Sign in to follow this  
Liibaan

KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)

Recommended Posts

Aaliyyah   

^ Reer Khaatumo are better off with their maamul Khaatumo State of Somalia iyo dalkooda Somalia. Maamulkaaga hargaisana isku koob umada aad inta aflagadeenasidna jooji. Soomalida konfur joogta hibo iyo quruxba way leeyihiine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^Somalia is our home...laakin hadaad taa garan waydey waa sheeko ku taala. Intaada baad u hadli karta, umadaha kale amaan haka helaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Xaaji Xunjuf;912040 wrote:
Aaliyah khatumo is you're home Hargeysa is you're home maxaad u didaysa, Somaliya ba lama didin eeh Hargeysa uun ha didin adeer.

Somaliya hadaad diidaneen waa war wacan. Somalia waa dhulkeeni, alle ha nugu celiyo asago nabad ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaaliyaah Somalia and Somaliland wax weyn maha wa magacyadi Somali uun. meel iska dhig waxanu ka hadlayney khatumo iyo hargeysa. adigu khatumo ka yimi hargeysa na wax ku yaalaan. Somalia xita ugu yeedh dhib malaha Khatumo so kama weyna Somalia. ileen khatumo iyada decide gereneysa ciday noqonayso xita haday ruushka ku biirayan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

'Liibaan';910505 wrote:
" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xuskii Sanad Guurada Khaatumo State - Kuala Lumpur, Malaysia

War Lii, ciyaartan ninkii bartaa cholesterol waa is deynayaan. Caashaq digaag baan ahay sannad walba mid baan jeclaadaa sidaas darteed taa yar ee boodaysa ma igu war dhaantaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

'Liibaan';909044 wrote:

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Xuskii Sanad Guurada Khaatumo State Sweden

Reer sweden sifiican ayeey u xuseen sanad guuradii Khaatumo mashallah. Khaatumo ha noolaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taleexi;912076 wrote:
War Lii, ciyaartan ninkii bartaa cholesterol waa is deynayaan. Caashaq digaag baan ahay sannad walba mid baan jeclaadaa sidaas darteed taa yar ee boodaysa ma igu war dhaantaa?

 

 

Taleexi, ciyaartawaa lagu jimicsadaa waa caafimaad. you are funny, lol@ caashaq digaag... haa waan kugu war dhaamaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this