Sign in to follow this  
Aaliyyah

Khaatumo oo sidii cadceed soo baxday ka dhex iftiintay madasha shirka Istanbuul‏

Recommended Posts

Khadaroow awoowe, the privacy of other nomads is highly protected in this forum. It is important to let nomads on SOL be just nomads unless they choose to reveal their identity themselves.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Libaax-Sankataabte;836693 wrote:

I agree.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Libaax-Sankataabte;836371 wrote:
Great to see my good friends enjoying themselves in Istanbul, Turkey. Well done boys!

loool, they shouldn't be enjoying. Somalia is waiting for them, if they wanted a vacation they should have done that with their expenses although I have to admit that Istanbul is a great city though. :D It is hard not to do that. I went there in May 2005 and dabcan with my own expenses:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Libaax-Sankataabte;836693 wrote:
Khadaroow awoowe, the privacy of other nomads is highly protected in this forum. It is important to let nomads on SOL be just nomads unless they choose to reveal their identity themselves.

Good.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Abwaan;836716 wrote:
loool, they shouldn't be enjoying. Somalia is waiting for them, if they wanted a vacation they should have done that with their expenses although I have to admit that Istanbul is a great city though.
:D
It is hard not to do that. I went there in May 2005 and dabcan with my own expenses:D

True. Xil weyn ayaa saaran.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Mooge;836229 wrote:
lool@caaliyah. few guys from darawiish clan took pictures at the hotel their staying and you made us believe khatumo baa hilaacday. lool again.

:D :D

I can see my friend there .... congrats for him being in that meeting.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Indhaha Caalamka Soo Jiidatay (Daawo)

Shirka waxaa furay oo soo dhoweeyey martidii iyo wufuuddii Raiisal wasaare ku xigeenka dalka Turkiga mudane BAZIIR BOZDAG.

Mudanee Bakir Bozdag ayaa qeexay sida ay Turkiga uga go’antahay ilaalinta wadaajirka Umadda Soomaaliyeed iyo in ay Turkigu marna dib uga laabanaynin taageeradda iyo samata bixinta shacabka Soomaaliyeed ee dhibatadu ku habsatay. Mudane Bakir Bozdag wuxuu aad ugu dheeraday marxaladdihii qadhaadhaa ee bulshadda soomaaliyeed soomartay, loonabaahanyahay in aan caalamku iyo soomaalidu midna aanuu ogalaan in ay markale abdiyan aa ummadda soomaaliyeed arag gaajo iyo macaluul ay sababeen colaado sokeeye.

Intaa dabadeed waxaa hadalkii lagu soo dhoweeyey raiisalwasaaraha soomaliya mudane Cabdiweli Maxamed Cali oo si weyn ugu mahadnaqay dawladda iyo dadka reer Turkey sidda walaaltinimaddaleh ee ay ugarab istaageen walaalahooda Soomaaliyeed markii ay ugu itaalka darnaayeen, waana wax ay taariikhdu xusidoonto uu nasiib leeyahay ruuxii goobjooga ahaa markii baalkaa taariikhga ahi furmay. Cabdiweli wuxuu aad ugu dheeraday arimaha horyaala dowlad ahaan, lana gaaray wakhtigii laga guuri lahaa kumeelgaadhnimadda.

Amb Mahiga oo isna hadal mugleh ka jeeediyey madasha shirka ayaa aad ugu dheeraday sidda lagama maarmaanka ay utahay in bulshadda caalamku ay wax ka barto dowladda Turkiga sidda ay uga dhabeeyso balanqaadkeeda.

Shirkii wuxuu intaa dabadeed ugudbay qeybtii labaad oo ahay in kasoo qaybgalayaashii loo qeybiwaxyey afar Forum oo ka koobnaa arimaha Biyaha, Tamarta, Wadooyinka iyo Nabadgelyadda.Doodo dhaadheer waxay qolo walba soo bandhigtay wixii xog ah oo ay soo uruurisay.

Waxaa ugudanbeyntii abaarihii lixdii galabnimo isna furmay shir uu soo qabanqaabiyey dalka Ingiriiska oo ay kasoo qaybgaleen dalalka deeqaha bixiya loogana hadlay siddii loo kobcinlahaa xagga cadaaladda iyo systemka xabsiyadda waxaana shikan Khaatumo uga qeybgalay mudane Liiban Maxamed Shariif.

Warara badan iyo sawiro kale kala soco bartan.

IMG_1520.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1524.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1525.JPG?psid=1

IMG_1535.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1508.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1561.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1563.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1564.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1509.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1566.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1587.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1592.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1580.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1583.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1584.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1578.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1556.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1542.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1538.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

IMG_1525.JPG?psid=1

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Markale Iyo Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Wacdaro Kamuujisay ShirWeynihii Soomaaliya ee Istanbul Turkey

Warar Iyo Sawiro Horudhac

Shirka waxaa furay wasiirka arimaha dibedda ee Ahmed D dalka turkiga i saga oo si kooban uga hadlay roadmap iyo Garowe 1-2. Intaa dabadeed waxaa codbaahiyaha lagu soo dhoweeyey Raisalwasaaraha Turkiga Mudane Erdogan oo isagu qudbad qiiro leh ka jeediyey madasha shirka wuxuu aad uga hadlay xaaladda dhabta ah ee ka jirta dalka Somaaliya, wuxuuna si gooni ah u soo qaatay arin xusuus gooni ah ku reebtay isaga taasoo ah in wiil yar oo Soomaali ah oo arkay safarkii u tegay dalka soomaaliya in mudo yare isaragoodii u geeriyooday macaluul iyo nafaqadaro.” Drama of somalia is a drama of humanity” kelmedahaasi waxa shirka ka yidhi raiisul wasaaraha dalka Turkiga mudane Erdogan.Wuxuu Erdogan kula dardaarmay beesha caalamka in arimaha soomaalidda kadayaan docfurka ay marwalba sameeyaan arimahana hal meel looga soo wadajeensaddo.Waxa uu Erdogan soo qaatay maahmaah soomaaliyeed oo odhaneysa “Hadii gurigaaga mas galo ma haboona in lagu mashquulo dhereerkiisa iyo xoogiisa”

Erdogani wuxuu shirka ka sheegay in uu ku xigeenkiisa Bakir B uu uxilsaaray in uu gacanta ku hayo arimha dibudhiska Soomaaliya. Loona baahan yaahay in la helo khariidad cusub oo lagu dhisayo xoogaga nabadda iyo cadaalada soomaaliaya oo dhan. Waxa kale oo Erdogan sheegay in Turkigu oo soomaaliya ka furanayo xafiisyo goboleedyo ku baahsan Soomaaliya oo dhan.

Warar iyo saawiro kale la soco dhowaan…….

KHaatumo State Information Desk In Istanbul, Turkey

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

t11.jpg

t3.jpg

t2.jpg

t15.jpg

t13.jpg

t12.jpg

t111.jpg

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

t10.jpg

t9.jpg

t8.jpg

t71.jpg

t6.jpg

t4.jpg

t5.jpg

KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey

Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this