Sign in to follow this  
Liibaan

KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)

Recommended Posts

Liibaan   

fire_works.png

fireworks.jpg

fireworks383x254.jpg

first_birthday.jpg

1-year-anniversary.jpg

On January 16, 2013, Khaatumo State will celebrate its first anniversary as an autonomous regional state of Somalia.

 

Happy First Anniversary

Congratulations to the people of Khaatumo State

God bless Khaatumo and all Somalia, amiin

 

Hambalyo Iyo Bogaadin Sanad Guuradii Kowaad ee Maamul Goboleedka Khaatumo ee Soomaaliya

 

Allah ha Barakeeyo Khaatumo Iyo dhamaan Soomaaliya. amiin

 

 

 

 

Kooxda-Khaatumo2.jpg

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

 

16ka Janauary...Waa Maalintii Khaatumo State Curatay Waa Maalin Qaaya Waynoo oo Qadarin Mudan

 

16ka Janauary....Waa maalintii qoomiyad walaalaa qorshihii ay gaadheen qodabadoo hirgaliyeen, hirgaliyeen....

 

16ka Janauary....Waa maalintii quluubtooda oo mida maamul ay qotomiyeen,qotomiyeen..qalinka ay ku duugeen..

 

16ka Janauary....Waa maalin farxad laysku qaabilay qof waliba dareen Qaran, qurux loo dabaal degay.

 

 

 

 

Maalintii Lagu dhawaaqay Dowlad Goboleedka Khaatumo State, Sida aad u xasuusataan Howlihii Qaran ee aynu qabsanay kadib markii si wada jir ah looga tashaday ayaaha gobolda Sool, Sanaag Iyo Cayn.

 

Heestan waa mid kamida kuwii laqaaday intii Ay socdeen Dabaaldegyadii Lagu waynaynayey Dawlda Goboleedka Khaatumo State.

 

Kha.jpg

khaatumo-%20stare.jpg

calankakhaatumostateofsomalia.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

" frameborder="0" allowfullscreen>

" frameborder="0" allowfullscreen>

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

images?q=tbn:ANd9GcRj_jX8ruPugIS8kfRNKCU

Khaatumo1.jpg

Kaahtumo-Sate1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Al-fannan Farah yare (Laabta Usiiidaa) Xuska sanad Guurada Maamulka Khaatumo Muxuu Hees U Hayaa -warbixin-

 

farah.jpg

 

 

Waxaa gebi ahaanba kasocda daafaha Caalamka u diyaar garowga Xaflada sanadguurada 1aad ee Khaatumo State , Hadaba jaaliyada Khaatumo State ee Wadanka Uk ayaa siweyn ugu diyaar garoobaysa xafladaas oo laga qaadi Doona Heeso Cusub oo loogu talagalay Xaflada Sanadguurada Khaatumo State.

 

Heesaha Lagu soo bandhigi Doono Xafladaas waxaa Kamid ah heesta hoos Ku qoran oo uu Miraha Sameeyay Abwaan Bidhyo Abtiile Waxaana Qaadi Doona Fanaanka Da’da yar ee reer Khaatumo Faarax Yare (laabta usiidaa)

 

Hoos ka akhri qayb kamid ah Heesta.

 

soomaalaay garwaaqsada

bal gudoonsha xaajadan

gungumaanku taagnahay

labo gebi dhexyaaloo

kaxidhiidhsan gudahoo

inay gooni daaqaan

goobaaye weligood

 

geedkii berdaha iyo

goonyihii taleex iyo

guryihii darwiishkiyo

gobanimo udirirkii

 

gabigeed aduunyada

guurtidii isaga timi

markii ay gorfeeyeen

khaatumo go,aansade

 

1917_Taleex.jpg

Taleex_jpg-for-web-large.jpg

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

http://youtu.be/qlyTeiO8oK0" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

These are nice words!

 

soomaalaay garwaaqsada

bal gudoonsha xaajadan

gungumaanku taagnahay

labo gebi dhexyaaloo

kaxidhiidhsan gudahoo

inay gooni daaqaan

goobaaye weligood

 

geedkii berdaha iyo

goonyihii taleex iyo

guryihii darwiishkiyo

gobanimo udirirkii

 

gabigeed aduunyada

guurtidii isaga timi

markii ay gorfeeyeen

khaatumo go,aansade

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Haloo xisaabsho dhowrkii sano ee SSC marka khatumo is older than 1 year.. It should be 4 years now..:D

 

Welcome baby Khatumo. Happy BD.

 

I am expecting to be closely look at its achievements than mere celeberation of its birth!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Khaatumo State hambalyo hambalyo waa ku doorane dugsi noo ahoow. Duca aan dhamaaneen iyo farxad aan gudheyn ayaan kugu galbinayaa.

 

Guul iyo horumar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sanad guuro wacan reer Khatumo

 

Laakin sanadki 2012 oo dhan baad xaflad ku jirteen ma isla sanadkaas baad iyadana xafladweyn ku xidhaysan.

 

Liibaan can you post that song Khatumo midnimo i love that song midhaheeda laxanka musicada fantastic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Heestii MIDNIMO, Bashiir Cali Xuseen

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Madashu Waa Taleex,Micnuhu Waa Midnimo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;897985 wrote:
Sanad guuro wacan reer Khatumo

 

Laakin sanadki 2012 oo dhan baad xaflad ku jirteen ma isla sanadkaas baad iyadana xafladweyn ku xidhaysan.

 

Liibaan can you post that song Khatumo midnimo i love that song midhaheeda laxanka musicada fantastic.

:D

 

Happy Birthday Khatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Jacaylbaro;898197 wrote:
I'm wondering what is next ,,, It was Bugland, then SSC, then Khaatumo ,,,,,,, >>>>>>>> SOMALILAND ??
:D

Allow Khaatumadda inoo suubi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Jacaylbaro;898197 wrote:
I'm wondering what is next ,,, It was Bugland, then SSC, then Khaatumo ,,,,,,, >>>>>>>> SOMALILAND ??
:D

You finally admitt its not part of sl.This is what we have been telling you all along ninyow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Dhalasho wacan Khaatumo. Liibaan baan ka baqayaa inuu i budheeyo haddaan dhaho Khaatumo xafladaha yareeya waa misallocated resources'e:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this