Sign in to follow this  
General Duke

Speaker of federal Parliment the hottest race ever

Recommended Posts

Aaliyyah   

I have nothing against reer puntland. But, I have issues with people like moge, Duke, and Somalia. Waa in ay qirtaan in faroole tuug yahay umada khaatumona ka xaday kuraastoodi qaar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Aaliyyah;859543 wrote:
They clearly can't.
Adeerkood Abdi wali has to become the president by any means
even if it means their other adeer Farole has to steal three seats from reer Khaatumo. No morals at all.

Allah cuqdad badanaa wallahi waan kaa naxay to be honest, I remember once kelmed you said we are holding Khaatumo back and we opposed Khalif Galayr because he was prime minister, ilaahi haku caawiyo.

 

Illyria, look back at the messages and see who started this, I am engaged in arguments by them, not the other way around.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

So you had to edit all your posts because you didn't make much sense.

 

Allah cuqdad badanaa wallahi waan kaa naxay to be honest, I remember once kelmed you said we are holding Khaatumo back and we opposed Khalif Galayr because he was prime minister, allah ilaahi haku caawiyo..

Anyhow, maxaad ka naxday ma runta?...Duke asagaba so qoray in uu ka walwalsaneen cali khalif in u guleesan doono madaama sadex kursi faroole so dooray oo uu cali khalif kuba hayn gacanta sideeda kursi ee reer khaatumo iskada somaliweynba. Taasi waaba hadaladiisi waana hadalo matalaya waxaad dareensantihiin. I personally don't care who wins and becomes somali president but clearly for you folks it matters, moge wa asaga so qoray hadii cali khalif ku guleesto the parliament speaker in uu tageereen dawlada cusub. Marka cuqdada dadka qabo in ay adiga iyo wixi kula caqli yihiin ayaa halka ka cad kuna wada tageersantihii adeerkin faroole tuugnimada iyo umada khaatumo xaqoodi inuu xaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

So what hadii uu guleesto?! You think our support is based on leaders, for 21 years our leaders were the only ones looking for a government, look how we support Sheikh Shariif for his term even though he was against the man from our region. If the TFG fails, we fail.

 

I edited my posts cause Mooge told me to leave you alone, I never usually edit them you know that. Anyway, I see something is very wrong with you Aaliyyah to the point that I will say lets end this conversation here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

How cute. :o Mooge and Somalia saving Aaliyyah from the endarkened evil professor Eagle known as professor i love embezzling Somali

public funds .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Somalia;859550 wrote:
So what hadii uu guleesto?! You think our support is based on leaders, for 21 years our leaders were the only ones looking for a government, look how we support Sheikh Shariif for his term even though he was against the man from our region. If the TFG fails, we fail.

 

I edited my posts cause Mooge told me to leave you alone, I never usually edit them you know that. Anyway, I see something is very wrong with you Aaliyyah to the point that I will say
lets end this conversation here.

 

Clearly you live in your own bubble kulaha "our leaders were the only ones looking for a government".

 

If there is anything wrong with anyone it is the person who cant see the truth for what it is. Who instead of accepting the shortcoming of his adeer Faroole wants to go to the extent of justifying it.

 

I am very disappointed in you and your likes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa maanta heshay liiska xubnaha u tartamaya jagada afhayeenka baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasoo illaa hadda gudbistay codsiyadooda musharaxnimo.

Xubnaha musharixiinta u ah jagada afhayeenka baarlamaanka ayaa mid kasta wuxuu ku xiran yahay musharax gaar ahoo wata, waxaana loo arkaa in doorashada afhayeenka baarlamaanka ay micne weyn u sameyn doonto musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha oo sida hadda loogu kala guuleysto afhayeenka baarlamaanka ayaana hadhow suurtagal ay tahay in loogu kala guuleysto jagada madaxweynaha oo dad badan ay u ordayaan.

Sida ay shaaciyeen guddiga doorashada afhayeenka baarlamaanka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho, waxay doorashada dhici doontaa 26-ka Agoosto oo ku beegan maalinimada Axada ah. Waxay kaloo gddigu sheegeen inay bilaabatay qaabilaada musharixiinta afhayeenka baarlamaanka.

