Sign in to follow this  
Liibaan

Liiska Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Kasoo Jeeda KHaatumo State

Recommended Posts

Liibaan   

garad1.jpg

 

Golaha Garaadada/Madax Dhaqameedka KHaatumo State Ayaa Shaaciyay Magacyadii Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya

 

 

 

Liiska Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Kasoo Jeeda KHaatumo State

 

 

 

Madaxdhaqameedka Beelaha KHaatumo State ayaa si rasmi ah u magacaabay xubnihii u matali lahaa deeganada Khaatumo dawladda dhexe e Soomaaliya. Kulamo isdabajoog ah iyo wadatashiyo ay yeesheen odayaasha dhaqanku oo kaashanaya gudida G10 ayaa ugu danbeyntii soo saaray liiska la isku waafaqay ee xildhibaanada Beelaha Khaatumo u matali doona dawladda qaran ee Soomaaliya, kaasoo lagu wado in dhawaan ay u gudbiyaan gudiyada ku shaqada leh.

 

hadaba halkan ka akhriso magacyada.

 

1. Dr. Ali Khaliif Galaydh, Former PM

 

2. Dr. Abdulkareem Hassan Jamaac, Former Minister

 

3. Ikhyaar Maxamuud Axmed.

 

4. Ziyaad Maxamuud Shirre.

 

5. Xaaji Abdi Maxamed Ali.

 

6. Caydiid Saleebaan Xaashi.

 

7. C/Waaxid Abdullaahi Jaamac.

 

8. Yuusuf Ahmed Nuur.

 

Xildhibaanadan ayaa la sheegay inay dhamaan ogolaadeen juffooyinkoodii iyo weliba Garadada markaasi aan qaybta ka ahayn gudida xulitaanka Barlamaanka Khaatumo ee isku dhafan, ayagoo dhamaantood loo tixgeliyey aqoontooda iyo kartidooda.

halkani Riix Si’aad Wararkaasi Oo Dhan Ugala Socoto

 

Horufadhi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

xiinfaniin;854978 wrote:
war ma la hubaa?

 

Haa, waa la hubaa, Garaadada KHaatumo ayaa si wadajir ah u soo wada saaray liiska Xildhibaanada beelaha KHaatumo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSCN21021.jpg

Garaad Abdulahi Garaad Soofe from Buuhoodle, MP Abdulkareem Hassan Jamaac from Buuhoodle, and the Turkish Ambassador in Mogadishu Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

MoonLight1;854986 wrote:
Adeer Cali ma xildhibaannimuu ku qancay? kkk. war ninku han yaraa.
;)

The man is on to something..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;854987 wrote:
Whats wrong with that?

i see that as a huge fall, from being the sophisticated professor, former prime minister and founder of Khatumo state to a XLDH sitting next to Yaloxow and Xaaraan kunaax. That's a big demotion.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

MoonLight1;854986 wrote:
Adeer Cali ma xildhibaannimuu ku qancay? kkk. war ninku han yaraa.
;)

Dr. Ali Khaliif Galaydh, Dr.Abdulkareem Hassan Jamaac, C/Waaxid Abdullaahi Jaamac and other KHaatumo MPs are KHaatumo People's Representatives in Somali Parliament. In 2000, Prof. Cali Khaliif was a Somali MP in Arta Government before he became the Prime Minister of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1;854986 wrote:
Adeer Cali ma xildhibaannimuu ku qancay? kkk. war ninku han yaraa.
;)

Lol....Xildhibaanka laftiisa ayuusan gacan ku hayn soo maahan? I heard that AY blocked from him even during Mbegathi. Don't you know that he still could compete for other posts such as speaker, president and PM haddii ay u shaqaynayso?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1;854989 wrote:
i see that as a huge fall, from being the sophisticated professor, former prime minister and founder of Khatumo state to a XLDH sitting next to Yaloxow and Xaaraan kunaax. That's a big demotion.

MoonLight1 beeluhu liiska ay rabaan bay soo gudbin karaan balse waa laga saari karaa ruuxii loo arko inuusan u qalmin amase xoog ku soo galay according to Mahiga's statement in Nairobi yesterday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this