Sign in to follow this  
General Duke

Sanaag: Governor of region rubishes claims of SNM secessionists.. Audio

Recommended Posts

Waxgarad Shir Ku Yeeshay Magaalada Badhan Oo Digniin U Diray Maamulka Somailand (Dhegayso)

 

 

simada,cuqaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa shir ugu soo dhamaaday magaalada Baran,waxaana shirkaas laga soo saaray go’aamo nuxurkoodu yahay in la iska difaaco duulaanka ciidamada Somaliland.

 

Caaqil Casayr Faarax Bille oo ka mida ahaa odayashii shirkan ka qayb-galay ayaa Radio Garowe u sheegay in maamulka Somaliland ciidamo soo dhoobay deegaano ka tirsan Puntland,wuxuuna raaciyey in ciidamadan oo wata 40-tikniko ah laga soo daabulay degmada Oog.

 

“Xilligan waa durken oo waxaa lagu sheegayaa dhanka Ceerigaabo,waxaa cadaadis saaray dadka deegaanka iyo ciidamada difaaca Puntland oo dib ayay u durkeen” ayuu yiri caaqilku.

 

Caaqil Casayr waxaa kale oo uu sheegay in ciidamadani ay marba meel degayeen iyagoo safarkooda ka soo bilaabay degmada Xudun markii danbena yimid Shimbiraale iyo duleedka Dhahar,waxuuna sheegay in cabsi ay soo wajahaday xilligana ay agaagasi ka carareen.

 

“Dhibaato ayay u gaysteen ugaadhii gaar ahaan deerada oo qaarna ay gawaadhi jirsiyeen,halka qaarna rasaas ay ku dhufteen,si ay u qashaan dhibaato intaysay na gaarsiiyeen aaga ay deerada ku dileen oo Sanaag ka tirsan mamnuuc ayay ahayd in la laayo” ayuu yiri Casayr.

 

Ugu danbayntii caaqilka oo aan waydiinay in ciidamada Somaliland ay ku jiraan dad u dhashay deegaanka ayuu sheegay inaysan jirin oo ciidamadani ay yihiin 99% kuwo ka yimid dhanka Waqooyiga ayna u dhasheen Burco iyo Hargaysa.

 

Ciidamada DIfaaca Puntland ayaa u dhaqaaqey dhanka Dhahar maalinimadii shalay,waxana maanta la sheegey in halkaasi uu kormeer ku tagay Gen.Siciid Maxamed Xirsi iyo saraakiil kale oo ka tirsan hogaanka ciidanka.

 

http://allbadhan.com/?p=2717

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

This rivalry is getting heated up during this election season. Mr Y feels that Mr J is not giving him the capacity to hold a free and fair election. From a neutral stand point, Mr Y is right as Mr J has the capability to hold elections in many more villages due to the ballot box distribution. Lets hope it cools down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this