Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution

Recommended Posts

Cali Khaliif “Balantu waxay tahay in qofkii diida dastuurka la xiro, loona aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda in.. »

Apr 30, 2012 -

Cali khaliif Galayr oo ka mid ah siyaasiinta Soomaaliyeed xilalna ka soo qabtay dowladdii Kacaanka iyo dowladihii KMG ahaa ee ka dambeeyay burburka ka dib ayaa sheegay inuu ka soo horjeedo dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho ee ay garwadeenka ka yihiin dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay.

 

Mr. Galyer ayaa hadalkan ka jeediyay shalay xaflad looga dhawaaqayay urur cusub magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna sheegay in ciddii diida dastuurka ay mudan doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye xarig iyo jirdil, wuxuuna yiri mar uu arrimahaasi ka hadlayey “Balanta waxay tahay qofka diida dastuurka in la xiro oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo”

 

Cali khaliif ayaa si kulul u sheegay in Dastuurka aan la aqoon waxa uu yahay, waxa uu intaasi ku daray in waxaan la aqoon aan la qaadan karin, wuxuuna sheegay in qofkii ka soo horjeesta dastuurka hadii uu mudanayo xarig iyo caga jugleyn dalka la heysto, waxa uuna eedayn u jeediyay ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya oo uu sheegay in aan la aqoon goorta ay baxayaan iyo waxay qabanayaan.

 

“Tan kale waxaa la yaab leh ciidamada AMISOM ee ragga haatan madaxda ah ay ku faanayaan inay wataan oo ay leeyihiin qofkii dastuurka diida iyaga ayaan u adeegsaneynaa, waa yaabe horta maxay tahay howsha ciidamada AMISOM ma inay dadka Soomaaliyeed ku qasbaan wax ay wataan dad gaar ah, mise inay u hiiliyaan waxa ay rabaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale ma cadda waqtiga ay ciidamada AMISOM dalka ka baxyaan, runtii taasina waa dhibaato heerkeeda leh oo loo baahanyahay in la soo cadeeyo” ayuu yiri Cali Khaliif Galeyr.

 

Hadalka ka soo yeeray Cali Khaliif Galeyr ayaa waxa uu ku soo aadayaa iyadoo dhawaan Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas uu sheegay in dastuurka la ansixiyo ciddii diidana laga qaadi doono tallaabo sharci ah, sidaas darteed uu ugu baaqayo dadka Soomaaliyeed inay ansixiyaan dastuurka cusub bilaa shuruud.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali Khaliif Galaydh “Dastuurkan Aan La Aqoon Wuxuu Yahay Iyo Waxa Ku Qoran Yaanan Lanagu Qasbin Ee Turubka Hala Baandheeyo”

 

Apri 30, 2012 Hargeysa(Cadceed) – Rasysal wasaariii hore ee soomaaliya Cali khaliif Galaydh ayaa si ba’an uga soo horjeestay Dastuurka dhawaan lagu wado in lagu ansixyo magaalada Muqdisho ee ay gadhwadeenka ka yihiin dowladda KMG iyo Qaramada Midoobay.

Mr. Galydh ayaa hadal uu ka jeediyay shalay xaflad lagaga dhawaaqayay urur cusub magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayuu sheegay in ciddii diida dastuurka ay mudan doonaan waa sida uu hadalka u dhigaye xadhig iyo jidhdil, wuxuuna yidhi mar uu arrimahaasi ka hadlayey “Balantu waxay tahay qofka diida dastuurka in la xidho oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo”.

Cali khaliif ayaa si kulul u sheegay in Dastuurka aan la aqoon waxa uu yahay, sidaas daraadeed aan aan la qaadan Karin waxaanan la aqoon wuxuu yahay iyo waxa ku qoran. Galaydh isagoo ariintaas ka hadlayana wuxuu yidhi “ in qofkii ka soo horjeesta dastuurka hadii uu mudanayo xadhig iyo caga jugleyn dalka la haysto, waxuuns eedayn u jeediyay ciidamada shisheeye ee ku sugan Soomaaliya oo uu sheegay in aan la aqoon goorta ay baxayaan iyo waxay qabanayaan”.

