Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun Dr Cabdishakuur Sh cali Jawhar dies

Recommended Posts

Gorayo-Cawl (Ramaas) May 13,2012 – Alle ha u naxariistee Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar oo ahaa dhakhtar dhinaca maskaxda ah ayaa goor dhawayd ku geeriyooday shil baabuur ka dhacay duleedka galbeed ee Magaaladda Boorama.

 

Alle ha u naxariistee Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar, ayaa gaadhi uu watay oo marayey deegaanka Gorayo-Cawl, gaar ahaan meesha loo yaqaano Tulli oo ah jidkii shalay Madaxwayne Siilaanyo xdhiga ka jaray uu kula qalibmay, halkaasi oo uu ku geeriyooday.

 

Gaadhiga Marxuumka la dhacay ayaa waxa ku wehelinayey Xaaskiisa iyo haweenay Eddo u ahayd dhakhtarka geeriyooday, kuwaasi oo iyagana uu soo gaadhay dhaawacyo kala duwan.

 

Alle ha u naxariistee Marxuum Dr Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar, ayaa ka hor intii aanu gaadhigu la qalibmin waxa uu ka ambo-baxay Magaaladda Hargeysa ee caasimada Hargeysa oo uu xarun caafimaad ku leeyahay.

 

Dhaawacyada labada haweenka ah ee la socday dhakhtarka geeriyooday ayaan ilaa hadda aanay kala cadayn in la geeyay dhinaca cisbitaalka Boorama iyo in la keenay cisbitaalka guud ee Magaaladda Hargeysa.

 

La soco wixii ka soo kordha shilkan khasaaraha keenay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Inaa Lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun

Naxariistii Eebe Cazza Wa Jalla Ayaan u baryaynaa. Ehelkiisiina Samir iyo Iimaan ha ka siiyo

 

The man is a Great loss to the Somaliland Healthcare Community, He Was one of the few Distinguished Mental Health Specialists in Somaliland or Generally In Somalia and Horn of Africa. He left the West and Started Working in his home country, Truly a patriot.

May he Rewarded for his efforts in the Afterlife..

 

Personally I will miss his Well thought and Depicted Articles.... Allaw kuu naxariiso

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Innaalillahi wa'Innaa ileyhi Raajicuun

 

Allaha u raxmado Diktoorka, Jannadii allaha ka waraabiyo, Ehelladii iyo qaraabadii iyo Soomaali Guud ahaan uu ka tegayna Samir Iyo iimaan Allaha ka siiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

One of the most shocking death I heard lately ,,,, Allah ha u naxariisto Marxuumka ...... dhamaan reer Somaliland na samir iyo iimaan

 

581051_361209697271997_100001489090813_1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;829700 wrote:
Isnt there a school in Borama called Cali Jowhar Secondary School.

Sh. Cali Jowhar School ... named after the deseased's father

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this