Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Government Opens Up 35 Public Toilets In Garowe IDP Camps. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

(Sawirro) Barakacayaasha Garowe oo loo dhisay in kabadan 30 suuli xilli ay baahi badan u qabeen.

Posted by Pi1 on September 25th, 2012

 

Garowe (Puntlandi.com):Barakacayaasha ku nool magaalada Garowe ayaa loo dhisay in kabdan 30 suuli xilli xeryaha barakacayaasha ah ay ka jirtay baahi badan oo dhinaca musulaha ah.

 

Xerada barakacayaasha jowle ee Garowe oo ah kaam ay ku noolyihiin ku dhawaad 500 oo qoys kuwaas oo dhamaantood ka soo barakacay gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya iyo wadamada dariska ah ayaa waxaa laga hirgaliyey 34 Musqulood.

 

Dhismahaan ayaa waxaa fuliyey Hay,adda wadaniga ah ee Agency for Peace & Development oo kaashanaysa Hay,adda Care international iyo masruuca USAIDKA.

 

Munasabad ay hay’addani ku wareejinaysay Musqulahan ayaa lagu qabtay fagaaraha kaamka Jowle waxaana goobjoog ka ahaa madaxda hay’adda APD, madex ka socotay dawwladda Hoose ee Garowe, maamulka Kaamka, Sarakiisha Care international, wasaaradda Arrimaha Gudaha D/hoose iyo Horumarinta Reer miyiga iyo xubno kaloo farabadan, waxaana goobtan ka hadlay masuuliyiin farabadan oo ka mahadceliyay dadaalkan sheegayna baahida ay barakacayaashu u qabeen in nadaafad ahaan sida uu kaamku yahay hada.

 

Xiriiriyaha Hay,adda APD Mustafe Yaasiin Cali ayaa ugu horey ka hadlay munasabadda waxaana uu sheegay in ay dhamaystireen musqulahaan oo mudo uu dhismahooda gacanta ku hayeen howlwadeenadda APD Maantana ay diyaar uyihiin in ay ku wareejiyaan gudiga Kaamka gaar ahaan dadka sida tooska ah loogu talo galay ayna goob jog noqdaan madaxda Care international oo maalgelisay masruucan iyo maamulka puntland.

 

Mustafe Yaasiin waxaa uu dardaaran u jeediyey bulshada ka faaiidaysanaya Musqulahaan waxaana uu yiri “ Ilaashada ,dhowrta hagaajiyana nadaafadooda si aad u xakamaysaan una joogtaysaan Nadaafadda ubadkiina iyo deegaankiina” Mustafe Yaasiin.

 

Xiriiriyaha APD Waxaa uu xusay in ay tababaro siiyeen dad gaaraya 20 kuwasoo ay bareen Nadaafadda iyo Fayadhowrka ujeedkuna ahaa si ay ugu dabakhaan aqoonta bulshada kale ee kaamamka,waxaa uu sidoo kale ku booriyey dowladda iyo Hay,adda Care in ay dadkaan u bahanyihiin adeegyo badan oo asaasi ah loona baahanyahay in la iska kaashado sidii looga caawin lahaa.

 

Gudoomiye kuxigeenka Kaamka Jowle Musafe Sharibow ***** ayaa isna qaatay hadalka waxaana uu u mahadceliyey Hay,adaha iska kaashaday dhismaha musulaha waxaana uu yiri waxaan qirayaa in aad wax muuqda noo dhisteen waayo waxaa hore loo dhisay musqulo kuwasoo qaarkood todobaad ku dumay.

 

Mustafe waxaa uu sheegay in musqulahan lagu wareejinayo 105 qoys iyadoo 3dii qoysba 1 musqul ah la wadaajinayo ,waxaana uu Carabka ku dhuftay in dadweynaha kaamka laga soo xulay 105 qoys .

 

Qoysaskaa ayuu sheegay in lagu soo xulay shuruudo ay ka midyihiin.

Dadka wayeelka ah

Curyaannimada

Iyo qoysaska Caruurta ugu badan haysta.

 

Kuxigeenka Kaamka jowle waxaa uu dowladda iyo Hay,adahaba u soo gudbiyey in ay jiraan baahiyo ka jira kaamka oo u bahan in wax laga qabto ayna ka midyihiin;

 

Masjid ay ku cibadaystaan

Xarun ilmaha wax lagu baro

Goob ay isku wacyigeliyaan ama ay kulamada ku galaan.

Iyo meel ay ku ururiyaan qashinka kaamka .

 

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Dowladda Hoose ee Garoowe C/rashiid Ciise Wayaale ayaa isna sheegay in deegaanka barakacayaasha hore looga qoday 158 musqulood kuwasoo waqti yar ka dib dumay sababtuna ay ahayd buu yiri .

Talo la,aan ku adan habka iyo halka laga dhisayo

Iyo musqulaha oo aan loo cayimin cid masuuliyad gaar ah ka sarantahay.

