Sign in to follow this  
Aaliyyah

Khaatumo oo sidii cadceed soo baxday ka dhex iftiintay madasha shirka Istanbuul‏

Recommended Posts

Aaliyyah   

Khaatumo oo sidii cadceed soo baxday ka dhex iftiintay madasha shirka Istanbuul‏(Sawiro)

 

Wufuuda Khaatumo state of Somalia ee ka kala timi daafaha dacalada ee dunida ayaa si muuqatada maanta looga dareemeyey madasha shirka ee Istanbuul.

 

Xagga madaxada dhaqanka waxaa goobta ka arriminayey:

 

1. Garaad Jaamac Garaad Cali.

2.Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

3. Garaad Soofe Duraan.

4. Ugaas Cabdulaahi

5. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

 

Dhinaca G-10:

1. Dr. Cali Ciise Cabdi

2. Dr. Cabdikariim Jaamac

 

Dhinaca jaaliyaddaha dibedda:

Jaaliyadda Sweden:

1. Qunsul Cabdi Aadan

2. Liibaan Shariif

3. Naasir Cali Cabdi

4. Sahra Mubarak Ismaaciil

 

Jaaliyadda Minnesota:

1. Cabdimalik askar

 

Waa markii ugu horeeysey ee madal shir Soomaaliyeed ay wufuud reer Khaatumo ah oo baaxadda leh ay meel ku wada kulmaan.

 

Waa guul usoo hoyatay ummadda soomaliyeed meel kasta ay joogto.

 

Waxayna dhabarjab ku tahay maamula Soomaali diidka.

 

Halkan ka daawo sawiradda:

 

IMG_1440-1024x682.jpg

 

IMG_1446-1024x682.jpg

 

IMG_1451-1024x682.jpg

 

IMG_1465-1024x682.jpg

 

IMG_1472-1024x682.jpg

 

IMG_1477-1024x682.jpg

 

IMG_1495-1024x682.jpg

 

IMG_1488-1024x682.jpg

 

IMG_1485-1024x682.jpg

 

IMG_1488-1024x682.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

lool@caaliyah. few guys from darawiish clan took pictures at the hotel their staying and you made us believe khatumo baa hilaacday. lool again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Mooge, it's because of people like you that Puntland and what it represents is disliked by many Somalis.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

Aaliyyah;836286 wrote:
mooge, Grow up.

 

Khaatumo State of Somalia guul iyo horumar ayaan u rajaynayaa.

Mashallah, o talow Somaliland-na maxad u rajaynaysa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

LANDER;836291 wrote:
Mashallah, o talow Somaliland-na maxad u rajaynaysa?

Hallaag, burbur iyo kala qeybsanaan (I kid) :D

 

The people look professional which is good. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

LANDER;836291 wrote:
Mashallah, o talow Somaliland-na maxad u rajaynaysa?

Reer waqooyi galbeed markay jojiyaaan xaqdarada iyo dilka ee ku wadaan walaladood jaarka la ah markaas yagana intaa in leeg ayaan u rajaynayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

o nimankan jarka ee ad is gursatan maxay iidin yeelen? talow waxad u jeeda dadka bariiga Somaliland ee ad wada dagtiin, reer galbeed u ma jeediin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Mr Lander hadalka halkaas baan ku jarana waad ogtahay umada somaliland isku sheegta ee aad u sacabisid waxay umada ee jaarka la tahay ee u geesatay waana arin aad ku tageersantahay postskaaga waan akhriyay hada ka hor waxba ha iskukay yeelyeelin. Halkana ma aha thread aan arimahaas aan kaga hadlayo. Sida inugukala kaxee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

posted by haatu: The people look professional which is good.

.

Yeah they do look professional. Mashallah. Thank you.

 

Khaatumo waan ku doorane dugsi no ahow. Guul.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this