Sign in to follow this  
Che -Guevara

Somali president names Abdi Farah Shirdon Saaid as new Prime Minister

Recommended Posts

Jawaabta Puntland.

 

Raysal wasaaraha cusubi kama soo jeedo dhanka Deegaanada Puntland oo si weyn loo hadal hayey in jagadaas loo magcaabo shakhsi ka soo jeeda Deegaanadaas lamana oga jawaabta ay ka bixin doonto Xukuumadda Puntland oo iyadu horay genefka ugu dhufatay magcaabidii Raysal wasaarihii hore ee Farmaajo oo ay isku beel ka soo jeedaan Raysal wasaaraha cusub.

 

Magcaabidii Raysal wasaare Farmaajo kadib Xukuumadda Puntalnd waxay si cad u sheegtay in xilkaas ay lahaayeen siyaasiyiinta reer Puntland taas oo dhalisay khilaaf baahsan oo soo kala dhex galay TFG & Puntland markii danbena ku soo dhamaaday in meesha laga saaro Raysal wasaare Farmaajo laguna bedelo Raysal wasaaraha hada wakhtigiisii dhamaaday ee Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas).

Bal kibirka inta leeg eega, 4.5 ba lugu so xulay raisal wasaaraha sidi cadaadu ahayd wax lugu diida prime ministerka ma jirto hadanu sharciga Somalia u yaala anu jabin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;877530 wrote:
^^ That's why Mooge is scared of the woman.

He get issues then.

 

 

Ailiyah.......She seems hardworking. Hopefully, she can be advocate for Somali women.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Xasan Sheekh "Aniga gar-guurta la igu naaneysaa, gar-guurashadeyda maanta ayay soo gaba gabowday"

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qiray inuu la soo daahay soo magacaabista Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya, isagoo cadeeyay in muddo laga sugayay.

 

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in mudo uu soo waday la tashi, isla markaana ay eegayeen shaqsi karti iyo aqoon leh, in howlaha Xukuumada socodsiiyo.

 

"Dad badan waa sugayeen in maanta la soo gaaro, Aniga gar-guurte la igu naaneysaa, gar-guurashadeyda maanta ayay soo gaba gabowday, intaasna waxay aheyd inaan isu roonaano, iyo la tashi, ma aheyn la tashiga hebel maa rabtiin iyo hebel ma aheyn, la tashiga wuxuu ahaa nooc aan rabno in wax u socdaan"ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in Ra'iisul wasaaraha cusub ay u hayaan kalsooni, isla markaana ay kula garab galayaan sidii xilkiisa uu u gudan lahaa.

 

"Aad iyo aad ugu kalsoonahay xilkaas inuu guto anaga waa kaalmeyn doonaan, waxaan leeyahay shacabka waa ku sugayeen waa kuu heelan yihiin, waan u duceyneynaa in howshiisa ku guuleeyo, waa cusub iyo is bedel cusub inuu ka ambaqaado rajeyneynaa"ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed ayaa noqday Madaxweynihii u horeeyay ee ku daaha soo magacaabida Ra'iisul Wasaaraha, iyadoo shaqsigan loo magacaabay xilka uu Muqdisho ku sugnaa xilligii ay bilaabanayeen ololihii doorashada xilka Madaxweynaha.

 

Hoyga wararka Somaliyeed

www.jowhar.com

jowharnews@gmail.com

jowharcom@hotmail.com

Master on October 06 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Xaaji Xunjuf;877592 wrote:
Cabdi cawar looks terrible he looks like he is about to get sick.

keep insulting the legends even after they depart. it speaks volumes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mooge;877600 wrote:
keep insulting the legends even after they depart. it speaks volumes.

Secessionists don't like Abdiweli Mohamed, they like people who destroy like Aideed AUN not builders. Believe me Mooge, men like Abdiweli they despise the most, and we should welcome their unjustified hate.

 

He came, he saw, he fixed. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meaning of Legend-a person whose fame or notoriety makes him a source of exaggerated or romanticized tales or exploits.

 

That's not to say Abdiweli did well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

XX, Abdiweli maxaa ka rabtaa? He did good and left the rest to his former classmate and neighbor to finish.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Mooge;877600 wrote:
keep insulting the legends even after they depart. it speaks volumes.

So when are you going to stop insulting those who are not from your sub-clan?

embarrassed-chimpanzee.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this