Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Shacabka Kismaayo iyo Ciidamada Jabhada Raskambooni oo qaati kala taagan.

Recommended Posts

Kadib Marki Ciidamado isgarabsanaya oo ka kooban 3 group ay la waregeenTalada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo baxaya Cabshoyin badan oo ka soo yeeraya Shacbka Magaalada Kismaayo.

 

Shacabka ayaa waxaay ku dhiban yihiin Fahanka lahjada ay ku hadlayaan inta badan Ciidamada Raskambooni waxaana adakaatay in Ciidamada Raskambooni iyo Shacabka Magaalada Kismaayo lahjad ahaan isfahman.

 

Ciidamada Jabhada Raskambooni ayaa 100/75 waxaay ka soo jeedan wadanka Itobiya qaas ahaan Kilinka Shanaad waxaayna ku hadlayaan lahjad aysan inaba wax ka fahmayn shacabka dagan Waamo.

 

Abe Muriidi Cabdilahi Somow waxaa uu ka mid yahay Shacabka Magaalada Kismaayo waxaa una ku dashay magaalada Kismaayo sanadi 1949 mar ay saka saxafada ku boqatay Hoygiisa oo ku yaala Xafada Calanleey waxaa u si weyn uga cabtay Ciidamo katirsan Raskamboni oo si xun ula dhaqmay,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its time demilitarize the raskambooni faction perhaps incorporate them into the Somali Security forces this is a severe problem, when you are dealing with factions the same should be done with the aswj factions roaming in gedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

LOOL. This is funny. Oba, I know your not from there, but can you give some examples of how reer waamo speak? I'm familiar with most Somali lahjads but have no idea about af-waamo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It says the raskambooni faction consists mostly of Somalis from the O'gaden region i thought the Raskambooni Faction was funded and trained by Kenya so they would be Somalis from Kenya wouldn't they?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

XX, waxaan nagada oo ii sheeg what happened to Al Shabab, saaxib. You can't be in control of an enitre city and then lose it in a couple of days without anyone knowing (or talking about) where you went to. Where did Al Shabab go, saaxib?

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;876807 wrote:
XX, waxaan nagada oo ii sheeg what happened to Al Shabab, saaxib. You can't be in control of an enitre city and then lose it in a couple of days without anyone knowing (or talking about) where you went to. Where did Al Shabab go, saaxib?

Alshabaab vacated the city latest news they are now planning targeting the Kenyan troops in a guerrilla warfare. They headed north of the lower juba thats the latest on Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I didn't know they spoke chinese in kilil 5. The above story is untrue, and it's just dacaayad sbx. Somalis understand each other, regardless of the lahjad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;876872 wrote:
Kismayo iyo dadkii lahaa baa is fahmi la' waa adoo dhaha reer Jowhar iyo digir baa is fahmi la'a
:D

lool oo digirta mahadashaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this