- “ - Cali Xuseen (Inta dambe way masaxantay)

32- “ - S/Alifle Axmed (Inta dambe way masaxantay)

33- “ - Magacu wuu masaxmay

34-Dilsuge - S/Alifle Faarax (Inta dambe way masaxantay)

35- Edsane- Jaamac Cabdilaahi Saciid

36- “ - Dable Maxamed Cige Xabad

37-Edsane - Cabdi Cali Axmed

38- “ - Saciid Cismaan Geelle

39- “ - Abuukar Cabdilaahi Rooble

40- “ - Cabdilaahi Saalax Giir

41- “ - Cawil Saalax Giire

42- “ - Ibraahin Maxamed Xandulle (Ina Aar) - Maqane

43- “ - Cabdi Xuseen Dheere - Maqane

 

In la fuliyo maanta 20/12/84 Saacadda 0700 subaxnimo laguna fuliyo goobta toogashada Burco.

 

MARKUU ARKAY:- QOD.227 XEER

MARKUU ARKAY:- QOD. 69 XEER

MARKUU ARKAY:- Xeer lam 54 ee 14.8.82

 

WUXUU GO'AAMIYEY

In go'aanka maxkamadda la fuliyo laguna fuliyo meesha iyo waqtiga ay cayintay, ayna fuliyaan koox ciidan ah oo hogaaminaayo Sarkaal ku haboon isaguna C.Q.Sida kuwaas ahaan K.D.S.iyo daraawiishta Booliiska.

 

WUXUU KALOO GO'AAMIYEY

In aasidda dadka iyo wixii kharaj ah loo xilsaaray D/Hoose ee Burco si toos ahna uu u maamulaya Guddoomiyaha Maamulka Degmada Burco.

 

KU XIGEENKA XEER ILAALIYAHA GUUD CQS

G/LE YUUSUF MUUSE FAARAX

 

Akhri Lifaaq Asliga ah ee hoose:

burco1.jpg

 

 

burco2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad garanaya micnaha genocide Meeshan ma joogan lol @che and what's up all these damn posts about genocide and massacres of late? Coming up: the 1985 Hargaisa genocide followed by the 1996 galkacyo massacre. Few days later it will be Berbera and borame.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

It was indeed a tradegy what happened in 1984 to 1988 in burco and its environs, in this particular case it was 43 people, but it continued on until 1988, although Che as a shabaabist should know the diffrence between massacre and genocide on this point he is wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Naxar this particular situation was a massacre, but a massacre every couple of months for a period of four years against members of a particular clan adds up to a genocide.

 

Now as a shabaabist the diffrence between a massacre and a genocide, between a bombing of a doctors graduation, and the wiping out of an entire city is known, anigu aafka uu faahmeyo uun baan ugu la haadleey...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hold on a minute though, as a only homogenous nation in Africa where the people share the same ethnicity, language, culture and religion, can any inter-Somali violence ever be discribed as genocide? I think not because us a fundamental misunderstanding of what the word means. Further more in the title, the date and location is very specific, it does not say a genocide between years so and so where one group was targeted for this and that. This is a rape of the English language in my opinion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tragedy, AUN.

 

These events need not be ignored should we all need to find permanent cure. Such crimes need to brought to our eyes daily and to remind us of such heinous crimes and of the horrors and to never repeat the same and also to bring the perpetrators to justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Apophis maxaa dhibaaya?

 

This was a sad tragedy. A dark page in Somali history.

 

Dhaqanow, inter-Somali killings cannot be termed as genocide. It's impossible.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this