Sign in to follow this  
General Duke

Even Dayniile.com admits Sharif ran out not to liberate SOOL from Siilanyu...

Recommended Posts

Maxaa sababay in Shekh Shariif ka baxo shirkii Saxiixayaasha Road Map-ka??

 

 

 

Warar badan oo kala duwan ayaa kasoo baxaaya sababaha rasmiga ah ee Madaxweyne Shariif Sh. Axmed uu uga baxay Maanta Shirkii Ansixinta Dastuurka.

Warar hoose ayaa sheegaaya in Madaxweyne Shariif iyo Reysal Wasaare Gaas ay isku fahmi waayeen in la kala diro Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas.

 

Guddiga Farsamada ayaa iyagu awood u leh in ay kala shaandheeyaan Xildhibaanada ay soo gudbiyaan Odayaasha Dhaqanka, sidaas darteedna Madaxweyne Shariif kuma kalsoona Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas, isagoo ka filan kara in ay ka hor istaagaan Xildhibaano isaga taageersan oo lasoo gudbiyay.

 

 

Qodobka kale ee Madaxweyne Shariif ka carooday ayaa ah Kulan Saacado badan qaatay oo ay yeesheen Maanta Waqtigii shirka billaaban lahaa, Madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole iyo Reysal Wasaare Gaas, taas oo shaki badan ku dhalisay Madaxweynaha.

 

Waxaa kale oo jira qodob muhiim ah oo ay isku qabteen madaxweynaha iyo 5-ta kale ee Saxiixayaasha, kaas oo ah, Xuxinta Ahlu Sunnah u mataleysa Shirka, iyadoo Madaxweynaha uu watay C/llaahi Macallin nuur, halka Saxiixayaasha kalana ay wateen Aw Libaax, taas oo keentay in uu soo fara galiyo Ambassador Mahiga oo taageeray Aw Libaax.

 

Qodobadaas oo madaxweynaha u muuqday in uu kaligiis noqday, isla markaana ay kasoo horjeesteen 5-ta kale ee Saxiixayaasha, waxa uuna ugu dambeyn go’aansaday in uu shirka isaga baxo.

 

Xafiiska Dayniile ee Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar hoose ayaa sheegaaya in Madaxweyne Shariif iyo Reysal Wasaare Gaas ay isku fahmi waayeen in la kala diro Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas.

 

Guddiga Farsamada ayaa iyagu awood u leh in ay kala shaandheeyaan Xildhibaanada ay soo gudbiyaan Odayaasha Dhaqanka, sidaas darteedna Madaxweyne Shariif kuma kalsoona Guddiga Farsamada ee uu horey u magacaabay Reysal Wasaare Gaas, isagoo ka filan kara in ay ka hor istaagaan Xildhibaano isaga taageersan oo lasoo gudbiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol...:D Guddi Farsamo, horta bal magacyadooda soo postgareeya this guddi farsamo, maqalkoodu waaba igu yaryahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;855020 wrote:
Thank you Iimaan Faroole and Duke for your hard and selfless service.

You are more than welcome. For Duke even in this site has spoken out against the secessionists, while you cowar and speak tough only against your fellow kinsmen....|:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;854984 wrote:
Duke speaks with rooxaamo..

 

Ooh, let me get this, the mad Imaan will liberate LA from Siiraanyo millitia..

Faroole for all his faults has spoken against the occupation. While A/Karin Jamac's hero Sharif is courting the very man who has humiliated your sub clan... The irony of it all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

General Duke;855055 wrote:
You are more than welcome. For Duke even in this site has spoken out against the secessionists, while you cowar and speak tough only against your fellow kinsmen....|
:D

I've no any remarks to add to this but your efforts are both noticed and appreciated :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Open Letter: Joint War Waged by Somaliland and Puntland Administrations On Khaatumo State of Somalia-

Lasanod Online

 

tukaraq11.jpg

tukaraq12.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

General Duke;855058 wrote:
Faroole for all his faults has spoken against the occupation. While A/Karin Jamac's hero Sharif is courting the very man who has humiliated your sub clan... The irony of it all.

Yes of course he spoke against the occupation yet pay the $ and logistics to capture some of the town by successionists.. Which one of the two is the irony of all time? Try it again mate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

General Duke;855079 wrote:
You are welcome my brother. Now work on giving the likes of Galayr, Xabsade and A/Karin Jama some backbone...
:D

And you can worn on giving the likes of Warlord Faroole some backbone...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this