Sign in to follow this  
Samafal

Urur Siyaasadeedka dadka qayila

Recommended Posts

Paragon   

Loooool. Walaahi si daacad ayaan u qoslay.

 

Hilarious. These two comedians are simply true artists. They are always topical and very witty.

 

Samafal ninyahow dadka qayila ayaaba ideas-ka keena illaa berigii siyaad bare AUN. LOL

 

BTW do you know maalin hore there was a real caleema saar of suldaanka dhallinyarada who was then arrested by the administration? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol@ I always admire dadka wax allifa siday bulshada kale uga horreeyaan...sheekada maanta socota oo dhan halkaan bay ku dhammaatay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

diwaangelinta xisbiga is so funny with odayga buuran eeh xundhurta qawaan

 

waan haya xisbigi urur siyasadeedki waan haya

macal isagu salaadintisa wata macal gudooomiyihi kumeel gaadhka

ururka magacisa fil bari wal baxri al turabi

waxa tagaan suldaanka dadka eeh maaalinti dhawayd la doortay

war nimanka la hadal kow dhe

nimanka suul iyo sexeex ka qaad

50.000 baan so dirayaa 30.000 na waan so raacinaya inti so dhaweysta

war lacagta halkee laga qadayaa

suldaan ha deg degin

lacagtu hortaday taalaye eh

halkee laga qaadanaya lacagta

xawaalda hadaan kooyey ku keydso ka doono ka qaado

wa xawalaad jirta

war muxu yidhi ku keydso ku dirso ka qaado u doono online

haa dee wa online iyadina wa online online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

This is art par excellence!!! Loved every minute of it. Imagine the film industry Somalia could've had if there was no civil war. It's too bad Bollywood has monopolized the market back home because there is no local competition. The new governent should make the development of Somali arts and culture a top priority.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this