Sign in to follow this  
AsadSL

CEEBTII SHIRKA ISTAMBUUL 2012 oo la idinka qariyay

Recommended Posts

N.O.R.F   

^calm down saxib. I was comparing apples with apples. Ngonge is right in terms of a clan feeling disrespected (on wider levels within politics and society).

 

Happy now or you still looking for a fight?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

No. They did not overreacted, and no they are not silly. This old men did exactly what they suppose to do. You can't let it slide a comment like that! oo waliba sacabtumid iyo dhiirigalin la socoto (Meeshu Maqaaxi ma'aha). When you take care of the small things, the big things will take care of themselves.

 

P.S. I would not return the $1000 but instead I would donate the money on the spot to one of those Orphanage Houses in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

The same orphanage that Sakiin and his coalleages robbed the money that was supposed to feed them?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Niyo Somalidu Siyaasi shakhsi ah jecela so what if they call him sakiin wamaxay odayasha dhaqanka eeh afka buuraya. Barlamaanka ma iayaga iska leh bay u haystaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Xaaji, Siyaad Bare (AUN) barigii uu noola wali cid ugu yeedha Afweyne mushtamaca dhexdiisa oo aan talaabo sharci ah laga qaadin miyaad maqashay. Afka suuqa lagaga hadlo iyo dacaayada ma'aha in aad keento shirarka muhiimka (Sakiin macnaheedu waa nin Khaayin ah)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Showqi;840365 wrote:
Adiga naftirkaaga Sabeen baa lagaa doonayaa iminka........
:D
:D

loool...Sabeenta maxaan ku bixiyaa? Ma Sakiin baan siinayaa? MMA hadduu kugu raaco arrintaas sabeenta waan bixinayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Showqi;840375 wrote:
Xaaji, Siyaad Bare (AUN) barigii uu noola wali cid ugu yeedha Afweyne mushtamaca dhexdiisa oo aan talaabo sharci ah laga qaadin miyaad maqashay. Afka suuqa lagaga hadlo iyo dacaayada ma'aha in aad keento shirarka muhiimka (Sakiin macnaheedu waa nin Khaayin ah)

Marka ma waxaad leedahay qofku wuxuu rabo ha sameeyo xukun aan caddaalad ahayn, dad ha laayo, xatooyo xoolo dadweyne iwm ooyaana la xanaaqin oo wax laga sheegin. Siyaadse xukunkiisii maxaa u dambeeyey? Waan kugu raacsanahay in asluub shirarka looga hadlo inay tahay balse intaasoo saacadood in lagu lumiyo ma astaahilin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Come on. Why do they have to get so offended from just a nickname. I could've understood it if Shariif Sakiin got angry and left the room, but why the elders as well? Ma asaga bey metalayaan mise dadka Baay iyo Bakool?

 

Wait a minute, there was money involved? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Abwaan;840393 wrote:
Marka ma waxaad leedahay qofku wuxuu rabo ha sameeyo xukun aan caddaalad ahayn, dad ha laayo, xatooyo xoolo dadweyne iwm ooyaana la xanaaqin oo wax laga sheegin. Siyaadse xukunkiisii maxaa u dambeeyey? Waan kugu raacsanahay in asluub shirarka looga hadlo inay tahay balse intaasoo saacadood in lagu lumiyo ma astaahilin.

Maya, ma lihi shakhsiga siyaasiga ah yaan wax laga sheegin ama la dhaleecaynin. Xaajadan Conference-ka ka dhacday dhaleeceyn iyo wax ka sheegid ma'aha ee waa name calling. Kuligeen weynu wadda ognahay in Shariif Xasan naaneystiisu ay tahay Shariif Sakiin laakiin waa naaneys loo qariyo oo aynu ugu yeedhno behind his back, marka waa khalad iyo unprofessional ka soo yeedhay gabadhii shirka fureysay (Walow ay aheyd wax uu afku ka xaday, oo anay ku soo tala gelin in ay tidhaahdo magacaas:D)

 

Waxaan aaminsanahay hadii gudigii shirkan hagaysay ay isla markii ay gabadhu khaldantay ay shirka joojin lahaayeen for 5 minutes gabadhana ay microphone-ka ka qaadi lahaayeen in waxan oo buuq ah iyo wakhtigii ka lumay ay ka badbaadi lahaayeen. They really need someone (like Inna-Sanweyne) that oversees those Conferences in the background in case something goes wrong.

 

Abwaan, Siyaad xukuumadiisii tusaale ayuun baan u soo qaatay. Oo Waad ogtahay wakhtigii Siyaad madaxda lama caayi jirin oo naaneys aanay raali ka ahayn looguma yeedhi jirin shirarka dhexdooda. Wakhtigii Siyaad imisa Siyaasi ayaa naaneys xun lahaa oo uu ka mid yahay Inna Lax waxaa ku sameeye , Inna alaab weyne, iyo kuwo kale oo faro badan:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;840375 wrote:
Xaaji, Siyaad Bare (AUN) barigii uu noola wali cid ugu yeedha Afweyne mushtamaca dhexdiisa oo aan talaabo sharci ah laga qaadin miyaad maqashay. Afka suuqa lagaga hadlo iyo dacaayada ma'aha in aad keento shirarka muhiimka (Sakiin macnaheedu waa nin Khaayin ah)

Showqi general siad bare wuxu aha kaligi taliye kan sharif sakiin wala doortay ama wala magaaacabay waxan la yaabay odayaashaan beelaha eeh xanaaqay Muxu yahay sakiin ma iyagu ma tala ma suldaan reereed baa, mise barlamaanka bu isagu iska leeyahay ama reerkiisa iska leh ? Waxba qaldan niyo. Sharif Hassan wa masuul barlamaan madax u ah mise wa nin rereed . maxay dadka kale u xanaaqi wayeen?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Odayaashu inay naanaysta Shariif Sakiin u adkaystaan bay ahayd. If there would've been a law and order those chieftains would've been penalized for their misconduct. Very sad indeed: anyone can go away with anything these days in our country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Showqi;840375 wrote:
Xaaji, Siyaad Bare (AUN) barigii uu noola wali cid ugu yeedha Afweyne mushtamaca dhexdiisa oo aan talaabo sharci ah laga qaadin miyaad maqashay. Afka suuqa lagaga hadlo iyo dacaayada ma'aha in aad keento shirarka muhiimka (Sakiin macnaheedu waa nin Khaayin ah)

Showqi: The state of totalitarianism is no longer in operation thus, people should be more resilient and develop a thick skin that can with stand the heat of the talk....... the lady soon after she made the remark she apologized......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this