“Tan kale waxaa la yaab leh ciidamada AMISOM ee ragga haatan madaxda ah ay ku faanayaan inay wataan oo ay leeyihiin qofkii dastuurka diida iyaga ayaan u adeegsaneynaa, waa yaabe horta maxay tahay howsha ciidamada AMISOM ma inay dadka Soomaaliyeed ku qasbaan wax ay wataan dad gaar ah, mise inay u hiiliyaan waxa ay rabaan shacabka Soomaaliyeed, sidoo kale ma cadda waqtiga ay ciidamada AMISOM dalka ka baxyaan, runtii taasina waa dhibaato heerkeeda leh oo loo baahanyahay in la soo cadeeyo” ayuu yiri Cali Khaliif Galaydh.

Hadalkan ka soo yeedhay Cali Khaliif Galeydh ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaan Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas uu sheegay in dastuurka la ansixiyo ciddii diidana laga qaadi doono tallaabo sharci ah, sidaas darteed uu ugu baaqayo dadka Soomaaliyeed inay ansixiyaan dastuurka cusub bilaa shuruud.

Cadceednews, Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ali is losing my respect and lots of his admirers respect, he is talking like yalaxow and qanyare "waan diidnay" mentality, actually the whole constitution can not be wrong 100%, so please point-out the chapters that you don't like, you are a professor for God's sake.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;824698 wrote:
Ali is losing my respect and lots of his admirers respect, he is talking like yalaxow and qanyare "waan diidnay" mentality, actually the whole constitution can not be wrong 100%, so please point-out the chapters that you don't like, you are a professor for God's sake.

He's proving to be a very shortsighted man. He 's lending his voice to those who prefer to be in the status qou than allow the country to transition however incomplete the transition is .

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

 

There are dozens of others similar to that, hebel rejected ......................

Nuune taas xal maha, soomaalida waxay ku maahmaahdaa Gar laba nin kama wada qoslisiiso. dustuurkan marna lagama yaabo in 100% uu qof waliba ku qanco, maanta hadii aad adiga diido barrina mid kalaa diidayo. Dustuurkan debate-kiisa muddo buu soo socday maxaa meelaha khaldan loo sixi waayay oo looga hadli waayay. Cali khaliif groupka diidmada buu ku biiray wax walba, Somaliland & tfg wada hadalkooda waatuu diiday, haddana dustuurka. what a waste of talent.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

And there goes another Dr.

Ali looks like a man in a hurry proving by the minute Togane's assessment of his being a power-drunken charlatan than a scholar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

i have said before ali galeyr is a confused politician. wuxu dono ku hadla isagoon ka fiirsan wuxuna jecelyahay in loo qoslo oo la yirahdo galeyr ba sida yiri. loool.

 

bal idinku ninkaan u fiirsada. wax wanagsan afkisa kama so baxan an ahayn qabil cay iyo somali iskudir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So far Cali Mohammad geedi opposed the new constitution Sh sharif was not happy with the Constitution Professor Cali Khalif Galaydh the gedo elders not to forget the Mogadishu elders and MPS and Politicians they were like Xaw dastuurku sheega eebow. And last but not least Sultan Faisal cali Waraabe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guys it very sure now majority of somalis rejected.Let every region have it's constitution & send one person to Mogadishu for rotating presidency...each should be president for 1yr.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Burahadeer wa meeshu ha isla walaato nin aanu beri wada shahayney ba yidhi 4 madaxweyne iyo badh anu samaysano oo ku salaysan 4.5 marka afartu iyo badhkuba Madaxweyne ha noqdaan oo meel walba ha isku raacaan lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

“Balanta waxay tahay qofka diida dastuurka in la xiro oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo”

 

Shamefull!!!

 

arresting people solely for the peaceful expression of their political beliefs, is dictatorial and itself considered a crime.

It shows how flawd the intentions are and how little they belief in the rightousness of this consitutions, by threating to arrest people who oppose it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;824768 wrote:
“Balanta waxay tahay qofka diida dastuurka in la xiro oo loo aqoonsado argagixiso ka soo horjeeda dowlad ka dhalata Soomaaliya, waxaan leeyahay Dastuurka yaan nalagu qasbin oo turubka ha nalaga baandheeyo”

 

arresting people solely for the peaceful expression of their political beliefs, is dictatorial and itself considered a crime. It shows how flawd the intentions are and how little they belief in the rightousness of this consitutions, by threating to arrest people.

markii horeba kii keenay fikradda ah in dustuurka la ansixiyo baaba gardarnaa. Somalia is not a normal country, its not time for constitution referendum.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this