Sign in to follow this  
General Duke

Sanaag: Governor of region rubishes claims of SNM secessionists.. Audio

Recommended Posts

WARAYSI SPR : Maamulka Gobolka Sanaag oo been abuur ku tilmaamay Ciidamo Somali land ah oo soo gaaray Laasqoray.

Written by Admin

 

 

WARAYSI SPR : Maamulka Gobolka Sanaag oo been abuur ku tilmaamay Ciidamo Somali land ah oo soo gaaray Laasqoray.

 

Xingalool ( SPR ) : Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon ayaa ka hadlay warar ay qaar kamid ah Warbaahintu ay sheegeen,gaar ahaana tilmaamaya in Ciidamo Somali land ah ay gaareen Degmada Laas qoray.

 

Maxamuud Ismaaciil Ciyoon ayaa isaga oo ku sugan Degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag waxaa Waraysi uu siiyay Idaacada SPR uu ku beeniyay Warar sheegaya Imaanshaha Somali land ee Laasqoray,kuna tilmaamay warar fadhi ku dirar ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Sanaag oo Kormeer ku maray jiida hore ee Ciidanka Daraawiishta ee gobolkaas

November 27, 2012 - Written by Webmaster - Edited byeditor

 

Deegaanada gobolada Heylaan iyo Sanaag waxaa saacadihii ugu dambeeyay ka jiray dhaq dhaqaaqyada ku aadan in Maamulka Soomaaliland uu deegaanadaasi keeno sanaadiiq doorashooyinka maamulkaasi ku aadan.

 

Waxgaradka, Odayaasha iyo rayidka goboladaasi ayaa ka dhiidhiyay kana shiray sidii amuurtaasi looga hortagi lahaa, iyagoo qaaday tilaabooyin dhinackasto leh haba ugu horeysee dhinacyada militeriga iyo adkeynta Xuduudaha goboladaas.

 

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo la hadlay SBC ayaa sheegay in ka maamul ahaan saaka ay kormeer ku sameeyeen fariisimada ciidamada daraawiishta gobolka taasi oo ku aadaneyd sidii ay ilgaar ah ugu eegi lahaayeen dhaq dhaqaaqyada maamulka Soomaaliland uu ka wado gobolka.

 

“Baran Waa caasimada gobolka Sanaag ee Puntland, waxayna rabaan waa meesha ay nimanka maamulka la baxay Soomaaliland doonayaan inay nabadgeliyo xumo ka abuuraan islamarkaana keenaan waxyaabo aan horay uga dhicin oo doorasho iyo wax la mid ah ay ku sheegayaan, kana dhici doonin” ayaa sidoo kale ka mid ahaa hadalada gudoomiyaha gobolka Sanaag.

 

Waxa uu carabka ku dhuftay gudoomiyuhu in ay dheceen falal isku dhac ah ka dib markii niman ka socda maamulkaasi ay damceen in ay gobolka Soogeliyaan sanaadiiq codbixineed balse ay ka hortageen ciidanka daraawiishta iminkadana ay goobihii ay joogaan ka carareen waa sida uu hadalka u dhigeene.

 

Sikastaba ha ahaatee guud ahaan shacabka gobolada Sanaag iyo haylaan ayaa meel qura kaga soo jeestay talaabooyinka faragelinta ah ee la sheegay in maamulka Soomaaliland uu ka wado qeybo ka mid ah goboladaas.

 

Cawil Nadiif Suldaan

SBC International Garoowe

Daalacatey :338

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;893490 wrote:
Pirate governor can claim as much as he wants it wont change the reality on the ground

He is in Baran, he is on the ground, while you are having a shootout amongst yourself in Western Erigavo.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;893495 wrote:
He is in Baran, he is on the ground, while you are having a shootout amongst yourself in Western Erigavo..
:D

Badhan or baran you cant even pronounce the city yet you wish to claim it ,any way no one knows where he is maybe he is in his house hiding.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;893497 wrote:
Badhan or baran you cant even pronounce the city yet you wish to claim it ,any way no one knows where he is maybe he is in his house hiding.

I am not claiming it adeer, its mine. Again the delusions of the SNM clan, make sure you dont lose armor to the Maakhir warriors as you did the last you attempted to enter this region. History has a habit of repeating itself. All I am hearing is Saleeban Gaal making threats from Hargaysa and not Baran..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaji is dreaming. The Governor spoke and thus the Puntland troops. Secessionists won't be allowed to enter the region to cause instability. The news on the ground is that Badhan, Laasqoray, Dhahar, Hadaaftimo and Xingalool no election whatsoever will happen. It is said that Ceerigabo itself is in doubt and will probably not even reach the near villages outside and vicinity of Ceerigabo. Now that's a shame. Big one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fiqikhayre;893501 wrote:
Xaji is dreaming. The Governor spoke and thus the Puntland troops. Secessionists won't be allowed to enter the region to cause instability. The news on the ground is that Badhan, Laasqoray, Dhahar, Hadaaftimo and Xingalool no election whatsoever will happen. It is said that Ceerigabo itself is in doubt and will probably not even reach the near villages outside and vicinity of Ceerigabo. Now that's a shame. Big one.

