Sign in to follow this  
Jacaylbaro

SOOYAAL - Ina Cabdulle Xassan Ma sheekh buu ahaa mise .... ??

Recommended Posts

NGONGE   

^^ Yes but the author is probably going to be there to sign some books, right? Six of one and half a dozen of the other...:P

 

p.s.

Add Apophis to the list of people that I outrank in af Somali (it used to be Norf alone). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Does The Author Know Much About Sayidka, Or Wax Ay Ruuxamadiisa U Sheegeen Ama Wax habar Heblaayo La Yiri Uu Ka Maqlay Buu Soo Qoray?

 

Anyway Who'll Buy A Book With That Kind Of Weird Title?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Guri Barwaaqo waa qoraa sare, lakin nin duriyadda ah laguma aamino Sayidka inuu xukumo.

 

Waxaanse jecleystay markuu Hadraawi iyo 'dabahuwan' ka difaacay mid duf ku baxa ah (khaalif tucraf) oo daldalloolo u yeel is yiri.

 

Haa, sayidku sheekh cilmi iyop camal isku darsaduu ah, hogaamiyena wuu ahh halgamaa ah, qaladna leh sida aadmiga kale, hadduu xer iska ahaan lahaa mawlac uun isaga jira hadda laysma weydiiyeen 'ma sheekh buu ahaa'. Halgankiisa iyo dagaalka uu Soomaalidii ka soo horjeesatay ku qaaday ayaa keentay in dadka qaar magacyo ugu yeeraan. Shixiri iyo Muse Ingiriis iwm. dartoodna waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sayidku wuxuu ahaa sheekh wuxuuna halgankiisa ka bilaabay barbara markuu indhaha saaray ilmo yaryar oo mucatab ama saliib loo xiray waalidkii dhalayna aqoon diimeed ka ardnaayee(SIIRA ADWAL MINAL CUMUR)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Nonsense never happened Cabdalla xassan marku berbera ka so degey waxa lugu yidhi halka danbe ku tuko halkan wa guri Qadriyaa, laba habeen ma joogin berbera marki ba Burco toos u galay , Qabiilki halka saldanada isku haystey Magaalada burco bu marba mid la kala safta. As for inu sheekh ahaa i will say ina cabdalla xassan aw bu ah sheekh mu gaadhin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

gooni;872379 wrote:
Sayidku wuxuu ahaa sheekh wuxuuna halgankiisa ka bilaabay barbara markuu indhaha saaray ilmo yaryar oo mucatab ama saliib loo xiray waalidkii dhalayna aqoon diimeed ka ardnaayee(SIIRA ADWAL MINAL CUMUR)

And here we go again with make belief tales and revisionist history propogated by our ilma jabarti brothers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this