Sign in to follow this  
Mukulaalow

Welcome to Siyaad Barre Airport.

Recommended Posts

Abwaan   

Siyaasi;835815 wrote:
helloo.

 

ma lay maqlaa jamaacooy.

testing testing, kow laba kow laba.

 

waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay.

 

are you receiving guys.

Maya kuma maqlo.

 

Showqi;835821 wrote:
loud and clear................Bal barashutkii ha iloobin in aad furato inta aanad dhulka soo gaadhin...
:D
:D

lol...Siyaasi, saaxiibkeen Showqi yuusan ku waalin. Anigu kuma maqlo ee waxaad qortid unbaan akhrin karaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Xaaji Xunjuf;835813 wrote:
Maya wuxu aha Halgama, Somaliland xus baba lo sameyey maalinta shuhadada manad ogayn, ninkasu doorweyn bu ka qatay Halganka.

Xaaji, nin tuugtii Mandheera lagu xidhay shacabka masaakiinta ah ku fasaxay sidee Halgamaa loogu sheegi karaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryadhaheen dee dadkanu wa dad nool shaatiguduud iyo barre hiiraale iyo Mayor Maxammad dheere iyo Xaaji Muuse suudi, iyo general moorgen iyo Amiir Godane, markay dhintaan baynu eegi dee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Showqi;835827 wrote:
Xaaji, nin tuugtii Mandheera lagu xidhay shacabka masaakiinta ah ku fasaxay sidee Halgamaa loogu sheegi karaa?

loool....Showqi ma xaq-u-dirirka ayaad tuug ku sheegi?:D ha dembaabin...Soomaaliya oo dhan soo wixii tuug la soo fasaxay soo saas nooma aysan gelin maanta. Awalba tuug inta tuug kale oo garaaddoo been ah la siiyey xirtay, haddana inta tuuggii la sii daayey maxaad ka fileysey?:D lagama sheekayn karo! Ilaahoow na badbaadi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;835829 wrote:
Waryadhaheen dee dadkanu wa dad nool shaatiguduud iyo barre hiiraale iyo Mayor Maxammad dheere iyo Xaaji Muuse suudi, iyo general moorgen iyo Amiir Godane, markay dhintaan baynu eegi dee.

Meeshaan nidaam ma jiro, raggaanna waa wada Mr. Lixle miiran ee ka hor leexo.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

Waad ku mahadsantihiin soo dhaweynta wacan ee aad ii fidiseen. wax badan baan isha mariyay somaliaonline, laakiin hadda waxaa iisuura gashay inaan member ka noqdo, maxaa talo ah, yaa halkan ugu tun weyn, yaase ugu afdheer, waxse reer Puntland ah meesha ma joogaan.

 

Ku dayo, waa bilaabatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;835827 wrote:
Xaaji, nin tuugtii Mandheera lagu xidhay shacabka masaakiinta ah ku fasaxay sidee Halgamaa loogu sheegi karaa?

War ma ahayn tuug waxay ahayeen dad reer Somaliland oo xaq daro u xidhan qaar waxay ahayeen dhaliyaro, walaalkay ba ku jiray waxa la xidhay dhagaxtuurki 1982 hargeysa maandheera la geyey .Waleh qaar waba la dili laha hadanu Lixle mission prison break samayn lahayn. Do you know he planned it all just by him self.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Siyaasi;835835 wrote:
Waad ku mahadsantihiin soo dhaweynta wacan ee aad ii fidiseen. wax badan baan isha mariyay somaliaonline, laakiin hadda waxaa iisuura gashay inaan member ka noqdo, maxaa talo ah, yaa halkan ugu tun weyn, yaase ugu afdheer, waxse reer Puntland ah meesha ma joogaan.

 

Ku dayo, waa bilaabatay.

