Sign in to follow this  
Mukulaalow

Welcome to Siyaad Barre Airport.

Recommended Posts

Abwaan   

gooni;835790 wrote:
Elmen ma soomaali buu ahaa?

lol..Elman Cali Axmed Ma dhalasho kale ayaad ku maqashay?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;835711 wrote:
Maxaad ula yaabi meel walba siyaasiga cidda ayaa loogu magacdarayaa gegida diyaaradda ee ku taal Hargeysa waa Cigaal (AUN) soo maahan? Toloow Burco iyo Berbera yaa loogu magacdaray?

Goormaan arkaynaa Soomaali shakhsiyaad wanaag ummadda taray sida AUN kulligood Elman, Maxamuud Cawaale Liibaan, Timacadde, Afqallooc, Sh.Aadan Sh. C/llaahi arkaynaa? Waa yaab. Kuwii Soomaaliya burburiyey oo dhibkaan iyo halaagga na baday baan ugu abaalgudeynaa in meelihii bilicda lahaa loogu magac-daro (Marka laga reebo Aadan Cadde AUN).

 

By the way waan soo dhaweynayaa gegida diyaaradaha ee Caabudwaaq laga taagey. Cismaan Caato toloow lacagta laga siiyey inuu ku xaar-xaaro meeshaan muxuu ku samayn doonaa?
:D

Berbera airport Lixle international airport

Burco Sh bashir international airport

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;835797 wrote:
Berbera airport Lixle international airport

Burco Sh bashir international airport

lol....Bal Lixle iyo Sh. Bashiir taariikhdooda na bar!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;835801 wrote:
lol....Bal Lixle iyo Sh. Bashiir taariikhdooda na bar!

Sheikh bashiir sheikh Yusuf wuxu ah wadaad reer burco ah ooh ingriiska la dagaalami jiray quraanku u dhigi jiray yaryarka berigi danbe col bu kaxaystey oo saldhigyaasha Ingriisku ku laha gobolka togdheer iyo gobolka sanaag bu weerari jiray. Maxammad xaashi diiriye Lixle wuxu aha Ragi ugu firfircoona xiligi halganka dibu xoreynta Somaliland wuxu aha ninki jeelka mandheera jabsaday in 1983 wa ninki dagaalki burco duuray galay nin aad u adag bu aha , labada ba allah ha u naxariisto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Aamiin Ilaah ha u naxariisto.

 

Bal ka warrama haddii sidaan ay ku sii socoto? Maxaa la fili karaa?

Ayraboorka/gegida diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb soo loogu magac-dari maayo = G/le Sare Shabeel.

Guriceel = Cabdi Waal

Ceelbuur = Qanyare

Gal-Hareeri = Xaaraan-ku-naax:D What a name!

Balcad = Muuse Suudi

Hobyo = Cismaan Caato

Cadaado = Furux

Beledweyne = Jeelle

Jowhar = Maxamed Dheere

Garoowe = Faroole

Marka = Gen. Indhacadde

Kismaayo = Col. Cumar Jees

Baydhabo = Col. Shaati-guduud

Baardheere = Col. Barre Hiiraale

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;835811 wrote:
ilaahay ha u naxariisto labadaba. Laakiin Lixle miyaan la odhan karin wuxuu ahaa warlord?

Maya wuxu aha Halgama, Somaliland xus baba lo sameyey maalinta shuhadada manad ogayn, ninkasu doorweyn bu ka qatay Halganka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

helloo.

 

ma lay maqlaa jamaacooy.

testing testing, kow laba kow laba.

 

waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay.

 

are you receiving guys.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Siyaasi;835815 wrote:
helloo.

 

ma lay maqlaa jamaacooy.

testing testing, kow laba kow laba.

 

waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay.

 

are you receiving guys.

Lol, loud and clear, over!:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siyaasi;835815 wrote:
helloo.

 

ma lay maqlaa jamaacooy.

testing testing, kow laba kow laba.

 

waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay.

 

are you receiving guys.

Magacagu wuxu u eegyahay Siyaad

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Siyaasi;835815 wrote:
helloo.

 

ma lay maqlaa jamaacooy.

testing testing, kow laba kow laba.

 

waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay.

 

are you receiving guys.

loud and clear................Bal barashutkii ha iloobin in aad furato inta aanad dhulka soo gaadhin...:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Showqi;835816 wrote:
Abwaan, ceeb caleyk waxaad iloowday Amiir Godane iyo General Morgan...
:D

Istaaqfurullaah wixii dembi ah. Thanks for the correction Showqi, wixii aad illowdo ee kaa maqan Ilaah baa walaalkaa xasuusiya. lol...Morgan ma illaawin ee Cabdi-Bilaha meel aan ku dhejiyo ayaan waayey...Kan Godane kaba daran, Labaduba carcarar bay ku jiraan ee haddii ay meel qabsan lahaayeen, sida dadkaan soo sheegay waan siin lahaa, teeda kale ma aqaan tuulooyinka ay ka soo jeedaan:D.

Liiska anigu waan billaabay ee meeshiisa hallaga sii wado!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this