Magacyada shakhsiyaadka shaaciyey musharaxnimadooda waxaa ka mid ah;-

1- Prof Maxamed Xasan Jawaarey: Waa musharax ku lamaansan Sheekh Shariif oo gadaal ka riixaya si uu xilka afhayeenka ugu soo baxo. Musharaxnimada Prof Jawaarey ee baarlamaanka waxay halis ku tahay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo u sharaxan madaxweynenimo, waayo haddii Prof Jawaarey oo ah nin ka soo jeeda gobolada beelaha Baay iyo Bakool (Digil iyo Mirifle) uu ku guuleysto afhayeenka baarlamaanka, markaasi Shariif Xasan boos kale ugama banaana xilalka sare ee dawlada cusub. Sidaasi awgeed Shariif waa inuu geed heer iyo mid gaabanba u fuulaa sidii uu Prof Jawaarey codad ku filan uusan u heli lahayn.

Prof Jawaarey wuxuu horey u ahaa gudoomiyihii guddiga dastuurka ee xilli dambe lakala diray. Waxaana isa sharixidiisa kaalin weyn ku leh Sheekh Shariif iyo taageerayaashiisa oo u arka in Jawaarey uu yahay fursad Shariif Xasan looga tuuri karo masraxa siyaasadda ee dalka.

Illaa hadda Prof Jawaarey wuxuu wadaa qaabilaada xildhibaanada cusub, inta Raxanreeb ay ka ogaatayna waa inuusan illaa hadda xildhibaanada cusub u sheegin WAX BALLANQAAD lacageed ah. Kaliya wuxuu la soo shirtagay inuu yiraahdo “baarlamaan nadiif ah ayaan dhisayaa”. Prof Jawaarey wuxuu kaloo xildhibaabadii beryahan uu la kulmay uu u cadeeyay inuu rabo inuu dalka u sameeyo dastuur XALAAL ah oo looga gudbo midka kumeelgaarka ah ee degdega lagu sameeyay, kaasoo uu sheegay in fursad wanaagsan uu heysto baarlamaanka cusub. Waxaase dhici karta in waxyaabaha uu Jawaarey sheegayo inay u dheer yihiin ballanqaadyada siyaasadeed ee had iyo jeer siyaasiyiinta u sheegaan xildhibaanada.

 

Rajada Prof Jawaarey waxaa miisaan u yeeli kara haddii taageerayaasha Aala Sheekh ee hadda baarlamaanka loo diiday lagu soo daro waayo codka ugu badan halkaasi ayey ka filayaan isaga iyo Sheekh Shariifba inkastoo qeyb ka mid ah codadka xildhibaanada beelaha Digil iyo Mirifle uu urursaday.

 

C/laahi Goodax Barre: Wuxuu ahaa wasiirka qorsheynta ee xukuumadda C/weli Gaas. Dabcan isa sharixidiisa waxaa ka dambeeya musharax C/weli Gaas.

Goodax oo ah nin reer Hiiraan ah, sida dadka yaqaana ay sheegeen waa nin furfuran oo siyaabo kala duwan loo adeegsan karo (flexible man) ayna fududahay in la fahmo, waana taas sababta C/weli Gaas iyo xulufadiisa ay ugu qanceen inay masraxa keenaan C/laahi Goodax Barre. Dhanka kale xulufada C/weli Gaas waxay maanka ku hayaan in Goodax ugu yaraan ka caawin karo sidii codad looga heli lahaa beelaha ****** oo uu ka soo jeedo, isagoo hoor horaba bilaabay inuu rag uu wato oo beeshiisa ah ku daro baarlamaanka cusub si uu codkooda ugu xisaabtamo.

Fursad kale oo C/laahi Goodax laga dhex arko waxay tahay in haddii uu helo kursiga baarlamaanka ay taasi meesha ka saareyso rajada Sheekh Shariif iyo musharixiinta kale ee ****** uu u ordaya madaxtinimada dalka, maadaama saddexda kursi ee ugu sareeya dawlada lagu kala qaato hab ku saleysan saddex qabiil.

Rajada Goodax waxay ku xiran tahay tirada codadka uu la yimaado oo lagu daray kuwa C/weli Gaas uu heysto. Waxaase suurtagal ah in Shariif Xaan ku taageero codadka taageerayaashiisa haddii ay arintu adkaato (wareegyada dambe ee doorashada), sida ka muuqata isfahamka C/weli Gaas iyo Shariif Xasan ka dhexeeya oo ku saleysan in Sheekh Shariif la dhaafiyo kursiga madaxtinimada, waana wax rumoobi kara haddiiba uu Goodax helo afhayeenka baarlamaanka.

3- Mustaf Dhuxulow: Waa reer Ceelbuur, Waa siyaasi aad u galgal badan, marar badana isbedbedela. Waayo hore waxaa lagu tirin jiray kooxda Aala Sheekh oo xita illaa heer wasiir ayaa la siiyey, laakiin beryahan dambe intii buuqu socday xerta Shariif Xasan ayuu ka mid ahaa. Hadda inuu Mustaf Dhuxulow isa soo sharaxo waxaa ka dambeeya Shariif Xasan.

