Sign in to follow this  
Aaliyyah

Tacsi: Hooyo Faadumo Khaliif Oo Ku Geeriyootay Laascaanood-

Recommended Posts

Aaliyyah   

Lasanod Online. Wednesday, August 29, 2012

 

Tacsi: Waxaa halkan tacsi loogu dirayaa dhamaan reer Jaamac Faarax(Koosafaari), Geeridii ku timid hooyadood Faadumo Khaliif oo xalay ku geeriyootay Magaalada Lascaanood.

 

Ilaahay waxaa marxuumada looga baryayaa inuu Janadii ka waraabsho, ehelka iyo qaraabadana ka siiyo samir iimaan.

 

Tacsdian waxa dirayaa:

 

Hooyo: Saaqa Ciise Cabdi

 

iyo Dhamaan reer Cabdillaahi Shuuriye.

 

Tifatiraha iyo hawlwadeenada warbaahinta Lasanod Online waxay iyana tacsi u dirayaan reer Jaamac Faarax (Koosafaari).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

As Xaaji pointed out they are. Kosafari alle ha u naxaristo was a colonel before kacaanka. He was also mayor of laascaanod.

 

Ameen to all the duas. Ilaahay ha u naxaristo marxumada. Ehladeedana sabir iyo imaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this