Sign in to follow this  
General Duke

Speaker of federal Parliment the hottest race ever

Recommended Posts

Mooge   

Macallinka;859592 wrote:
lol its like you took these words out of my mouth. Duke wants the guy to be elected so badly (which i can understand) but to present his dreams as a fact is what am so surprised !!

macallinka, farmajo ma is dhibay isagu? loool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

General Duke;859594 wrote:
Lol. Maskiin the "nationalist" out of Qabiil love is rooting for Sharif Sakiin? Adeer read the articles, I am not the editor of Balcad.com, Raxanreeb & so on...
:D
your fakeness has been known to me for along time..Adeer we have a few days so we shall see...

Why does Duke attack people when his clan- based views are challenged? All I hear from him is you are this and that & cid hebla ayaad tahay: this is one of the reasons that members cannot have a rational discussion, Duke you are a spoiler:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afar siyaasi oo laba ka mid ahi kasoo jeedaan Beesha ******* ayaa isu soo sharaxay gudoomiyaha baarlamaanka

Updated About:8 hours ago 0

 

Afar siyaasi oo caan ah ayaa maanta iyo caawa sheegay in ay isu soo sharaxeen xilka gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Siyaasiyiintaan ayaa waxaa ka mid ah Cali Khaliif Galyer oo horay dalka uga soo noqday Ra’isulwasaare, iyo C/rasaaq Jurille oo labaduba kasoo jeedo beesha *******, labada kalana waa Prof. Jawaari oo kasoo jeeda beesha Digil iyo Mirifle iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kasoo jeedo ***.

Sida looga bartay gudoomiyaha baarlamaanka, waxaa dowladihi dalka soo maray dhamaantood kusoo bixi jiray nin kasoo jeedo beesha Digil iyo Mirifle, hase yeeshee waxay haatan u muuqataa in xilkaas ay ku loolami doonaan beelaha Soomaalida.

Wali ma jirto qof ka tirsan beesha ****** oo isu soo taagay xilkaasi, sida la isla dhaxmarayana dhamaan qabaa,ilka Hawiyaha waxay ku heshiiyeen in siyaasi ka mid ah uusan isu soo taagi karin xilka gudoomiyaha baarlamaanka.

Hadii ay dhacdo in siyaasi kasoo jeedo beesha ******* inuu noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxaa beesha Digil iyo Mirifle ay marki ugu horeysay heli doonaa Ra’isulwasaare.

Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa la dooran doonaa 26-ka bisha August.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;859686 wrote:
Horta Duke wax sharciyi ma qabtaa? mise hortaa banaan buu u socdaa!!

Lol:D I see you are still celebrating Edo Saado Ali's selection to the Parliment...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;859686 wrote:
Horta Duke wax sharciyi ma qabtaa? mise hortaa banaan buu u socdaa!!

Sharci ma qabtee xeryaha dowladda ayuu iska galaa:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;859691 wrote:
Eedo ha ku denbaabin yuu afku ku qaloocane.

Don't thank me, direct all applause to Faroole as many here believe he was behind the selection of Edo Saado Ali...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this