Sign in to follow this  
Caano_Geel

Mogadishu The Capital of All Somalis?

Recommended Posts

Xamartii aan joogay last week Soomaaliweyn dhamaantood wey wada joogtay, laba dhinac isku fiirineysay ma jirin because of qabiil, nin walba dantiisa ayuu watay.

 

Qofkii cuqdad iyo wax kale heyso, qabyaalad iyo qurunkeeda wali ku beeran ayaa waxaan camal soo bandhigo ama sheegto inay qolo gooni Xamar u leedahay. Xamar isgeey indhahaaga kusoo arag, waa la isla leeyahay Eebba ka sakoo, qof qof ka lahaan karo ma jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;908750 wrote:
Xamartii aan joogay last week Soomaaliweyn dhamaantood wey wada joogtay, laba dhinac isku fiirineysay ma jirin because of qabiil, nin walba dantiisa ayuu watay.

 

Qofkii cuqdad iyo wax kale heyso, qabyaalad iyo qurunkeeda wali ku beeran ayaa waxaan camal soo bandhigo ama sheegto inay qolo gooni Xamar u leedahay. Xamar isgeey indhahaaga kusoo arag, waa la isla leeyahay Eebba ka sakoo, qof qof ka lahaan karo ma jiro.

Oba Hiloolow tan ha maqlo. Inanka eex ayaa wareerisay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

mudanayaal and marwooyin i have a announcement to make, I oba do not longer support ''xamar unuka leh'' i've realized xamar will be nothing without all the other somali clans and also i realized that many nomads like Apophis,Nuune,MMA,Kool Kat,che etc are born in mogadishu and thats the only home they have so how can i deny them to claim xamar?

 

Unuka have always been a welcoming clan even the sayid made a poem about it so i am a dissapointmet to beesha unuka weyne for not fallowing the tradition.

 

I am deeply sorry nomads i hope you all can forgive me.

 

Oba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this