Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President Axmed Siilaanyo meets ssc rebel leader Xaglatoosiye+PICS

Recommended Posts

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND, MUDANE, AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) WAXA UU MAANTA KU QAABILEY QASRIGA UU DEGAN YAHAY EE MINA-SALAAMA HOTEL, HOGAAMIYAHA KOOXDII SSC, SALEEBAAN CIISE AXMED KAAR (XAGLATOOSIYE). + DAAWO SAWIRADA

 

Saturday June 30, 2012

 

Dubai(CNN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye). Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha SSC waxay ka wada hadleen sidii deegaanada Buuhoodle iyo qaybo ka mida Sool loogu soo dabaali-lahaa nabad-gelyo buuxda oo taam ah.

 

 

Madaxweynaha iyo Gudoomiyuhu waxay istu-seen isla markaana kuwada Qanceen baahida ay shacbiga deegaanadaasi u qabaan in ay walaalahooda dalka ee kale la wadaagaan horumarka dhanwalba leh ee wax-barashada, Caafimaadka, Nabad-gelyada iyo Adeeg-yada kale ee ay noloshu u baahan tahay oo dhan, sida biyaha Iwm.

 

 

Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu balan qaaday inuu dhiniciisa soo dhawaynayo dedaalka lagu soo Af-jarayo khilaafka jira oo dhan, wuxuuna hogaamiyaha SSC-da kula dar-daarmay inuu si dhakhso ah uga hawl-galo.

 

Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye)na waxa uu balan qaaday inuu ka hawl-gelayo sidii khilaafka loo soo Af-jari lahaa, waxaanu sheegay inay reer soomaaliland yihiin dad wada dhashay oo aan sinaba u kala maarmaynin, Dantuna ay ku jirto wax-wada qabsiga iyo wada jirka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Somaliland Iyo Xaglo-toosiye oo ku heshiiyay inay ka wada shaqeeyaan Nabad-gelyada

 

June 30th, 2012

 

DUBIA (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL ee magaaladda Dubia, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye), oo ay isla qaateen inay ka wada shaqeeyaan nabadgelyadda gobolada Sool iyo Buuhoodle.

 

Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa magaalada Dubia ka soo saaray Afhayeenka madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ka mid ah weftiga madaxweynaha ee sugan dalka Imaaraadka carabta, waxaanu war-saxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:-

 

“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL, Hogaamiyaha Kooxdii SSC, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye).

 

Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha SSC waxay ka wada hadleen sidii deegaanada Buuhoodle iyo qaybo ka mida Sool loogu soo dabaali-lahaa nabad-gelyo buuxda oo taam ah.

 

Madaxweynaha iyo Gudoomiyuhu waxay istu-seen isla markaana kuwada Qanceen baahida ay shacbiga deegaanadaasi u qabaan in ay walaalahooda dalka ee kale la wadaagaan horumarka dhanwalba leh ee wax-barashada, Caafimaadka, Nabad-gelyada iyo Adeeg-yada kale ee ay noloshu u baahan tahay oo dhan, sida biyaha Iwm.

 

Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu balan qaaday inuu dhiniciisa soo dhawaynayo dedaalka lagu soo Af-jarayo khilaafka jira oo dhan, wuxuuna hogaamiyaha SSC-da kula dar-daarmay inuu si dhakhso ah uga hawl-galo.

 

 

Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye)na waxa uu balan qaaday inuu ka hawl-gelayo sidii khilaafka loo soo Af-jari lahaa, waxaanu sheegay inay reer soomaaliland yihiin dad wada dhashay oo aan sinaba u kala maarmaynin, Dantuna ay ku jirto wax-wada qabsiga iyo wada jirka.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

OMG.

 

Where is Liibaan and Aaliyah when you need them, this is definitely bad for the Khaatumo project.

Has Xaglatoosiye jumped off the ship?? We know the guy was not happy at Taleex and felt betrayed, but never thought he will stab from the back.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaglatoosiye was never on that ship. Rer buhoodle have already rejected Xaglatoosiye and his stance on Khaatumo. This is a xaabsade move that is of no consequence. Taleex and buhoodle are clear on where they are headed, nobody cares who eats dinner in hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Naxar Nugaaleed;846883 wrote:
Xaglatoosiye was never on that ship. Rer buhoodle have already rejected Xaglatoosiye and his stance on Khaatumo. This is a xaabsade move that is of no consequence. Taleex and buhoodle are clear on where they are headed, nobody cares who eats dinner in hargeisa

I don't know why Khatumo did not accomodate this guy, at least they should've made him one of the three presidents, but it seems the whole process was directed by Galeyr who did not like XT. Lets see if he can be as effective as Xaabsade and take Buuhodle with him to Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

He looks like nin qaraabo salaan ugu yimid Siilaanyo. Toloow ma abti baa loo yahay?:D Xaglo ma Khaatumuu xil ka waayey? hadday sidaas tahay waa Soomaali caadadeede inay sii orod iyo soo orod ku jiraan!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland: President Silanyo Resolves Buhodle Conflict

 

Saturday, 30 June 2012 21:22

 

Silanyo & Hagaltosie in a handshake of peace

DUBAI (Somalilandsun) – The Sool Sanaag Cayn (Ain)-SSC militia has agreed to lay down arms and enter into talks with the government.

This outcome came after a meeting between the president H.E Ahmed Mahmoud Silanyo and SSC leader Suleiman Isse Ahmed Kara "Hagaltosie" at MINA-SALAAMA HOTEL in Dubai where the president hosted the militia leader

A press statement released by the presidential spokesperson Mr. Abdilahi Ukuse informed that the meeting agreed on the need to end continuous clashes in Buhodle district and other areas of Sool region thus avail citizens the benefit of public services.

While urging for peaceful resolution to grievances of the Buhodle residents and those from other parts of Sool region, the president said, "Continue armed clashes only exacerbate the suffering of residents who are denied development projects that would uplift their livelihoods"

President Silanyo who stressed on the SSC leader the importance of expedited end to hostilities, promised his person and full support as well as that of the government and people of Somaliland thus normalize the turbulent eastern region of the country.

On his part the SSC leader said that his acquiescence with the president on the need for immediate end to hostilities especially in his hometown of Buhodle, emanated from a desire to see his clansmen share developments with the rest of their brothers and sisters in Somalilanders.

Hagaltosie promised that on return to Buhodle he will immediately embark on disbanding his militia and handing over the assortment of weaponry at his disposal to the government, Said he, "After disbanding the militia I will facilitate for talks with the government as agreed with the President.

The success in ending hostilities in Buhodle and the wider sool region is a major achievement by president Silanyo coming in the heels of the just concluded diplomatic relationship agreement with President Sheikh Sharif of Somalia.

At the same time the end to hostilities in the area will not only afford the residents participate and benefit from national development projects but will negate the oft disturbing issue of unsecured borders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

It seems Siilaanyo is willing to meet with Somalia leaders. First, Governor Siilaanyo met with the President of Somalia, and now meeting with the former SSC Governor XaglaToosiye.

 

http://youtu.be/ma4CipV2F4Y" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Dubai, June 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this