Oo maba cusbayd? Soo dhawoow....Biyo Cab...Nabad waan sheegnay, adna nabad noo sheeg...Ma waxaan Puntland ahayn baaba meesha jooga annaga dhan baa wada ah.:D Xitaa goofka magaciisa hoosta ka fiiri, kor keliya ayaad ka akhrisay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;835836 wrote:
War ma ahayn tuug waxay ahayeen dad reer Somaliland oo xaq daro u xidhan qaar waxay ahayeen dhaliyaro, walaalkay ba ku jiray waxa la xidhay dhagaxtuurki 1982 hargeysa maandheera la geyey .Waleh qaar waba la dili laha hadanu Lixle mission prison break samayn lahayn. Do you know he planned it all just by him self.

Oh, ma isaga keligiis baa isku biimeeyey? War ninku Somaliwood inay filin ka samayso ayuu mudan yahay....oo XX adigu ma fulay baad ahayd maxaad dhagax-tuurka uga hartay oo laguu xiri waayey? Mise ubaxa Kacaanka ayaad ka tirsanayd?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Siyaasi;835835 wrote:
Waad ku mahadsantihiin soo dhaweynta wacan ee aad ii fidiseen. wax badan baan isha mariyay somaliaonline, laakiin hadda waxaa iisuura gashay inaan member ka noqdo, maxaa talo ah, yaa halkan ugu tun weyn, yaase ugu afdheer, waxse reer Puntland ah meesha ma joogaan.

 

Ku dayo, waa bilaabatay.

Informationka aad u baahantahay oo dhan aniga ayaa ku siindoona laakiin it's gonna cost you couple of Rep Powers (woxooga xidigo ah dhinaceyga u soo tuur). Meeshan laaluush ayaa la kala qataa, wax bilaash ahi ma jiro Ya Siyaasi:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haa waleh geesi bu aha war Somaliwood iska daye Hollywood wa inay meesha is keento sidi black hawk down Cismaan caato iyo general caydiid. Anigu xiliga Hargeysa ma joogin waxan joogay Aware meel la yidha , anigu fulay ma ihey laakin dhagax maan tuurayn anigu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;835851 wrote:
Haa waleh geesi bu aha war Somaliwood iska daye Hollywood wa inay meesha is keento sidi black hawk down Cismaan caato iyo general caydiid. Anigu xiliga Hargeysa ma joogin waxan joogay Aware meel la yidha , anigu fulay ma ihey laakin dhagax maan tuurayn anigu.

Hollywood raggii lahaa ma isagaa la dagaalay, maxaabiis buu oodda nooga soo qaadaye, Aidid (AUN) iyo Caato iyagay la dagaaleen markaas bay filin ka sameeyeene. oo adigu qori baad wadatey baan u fahmey, maxaa mujaahid-qarsoon maalin walba la sheekeysannaa oo aannaan ogeyn.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

Showqi;835850 wrote:
Informationka aad u baahantahay oo dhan aniga ayaa ku siindoona laakiin it's gonna cost you couple of Rep Powers (woxooga xidigo ah dhinaceyga u soo tuur). Meeshan laaluush ayaa la kala qataa, wax bilaash ahi ma jiro Ya
Siyaasi
:D

oo boowe xidigahaasna maxay ahaayeen, war illeen balaayo, oo soomaali meelkastooy joogto ma howl fududeyn iyo laaluush baa ka socdo. bal Showqiyoow nin wax gar ahna waad u egtahay ee bal soo daa warka xidigahaas ha inoo danbeeyaane.

 

Maxaa laga rabaa odaygii Maxamed Siyaad ahaa AUN, Soomaaliyoo dhan buu istaahilaa in lagu magacaabo Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Siyaad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   
Siyaasi, ha is martiyeynin soo dhowoow, meeshan rag iyo dumar wax garad ahiba wey joogan. Caruur yar yar oo Giraangarta ceyrsatana meesha wey ka buuxaan ee iska ilaali kuwaas. Reer Pland iyo tolkuna meesha kuma yara,,,,hadde waa ku kaas afkaagu yaanu ku ciilin:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this