Sign in to follow this  
Caano_Geel

Mogadishu The Capital of All Somalis?

Recommended Posts

cano geel,

what might be useful is to device a category of sorts that will determine a city's overall importance to politics, economics etc and then rank them accordingly.

these are my own ratings based on the following criteria:

1. political characteristics

2. economic characteristics

3. cultural characters

4. infrastructural characters

Alpha cities - Hargeisa and Mogadishu

Beta cities - berbera, bosaso, burao, garowe, galkacyo, kismayo, baidoa, las anod

Gamma cities - boroma, erigabo, jowhar, merca, beledweyne, abudwaq and maybe buhoodle

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;907962 wrote:
Beesha Unuka weyne waxa ka lacag badan the Pirate Puntians oo bada isbaaro dhigtay ,, garowe hada caasimada laga dhigo garowe wanu dhisayana adigu shirkadaha dhismahayasa meesha geyn kara oo shaqo abuuri kara. Eeg garowe hada wa tuulo hada caasimad laga dhigo. Beesha unuka weyne wa happy. Puntianskuna wa happy. Somaliland na wa happy Kenya na wa happy cid walba wa happy

will Garoowe be a city for all somalis to claim markaa?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Mogadishu residents should enjoy same rights and privileges like other citizens do in their respective regions and elect their own house of representatives however, the capital should be federally administered since it gets more privileges - or it should be transferred to another city that wants to be governed by the Federal government.

Share this post

Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;907975 wrote:
lool i don't think so xaaji yaan been laysku sheegin

Walahi the puntians would love to host the government of Somalia the seat of the Somali government and HAG will be welcomed in garowe to.

Share this post

Link to post
Share on other sites

I say we intermarry like it is going out of fashion, breed afresh like crazy rabbits, and in a generation or two there will be mongrels rather than pure clans every which way you turn - that will surely confound the qabyalists and make a mockery of ours versus theirs...

Till that utopian time arrives (drum rolls please), Taleexi's suggestion is best - mix of local autonomy via a local assembly and a federally administered capital, am completely agnostic where that capital will be so long as, as Taleexi says, the "original owners" of that place agree to the terms and conditions of being a federal capital.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

You guys should listen to Abwaan, Taleexi and Che's advice. Let the city be a stable place first then waa la heshiinaa. Beleive me although he has a point and that "Let me share what is yours and mine is only MINE" is wrong; Oba himself will be removed out of Mogadisho by Barbaarta Mataan Cabdulle.:D. Waxaa la yiri "God sireed ha qodin, haddaad qodana ha dheerayn ku dhici doontidaane ma ogide". Soomaalida maahmaahdaas lee hadday fahmi lahaayeen dhibka dhan waa laga bixi lahaa.....kuwii dowladaha hagayey, kuwii jabhadaha hagayey kulli god sireed bay qodeen, waana ku dheceen. Marka waxba la isma dhaamo ee inta maalin walba maalayacni laga doodayo dowladdaan caatada ah hallala shaqeeyo, markaas nabad iyo barwaaqo waa la gaariye.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;908038 wrote:
You guys should listen to Abwaan, Taleexi and Che's advice. Let the city be a stable place first then waa la heshiinaa. Beleive me although he has a point and that "Let me share what is yours and mine is only MINE" is wrong; Oba himself will be removed out of Mogadisho by Barbaarta Mataan Cabdulle.
:D
. Waxaa la yiri "God sireed ha qodin ku dhici doontidaane ma ogide". Soomaalida maahmaahdaas lee hadday fahmi lahaayeen dhibka dhan waa laga bixi lahaa.....kuwii dowladaha hagayey, kuwii jabhadaha hagayey kulli god sireed bay qodeen, waana ku dheceen. Marka waxba la isma dhaamo ee inta maalin walba maalayacni laga doodayo dowladdaan caatada ah hallala shaqeeyo, markaas nabad iyo barwaaqo waa la gaariye.

Adigu waxad tahay dadka is ka yidha wax walba way iska hagaagi adigu ficil ku darin oo wada hadal fiican la galin dadka is diidsan wax walba wey iska hagaagi hadal maha wa inad dadka isku so dhaweysid umada aad tustid wedji fiican , dad ba xamar jooga oo dad kale hantidoodi haysta adna waxad leedahay kuwi haystey ha iska haystaan eeh horta xamar nabad ha noqoto beri baynu eegi inaynu u celin karno wa cadalaad daro waxaasi .

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

XX, marka adigu waad iga duwan tahay aniga oo waxbaad qabataa soo maahan? Maxaad u diidaneyd markaan maalin dhoweynd ku lahaa ciidan baad hoggaamisaa?:D Ninyahow, dhibka ku haya wuxuu yahay inaad ummad isku dirto ayaad meeshan shaqo ka dhigatay wax runta kuu sheegaad rabtaa. Dadka Xamar hantida looga haysto, dowlad ayaa jirta ee iyada hakala hadleen, they don't need your advocacy iyaguba waa dad Soomaali ah Af soomaalina waa ju hadlaan...Koox aad isku beel tihiin oo ummad kale weerareysaa ayaad maalin walba special forces ku sheegtaa, bal taas ka waantoow oo dhhiigga dadka ee la daadinayo ayaaba ka dembi badan hanti la kala haysto ee taasi hakaa dhaadhacdo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Anigu oday xal raadis ah baan ahay adigu waxad leedahay wixi la dhacay busto aynu ku qarino yaynan dadku na arkin. Ana waxan leeyahay waxay Somali kala haysato ha kala xisaabtaman adigu laakin abwaanow in la xisaabtamo ma rabtiid ana waxan is weydinaya sababta aad ku diidisid in la xisaabtamo tallow maxaad qarinaysa:D Dowladu wa wax fiican laakin dowladu laftigeedu wax kama qabanayso dadki wax laga haystey wa kuwi shalay hudheeladoodi u dacwooneyey, dowladu may maqasho.Ciidamada qaranka jamhuuriyada Somaliland waligay special forces kuma sheegin mala sheekadi fransiiska wali maskaxdada ku guuxaysa. laakin wa iman doonta maalin anu ciidamada sida gaarka u tababaran aanu abuurno, laga yaaba General Xunjuf inu asaasyaasha ka mid noqdo lol. Abwaan dhiig wa dadanayey 21 sanadood,Somaliland shaqaqooyinka ka dhaca lama babar dhigi karo,dunidi aad so rogtay inaga daa dee:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;908038 wrote:
You guys should listen to Abwaan, Taleexi and Che's advice. Let the city be a stable place first then waa la heshiinaa. Beleive me although he has a point and that "Let me share what is yours and mine is only MINE" is wrong; Oba himself will be removed out of Mogadisho by Barbaarta Mataan Cabdulle.
:D
. Waxaa la yiri "God sireed ha qodin ku dhici doontidaane ma ogide". Soomaalida maahmaahdaas lee hadday fahmi lahaayeen dhibka dhan waa laga bixi lahaa.....kuwii dowladaha hagayey, kuwii jabhadaha hagayey kulli god sireed bay qodeen, waana ku dheceen. Marka waxba la isma dhaamo ee inta maalin walba maalayacni laga doodayo dowladdaan caatada ah hallala shaqeeyo, markaas nabad iyo barwaaqo waa la gaariye.

right on

lool tolka is united abwaanow under the M formula tarzan being the mayor shows how united tolka is

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this