 

AGaasimuhu waxaa uu sheegay in ay si wayn uga fiicanyihiin kuwii hore musqulahaan “ anigu waa galay tijaabo ayaan ka qaaday shakhsiyaad xilkas ah ayaa fuliyey bulshooy idinkuna ilaashada oo dhowra nadaafadooda” C/rashiid Ciise.

 

Muno Ibraahim oo ka socotay Hay,adda Care International oo maalgelisay mashruucan ayaa iyana sheegtay in musqulahaan dhismahooda loo dooray goob iyo dad ku haboon madaama dadka kaamku ay yihiin kuwo u baahnaa,waxaana ay sheegtay in barnaamijkan isugu jiro Nadaafadda iyo Fayadhowrka .

 

Muna ayaa sidoo kale sheegtay in mashruucaan uu dabayaaqo yahay ayna kawadeen Gobolada Mudug,Nugaal,sool & Bari.

 

Agaasimaha Waaxda Masiibooyinka wasaaradda Arrimaha Gudaha Cawil Maxamuud Xirsi (Cawil Buulo) oo soo afmeeray munasabadda ay musqulaha ku wareejiyeen madaxda Hay,adda APD ayaa u mahadceliyey Hay,adaha APD iyo Care oo iska kaashaday dhismaha 35 musqulood ee loo diyaariyey dadka barakacayasha ah eek u nool kaamka Jowle ,waxaana uu sheegay in dadkaan barakacayasha ah yihiin bulshada qaybteeda danyarta ah isla markaana ay jiraah baahiyo badan oo ka tagan xeryahooda sida ay iyaguba xuseen.

 

Cawil Buulo waxaa u yiri “ Tani waa bilow wanaagsan ,waxqabadkiina xoojiya si caawinada dadkaan la isaga kaashado dowlad iyo Hay,ado Caalami ah iyo kuwo Maxaliyaba.

 

Dadka Barakacayasha ah eek u dhaqan kaamka Jowle Garoowe ayaa si balaran usoo dhaweyey sida hagar la,aanta ah ee ay ugu diyaariyeen dhismaha Musqulahan oo ay sheegeen in ay gabi ahaan ka duwanyihiin kuwii xiliyadii hore laga hirgalin jiray kaamamka barakacayaasha Garoowe.

 

www.puntlandi.com

278.jpg

281.jpg

282.jpg

283.jpg

284.jpg

273.jpg

270.jpg

269.jpg

271.jpg

272.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hate people who have no respect for what they do , like the "engineer" I hesitate to even say engineer. who designed these thing some troglodyte who probably never finished his study, as a freshmen civil engineer who is just started using AUTOCAD I could probably design a better looking cheaper and more humane restrooms, puntland should be ashamed of putting their name on this abortion ...The person who build this crap should have their license revoked, an utter eyesore.

Share this post


Link to post
Share on other sites

even though the execution was botched and an utter failure I believe its a good step in the right direction, you must crawl before you can walk, I just hope they blacklist who ever was responsible for this gigantic failure. I like that they are accommodating the IDPs overall its a step in the right direction.

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta do those toilets have roofs i've seen some jiingado houses with toilets without roofs, i dont get it, do i have to take my dallad with me when im goin to the toilet too, jheez

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I think this is a step forward. Some SOLer's expectations are too high, it shows how unaware they are about the situation on the ground. These people had no or few public toilets before, at least they do have some more now and hopefully we will see better ones being built in the future Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

it's better than nothing, these people shit in the streets anyway!. but then again this is how the so called Humanitarian Agencies manage funds in places like Somalia's where there is no accountability, I hope things gonna change in the near future since Mr. President knows more in the sector.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

If it get a bit of paint, it really is not that bad. Plus, you have to remember that these are IDPs. Give them a toilet with a roof and they'll probably move in. :D

 

Here are a collection of world toilets. Enjoy...

 

Mexico-%20Multiperson%20very%20public%20

 

publicToilets.jpg

 

funny-Toilets-05.jpg

 

portable_toilet-12283.jpg

 

toilet1.jpg

 

 

This one is a women's standing toilet!

 

womens-standing-urinals-shaanxi-normal-u

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

The "IDP politics" has taken a "ku dayo, ku dayo" twist.

 

 

Dr_Osman;873397 wrote:

 

282.jpg

I guess that's the Imam or his rep going in to cut the toilet's ceremonial ribbon. Please note he is not carrying a pair scissors.*

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

NG & ^^:D :D :D (not funny at all)

 

NN..true dat :D i couldn't even read the article..the title smashed the records..to begin w/..the gods must be crazy :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm usually the first to criticize the architecture of new age Somalia, but not in this case. These are temporary bathrooms which will go a long way in promoting health and sanitation for these people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

let's hope the sanitation disposal pipes/system set up (if any) won't jam, then we have even more worse case of unhealthy living.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this