Dont break XX delusional dreams. He thinks he has an army and a State that can subjugate an entire people. Last time they came, they lost vehicles and even their Minister of war was sacked..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke grand delusions I must say. Last time their Defense Minister was missing for days and injured. He eventually reached Ceerigaabo and was sacked thereafter.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Once again Duke comes out of the woodwork to commence his favorite pastime of making a smear campaign against SL. His efforts to try to sensationalize every bit of news is so transparent that he wishes to discredit the national elections.

 

I guess he deeply fears our brothers in eastern Sannag and Sool casting ballots and taking part in the democratic process.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararkii U Danbeeyey Ee Gobolka Sanaag Gaar Ahaan Ceerigaabo ,

 

November 27, 2012 In: Featured, Wararka Dalka | comment : 0

Gobolada Sool , Sanaag iyo Awdal ayaa waxaa ka dhacay rabshado dhaliyey dhimasho iyo dhaawac , rabshadahaas ayaa waxaa sababay ololaha doorashooyinka ay somaliland ka wado goboladaasi oo la filayo in ay bilowdaan maalinta berito ah ee bishu ku beegan tahay 28 ka bishan.

 

 

Magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa saaka ka dhacay is rasaasayn mudo socotay, is rasaasayntaas ayaa timi ka dib markii wasiirka duulista hawada maamulka somaliland oo degaan ahaan ka soo jeeda bariga burco uu amar ku bixiyey in xabsiga loo taxaabo maayarka magaalada ceerigaabo ismaaciil xaaji nuur oo isaga la sheegay in uu diidanaa qaabka loo maamulay koomishanka doorashooyinka, beesha uu ka soo jeedo maayarka ceerigaabo ayaa si adag uga hor timi xadhigaa la doonayey in lagu xidho maayarka hubna soo urursaday, labadaa malayshiiyo beeleed ayaa cabaar isku rasaaseeyey gudaha ceerigaabo rasaastaas ayaa asiibtay dad shacab ah oo halkaasi ka ag dhowaa dadka halkaasi ku dhaawacmay ayaa lagu daawaynayaa cusbitaalka magaalada ceerigaabo.

 

 

 

Dhanka kale ciidamo iyo masuuliyiin lagu wadey in ay maanta yimaadaan magaalooyin ka mid ah gobolka Sanaag ayaa baaqday ka dib qalalaasahaa ka dhacay ceerigaabo awgeed, sanaadiiq lagu wadey in la keenoo magaalooyinka yubbe iyo Hadaaftimo ayaa iyana meesha ka baxay , ka dib markii magaalada yubbe uu dib ugu noqday wasiirka gaashandhiga somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo qorshihiisu ahaa in uu ilaa Badhan gaadho balse jidka ayaa ciidan puntland ahi ay ku horjoogsadeen oo uu hogaaminayo C/laahi cumar Cashuur.

inkasta oo aan la garayn sida ay suurtagal u noqod doonto in si nabad ah lagu keeno sanaadiiqda codbixinta qaybo ka mid ah gobolka sanaag madaama ciidamo xoog badan oo ka socda maamulka Puntland ay joogaan Yubbe Iyo Hadaaftimo aagooda.

Sido kale Magaalada Lughaya ee gobolka Awdal ayaa waxaa ka dhacay rabshado dhaliyey dhimasho iyo dhaawac, wiil dhalinyaro ah ayaa ciidamka maamulka Somaliland ku dileen Lughaya halka mid kalena ay ku dhaawaceen, sida ay sheegayaan goobjooyaal ku sugnaa goobtaas dilku ka dhacay ayaa noo xaqiijiyey in ay ciidamka somaliland ay rasaas ooda uga qaadeen dad u badan dhalinyaro oo ku sugnaa xarunta komishaka ee lughaya.

 

 

 

Magaalada Xudun ee Gobolka Sool ayaa iyana waxaa ka dhacay maalinimadii shalayto afduub ay ciidamada khaatumo u gaysteen siyaasi ka socdey xisbiga xaqsoor ee maamulka somaliland oo lagu magcaabo cali sandule, dadaalo dheer oo ay galeen odayaasha deegaanka gobolka Sool ayay ku sii daayeen cali sandule , siidayntiisa ka dib ayaa la sheegay in uu dib ugu laabtay halkii uu markii hore ka soo kicitamay ee gobolka togdheer.

 

 

Hadaaftimo News Network

Cabdi Surad / Ceerigaabo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this