Mustaf Dhuxulow, wuxuu dhanka rajada kala mid yahay C/laahi Goodax Barre, waayo haddii uu Goodax helo kursiga afhayeenka baarlamaanka waa QUUSTII Sheekh Shariif oo taasi micneheedu waxay noqonaysaa in WADAADKA iskaga baxo tartanka mar haddii nin ay isku beel yihiin yihiin uu helay afhayeenimada baarlamaanka oo ka mid ah saddexda kursi ee ugu sareeya hogaanka dalka.

Dhuxulow illaa hadda waxaa uu ku xisaabtamayaa codadka taageerayaasha Shariif Xasan ee ku jira baarlamaanka, dabcana welwel badan hadda kama muuqdo oo illaa 60-meeyo waa laga sheegayaa inay u gashay baarlamaanka la dhaariyey. Arin kale muhimadeeda lehna waxay tahay in aragtida dawlada Ethiopia ay la jirto Dhuxulow iyo Shariif Xasan.

Haddii guusha Dhuxulow ay timaado, waxay cadeyn buuxda u tahay in Shariif Xasan ama C/weli Gaas madaxtinimada ku guuleysan karo, sababtoo ah Shariif Xasan waxaa qaacido u ah “inuu madaxweyne noqdo ama inuu keeno madaxweyne uu isagu rabo”, sidaasi waxaa Raxanreeb u sheegay ragga ololaha Shariif Xasan wada ee Muqdisho jooga.

Isxulufeysiga Shariif Xasan iyo C/weli waa mid runtii cusub haddana dad badan ka yaabiyey. Xitaa madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa arinta Shariif Xasan darteed kaga xarig furtay C/weli Gaas. Laakiin libinta ugu weyn ee Shariif Xasan iyo C/weli Gaas ku jiifaan waxay tahay in tiradii ugu badneyd ee taageerayooda ay u gashay baarlamaanka cusub.

4- Prof C/risaaq Cismaan Juriile: Waa siyaasi reer Puntland ah, aadna ugu dhow xilligan madaxweyne Faroole oo taageero kal iyo laab dhaqaalana ku jiro uu ka helayo. Prof Juriile waxaa isa sharixidiisa ka naxay C/weli Gaas oo u arka inuu rajadiisa iftiinka ka xirayo maadaama ay isku gobol ka soo jeedaan oo aysan kuraasta sare ku wada loolami karin marka loo eego awood qeybsiga qabiilada. Taageerayaasha C/weli Gaas aad ayay uga careysan yihiin isa soo sharixida Juuriile waxayna u arkaan qorshe Faroole ku dhabarjebinayo ololaha C/weli Gaas.

Xildhibaanada uu Juriile codka ka sugayo waa tirada C/raxmaan Faroole baarlamaanka cusub u gashay, haddiiba C/weli Gaas koox ka jiidanin sidaasi darteed hadeysan wax dambe isbedelin ololaha Juriile aad uma adka illaa hadda.

Si kastaba nin kasta oo u tartamaya jagada afhayeenka baarlamaanka waxaa horyaala caqabado waaweyn oo ay ugu horeeyaan iibinta codadka xildhibaanada iyadoo ay xusid mudan tahay in musharax kasta oo ku soo baxa jagada uu meesha ka saarayo mustaqbalka musharax kale.

RBC Radio

Nairobi/ Kenya

———————————————————————————————————————————————————————————–

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;859588 wrote:
Jawaari is a name that you keep coming up or you wish to. He is not a musharax. Some dream him to be musharax, so Shariif Xasan won't be in Filla Soomaaliya. If only dreams could come true.

lol its like you took these words out of my mouth. Duke wants the guy to be elected so badly (which i can understand) but to present his dreams as a fact is what am so surprised !!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;859588 wrote:
Jawaari is a name that you keep coming up or you wish to. He is not a musharax. Some dream him to be musharax, so Shariif Xasan won't be in Filla Soomaaliya. If only dreams could come true.

Lol. Maskiin the "nationalist" out of Qabiil love is rooting for Sharif Sakiin? Adeer read the articles, I am not the editor of Balcad.com, Raxanreeb & so on...:D your fakeness has been known to me for along time..Adeer we have a few days so we shall see...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Apparently, Cali Khalif Galaydh wants the Position of Speaker of the Parliament, throwing any Puntland runner for PM or President out of the window. lol

 

As I said few days ago, Shiekh Shariff and Abdikarim Jama will become President-Prime Minister. A man from Baidoba will most likely be the Speaker of Parliament.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this