Sign in to follow this  
Maaddeey

Gov soldiers rape spree in Marko Caddeey!.

Recommended Posts

Maaddeey   

Ciidamada dowlada oo kufsi ku haya gabdhaha Marka iyo dil bareer ah oo Magaaladda ka dhacay

 

Print here| By: allgedo.com: Sunday, October 21, 2012 // 2 Jawaabood

 

Magaaladda Marka ayaa waxaa ka jira dhibaato ay gaysanayaan ciidamada dowlada ee dhawaan Magaaladaas kala wareegay Shabaab.

 

Rag katirsan ciidadamada dowlada ayaa saacadihii lasoo dhaafay kufsaday ilaa sedex gabar oo kamid ah kuwa magaaladda Marka.

 

Shacabka Magaaladda ayaa dhigay banaanbax kadhan ah ciidamada dowlada ee kufsigaas gaysanaya.

Gudoomiyaha dowlada ee gobolka Sh/Hoose C/Qadir Maxamed Ziidii ayaa qirtay in ciidamada dowlada ay gaystaan kufsi waxna laga qaban dono.

 

Dhanka kale kooxo hubaysan ayaa xalay gudaha Magaaladda marka ku dilay Nin shacab ah.

Ninka shacabka ah ayaa waxaa toogtay rag hubaysan, waxaana dilkiisa uu ahaa mid si xun loo adeegsaday.

Xaaladda amaan ee Marka ayaa faraha kasii baxaysa waxaana magaaladda dhibaatada ka wada ciidamada dowlada.

 

AOL Muqdisho

 

Allgedo News Media Network

allgedo@allgedo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
uchi   

Waryaa don't use a title in english if you are not translating the body.

 

Bloody shabaab sympathizer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey, at least idaacadaha ayaa ka hadlay, sidaan maqlayona ninna waa la qabtay, kuwa baxsadeyna waa lagu raad-joogaa, laakiin gabdhaha inta xoogga lagu kaxaystay qaraabadoodu aysan ka hadli karin yaa looga dacwoonayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maarodi   

uchi;882226 wrote:
Waryaa don't use a title in english if you are not translating the body.

 

Bloody shabaab sympathizer.

I know right?!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Koow ii lamo ma joogto, weli!!.

 

Shacabka ku dhaqan magaalada Marka oo qaati ka taagan Askar ka tirsan dowladda

 

Shacabka ku dhaqan magaalada Marka ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay u geysanayaan Ciidamada dowladda, iyadoo maalinimadii shalay askar labisan dareyska ciidamada ay jirdil u geysteen caruur iyo dhalinyaro ku guda jiray damaashaadka Ciidul Adxa.

 

Mid ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada oo la hadlay Idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in marba marka ka dambeysa ay soo xoogeysaneyso dhibka ay ku hayaan Ciidamada, waxaana ay ugu baaqeen madaxda dowladda inay wax ka qabtaan.

 

Xaafadaha magaalada Marka ayaa waxaa habeenadii ka jira dhac loo geysto dadka rayidka, waxaana xaaladaha ammaan daro ee ka jira magaalada ay sababtaa in goobaha ganacsiga xilliga maqribkii la xiro.

 

Maamulka degmada Marka ayaa sheegay inuu wax ka qabanayo dhibaatooyinka xaga ammaanka, iyadoo uu ku eedeeyay Hey'adaha ammaanka in aanay iska xil saarin wax u qabashada dadka rayidka ee ku nool magaalada.

 

Maalinimadii shalay ayay aheyd markii shacabka ku dhaqan magaalada Marka ay ku ciideysteen si ka duwan sidii hore, inkastoo dadku ay sheegayaan in horay ay ammaan heysteen xilligii Shabaabka ka ariminayeen.

Riix halkan(CLICK HERE)Soo booqo jowharsport.com

 

Hoyga wararka Somaliyeed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Good post Maaddeey. We must ask ourselves the following questions;

 

1. Are these government soldiers, or moryaan militias?

2. Are moryaans eligible to join the Somali National Army?

3. Is the Somali National Army in reality a moryaan army?

 

I am afraid these are the tough questions not being asked here, my friends.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ loool @ Oba ,

 

Every time Mr. Somalia says Maaryaan he means the USC Maaryaan and that includes Ali Mahdi folks but you always like to push it to Indhocade's ppl who are ironically your Abtiyaal :P when do you gonna learn man ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Macallinka;883525 wrote:
^ loool @ Oba ,

 

Every time Mr. Somalia says Maaryaan he means the USC Maaryaan and that includes Ali Mahdi folks but you always like to push it to Indhocade's ppl who are ironically your Abtiyaal
:P
when do you gonna learn man ?

Waryaa I don't mean Oba's family, I am talking about the moryaan ideology, the most deadly of them all. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macallinka;883525 wrote:
^ loool @ Oba ,

 

Every time Mr. Somalia says Maaryaan he means the USC Maaryaan and that includes Ali Mahdi folks but you always like to push it to Indhocade's ppl who are ironically your Abtiyaal
:P
when do you gonna learn man ?

:D :D, war reer galmudug is my uncles, they are busy with restoring peace in Mudug, its the milita of indhocadde and goobanle thats harassing ppl thats why im blaming them, as for somalia he's my awoowe dee im not caasi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this